• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xarun Islami Ah oo Ku Taala Magaaladii uu Wiilka Soomaaliga Ah Laba Maalin Ka Hor Qarxin Lahaa oo La Gubay


Masjid la gubay Laba maalmood un kadib markii ay FBI da Mareykanka u xireen 19-jir

 

 

 

Soomaali ah oo qarxin lahaa isku imaad diimeed weyn oo ka dhici

 

 

 

Lahaa Magaalada Portland oo ka Tirsan Gobolka Oregon ee dalka

 

 

Mareykanka. ayaa xalay waxaa dab la qabadsiiyay Xarun Islaami ah oo ku taala isla magaaladii uu daganaa Maxamed Cismaan Maxamuud oo ah Soomaaligii damcay in uu wax qarxiyo Xarunta la gubay oo lagu magacaabo Salmaan Al-Faarsi ayaa la sheegay in uu wiilkan maalmaha qaar ku dukan jiray

Continue reading

Al-Shabaabka Magaalada Kismaayo Ayaa Xabsiga u Taxaabay Sodomeeyo Haween Ka Tirsanaa Dumarkii Magaalada Jaadka Ku iibin jiray


Haweynka qaadka Shabaabka Magaalada Kismaayo Ayaa howl galo ay shalay ka fuliyeen

 

 

 

Xaafadaha magaalada kismaayo ku Soo qabqabtay ku dhowaad

 

 

 

Sodameeyo haween ah ka tirsanaa Haweenka magaalada Kismaayo

 

 

Jaadka ku iibiya kuwaasoo dhamaantood xalay Xabsi ku baryay Haweenka la soo Qabqabtay ayay kooxda ku eedeeyeen in ay jabiyeen amar ahaa in aan magaalada Dhexdeeda Jaad lagu iibin karin 

Continue reading

Museveni oo Safarkiisii Labaad Muqdisho Ku Tagay Tan iyo 1986 isagoona noqday Madaxweynihii u Horeeyay Ee Muqdisho Taga ku Dhowaad Labaatan Sano


yueri and shariif Madaxweyne Yoweri Museveni, Madaxweynaha Ugandha ayaa

 

 

Maanta booqasho lama filaan ah Magaalada Muqdisho ku tegay .

 

 

Madaxweyne Museveni ayaa markii uu Muqdisho tagay la –

 

 

 

Kulmay Madaxweynaha  Ra’iisal wasaaraha iyo gudoomiyaha baarlamaanka dowladda ku Meel gaarka ah.Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Muqdisho, Bridgie Bahuko ayaa saxaafada u sheegay in Madaxweyne Musevani oo ay Muqdisho ugu dambeysay dhamaadkii Sideetamaadka uu

Continue reading

Farshaxamiiste Amiin Arts Sawiro Xiiso Leh oo Ku Siyaasada Soomaaliya iyo Asbucan ( Hoosta Ka Daawo Sawiro Kale)


27_nov_2010

Continue reading

Gollihii Wasiirada Ee Ay Maanta Baarlamaanka Anisixiyeen oo isla Galabta Villa Somalia Lagu Dhaariyay (Sawirada Hoos Ka Daawo )


2 Munaasabad galabta ka dhacday Xarunta madaxtooyada Villa

 

 

Somalia ayaa lagu dhaarinayay Wasiirradii Wasiir ku xigeenadii iyo

 

 

 

Wasiiru Dowleyaashii maanta la Ansixiyay munaasabadan oo ay

 

 

 

Goob joog ka ahaayeen dhamaan Masuuliyiinta ugu sareysa Dowlada Federalka ah ayaa waxaa soo xaadiray inta badan gollaha wasiirada halka ay jireen qaar aan wali wadnka imaanin

Continue reading

Somali-Born Teen Plotted Car-bombing in Ore Mohamed Osman Mohamud, 19, Was Arrested At 5:40 p.m. Friday just After He Dialed A Cell phone That He Thought Would Set Off The Blast


APTOPIX Portland Car Bomb Plot PORTLAND, Ore. – Federal agents in a sting operation arrested 

 

 

A Somali-born teenager just as he Tried blowing up a van he believed

 

 

Was loaded with explosives at a Crowded Christmas tree lighting

 

 

 

ceremony in Portland, authorities said. the bomb was an elaborate fake supplied by the agents and the public was never in danger, authorities said. Mohamed Osman Mohamud, 19, was arrested at 5:40 p.m. Friday just after he dialed a cell phone that he thought would set off the blast

Continue reading

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Gacan-taag Ku Ansixiyay Xukumada Cusub Ee R_/wasaare Farmaajo


dsc05558 Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta

 

 

 

ku kulmay Magaalada Muqdisho Ayaa codka kalsoonida

 

 

 

Ku siiyay xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo dhisay

 

 

R/wasaare maxamed C/llaahi maxamed Farmaajo. Kulanka oo ay soo xaadireen 334 Mudane ayaa marka hore loogu codeeyay mid la qaadanayo labada mooshin ee ay Xildhibaanadu isku diidanaayeen maalmihii la soo dhaafay

Continue reading

Hey,addaha Amaanka Boqortooyada Saudi Arabia oo Gacanta ku dhigtay 149 Xubnood oo Ka Tirsan Al-qacida


tur Wasaarada Arrimaha Guddaha Boqortooyada Saudi arabiya

 

 

 

Ayaa shalay shaaca ka qaaday  in Ay Gacanta ku dhigeen 149

 

 

 

 Xubnood oo u kala qeybsanaa 19 Firqadood oo Argagixiso ah

 

 

Kuna xiran ururweynaha Al-qaacida kuwasoo qorsheynayay weeraro ay ku Qaadaan Xarumo muhim ah oo ku yaala wadanka Sacuudiga iyo waliba dilal loo geysan lahaa Mas,uuliyiin Amniga qaabilsan iyo Saxafiyiin iyo Qaraayaal Mashhuur ah

Continue reading

Banaanbaxyo Baarlamaanka Looga Dalbayo Ansixinta Xuumada R/wasaare Farmaayo Ayaa Maanta Mar Kale Muqdisho Ka Dhacay


banaanbax Banaan baxyo lagu dalbanayay Ansixinta Wasiirada Cusub ayaa

 

 

 

Maanta ma kale ka muqdisho ka Dhacay dibadbaxyadan oo ahaaa

 

 

 

Dibad baxyadii ugu balaarnaa ee Baarlamanka looga dalbo ansixinta

 

 

Ansixin Xukuumadeed ayaa waxaa Soo qabanqaabiyay ururada Haweenka iyo ururada dhalinyarada ee ka jira Muqdisho.dibadbaxayaasha oo ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah 

Continue reading

Gudoomiyhii Maxkamada Sare oo Maanta Muqdisho Loogu Sameeyay Aas Heer Qaran Ah oo Aan Waqti Dheer Muqdisho Lagu Aqoonin


Aas 1 Waxaa maanta Muqdisho aas qaran oo heer sare ah

 

 

 

Loogu sameeyay gudoomiyihii Maxakamada sare

 

 

 

Dr. Maxamuud Faarax Cumar  Indha buur) oo xalay ku

 

Geeriyooday magaalada Muqdisho. Munaasabada Aaskan oo maanta ka dhacday xarunta madaxtooyada Villa Somalia ayaa aheyd mid nooceeda oo kale aan hore uga dhicin Muqdisho iyo Koonfurta Soomaaliya labaatnakii

Continue reading

Somalia’s forgotten Minorities Seek Recognition, Rights Groups Said Wednesday.


Bantu NAIROBI (AFP) – Somalia’s Minorities have suffered most in

 

 

 

The civil conflict and should be Recognised and protected in –

 

 

The new constitution currently being drafted, rights groups

 

 

Said  Wednesday. from the Bantu of slave origin to the blacksmiths, leather tanners and other occupational groups considered as second-class human beings by dominant "noble" clans, minorities account for up to a third of Somalia’s population.

Continue reading

Gudoomiyhii Maxkamada Sare Ee Dowlada KMG ka Ah Maxamuud Faarax Cumar (indhabuur ) oo Xalay Muqdisho Ku Geeriyooday


indhabuur Allaha u naxariistee Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ku

 

 

 Geeriyooday Gudoomiyihii Maxkamada Sare ee DKMG ka

 

 

 

 Ee Soomaaliya Maxamuud Faarax Cumar (Indhabuur) oo

 

 

 

Sida la Sheegay mudooyinkii dambe xanuunsanaa. Gudoomiye indhabuur oo ahaa Rug-caddaa Sharciyada iyo Maxkamadaha Soomaaliya si weyn looga yaqaanay waqti dheer ayay wararka sheegayaan in uusan

Continue reading

AMISOM oo Markii u Horeysay Raali Gelin Ka Bixisay Dhiiga Shacabka Muqdisho Askarna u Xiray Falkii Shalay Dhacay


Mungishi Kadib markii ay maalintii shalay Ciidanka magaca midowga Afrika

 

 

 

Ku jooga Muqdisho Rasaas indha La,aan ah la dhaceen shacab aan

 

 

 

 

Hubeysneyn halkaasoo ay dad Badan dhimasho iyo dhaawac ka

 

 

 

Soo gaartay dad toboan qofood ku dhow ayuu xalay taliska Ciidanka AMISOM soo Saaray War saxaafadeed uu kaga Cudur daaranayay wixii dhacay isagoona sheegay in Mas,uuliyada dhiigii baxay loo xir xiray Askartii ka dambeysay gabood falka

 

Continue reading

Dhimashada iyo Dhaawaca Muqdisho Sanadihii 2009 / 2010 ka 00 Gaartay Ku Dhowaad Dhowr iyo Toban Kun oo ruux Sida aya Maanta Shaaciyeen Hey,addaha Gargaarka Degdega Ah


ambulanceWarbixin Sanadeed Maanta ka soo baxday Xafiisyada

 

 

 

Gaadiidka ambulance ka ee  Hay’adaha Lifeline Afrika iyo

 

 

 

Nationlink ayaa lagu shaaciyay tirada dadkii ku dhintay

 

 

 

Ama ku dhaawacmay dagaalada iyo duqeymaha Muqdisho sanadaha 2009 ilaa 2010 . Warbixintan oo maanta saxaafada loogu qeybiyay Magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay isku darka labada sano in ay dhaawac iyo dhimasho gaareen dadka rayidka ah 16.827 lix iyo toban kun sideed boqol labaatan iyo todobo

Continue reading

Shir Madaxeedkii Wadamada Bariga Afrika Ee IGAD oo Maanta Addis-ababa Ka Furmaya iyadoo Ay Somaliya iyo Sudan Meel Sare Kaga Jiraan Ajendayaasha


igadlogo Waxaa maanta la filayaa in uu Magaalada Addis-ababa ka furmo

 

 

 

Shir madaxeedkii 38 aad ee Wadamada ku bahoobay urur

 

 

 

Goboleedka IGAD Shirkan oo Dhowr Jeer dib uga dhacay

 

 

 

Waqtigii loo mudeysnaa sababo lagu sheegay ka qeyb galka Madaxweyne Bashiir oo ay Reer Galbeedka isku dayeen in ay carqaleeyaan imaanshihiisa Shirkan oo markii ka dhici lahaa Magaalada Nairobi Kenya

Continue reading