• RSS Somali VOA

    • Xaaladda Buuhoodle oo Degan Kadib Dagaal Culus August 21, 2017
      Xaaladda magaalada Buuhoodle ayaa maanta degan ka dib markii dagaal uu ka dhacay maalintii sabtida, halkaas oo dad badani ay ku dhinteen.
    • Al-Shabaab oo Weerar ku Qaaday Afgooye August 21, 2017
      Maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabab ayaa xalay weerar ku qaaday degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
    • Warbixin: Mooshinada Baarlamaanada Maamul Goboleedyada August 21, 2017
      Moshinada ka dhanka ah madaxda iyo la kala safashada khilaafyada siyaasadeed ee soo ifbaxa waxay ahaayeen shaqooyinka ugu xasaasiyadda badan ee laga dhex dareemi jiray – baarlamanaddii qaran ee soo maray Soomaaliya. Sanadihii u dambeeyay waxaad moodaa in mowjadahaha mooshinadu ay u wareegeen dhinaca maamul goboleedyada oo laba ka mid ah shanta maamul gobolee […]
    • Xariga Suxufiyiinta Somaliland oo Kordhay August 21, 2017
      Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland ee fadhigeeduyahay magaalada Hargeysa ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in kow iyo toban suxufi la xiray tan iyo bishii April, halka kow iyo toban kalena la xidhay sanadkan bilawgiisii. Tiradaas ayaa ka dhigaysa suxufiyiinta guud ahaan lagu xidhay Somaliland sanadkan 22 suxufi, sida ay xaruntu sheegtay. Wariyeheenn […]
    • Kenya oo Qorsheeneysa Weerar ka Dhan ah Keymaha Boni August 21, 2017
      Miltariga dalka Kenya ayaa axaddii shalay ku amray dadka ku nool hareeraha keynta Boni ee ku teedsan xeebaha Kenya inay ka fogaadaan halkaas muddo 48 saacadood ah. Amarkan ka soo baxay ciidamada Kenya ayaa lagu sheegay inay duqeyn xooggan ku qaadi doonaan deegaanka, si ey uga sifeeyaan maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab oo halkaas ku dhuumaaleysta, weera […]
    • Neymar oo dhalleeceeyey guddiga maamula Barcelona August 21, 2017
      Xiddigii hore ee kooxda Barcelona Neymar, oo hada u dheela kooxda PSG ee dalka Faransiiska, ayaa weerar afka ah ku qaaday guddiga maamula kooxdiisii hore. Neymar oo hadlayey kadib kulankii shalay ay kooxdiisa PSG 6-2 kaga adkaatay naadiga Toulouse, ayaa sheegay in Barcelona ay u qalanto dad ka wanaagsan guddiga iminka maamula. “Afar sano ayaan joogay kooxda […]
    • Ninka Fuliyey Weerarkii Barcelona oo la Aqoonsaday August 21, 2017
      Mas’uuliyiinta dalka Spain ayaa maanta sheegay inay rumeysan yihiin in darawalkii waday baabuur dad ku weeraray magaalada Barcelona, islamarkaana dilay 13 qof, uu yahay 22 jir u dhashay dalka Morocco.
    • Manchester United oo dib ula saxiixaneysa Ibrahimović August 21, 2017
      Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la filayaa inay toddobaadkan hehsiis cusub la saxiixato weeraryahan Zlatan Ibrahimović, oo hadda aan wax koox ah u cayaarin. Xiddigan 35 jirka ah, ayaa sanadii tagtay u cayaaray United, hase yeeshee waxaa dhaawac xooggan uu kasoo gaaray jilibka, intii ay socotay cayaartii Europa League ee ay la cayaareen naadiga An […]
    • Dowladda: Hirshabeelle Ha Doorato Madaxweyne Cusub August 20, 2017
      Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaiya ayaa sheegtay in xil ka qaadista madaxweynaha maamulka Hirshabeela ay sharci tahay.
    • Waraysiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland August 20, 2017
      Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ku sugan Laascaanood ayaa ka hadlay barnaamijka kaadh-qaybinta codbixiyayaasha Somaliland.
    • Wicitaanka Dhegaystaha: Xeerka Argagixisada August 20, 2017
      Kusoo dhowaada barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha oo toddobaadkan ku saabsan xeerka argagixisada ee dhawaan uu ansixiyey golaha Wasiirada ee Soomaaliya. Sahra Cabdi Axmed ayaa innala socodsiinaysa
    • Hawl-galka Koonfur-Galbeed ee ka Dhanka ah Shabaab August 20, 2017
      Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay inay degaanka u dhexeeya Afgooye iyo Bariire ay ka nadiifiyeen maleeshiyada ururka Al-Shabab kadib weerar ay qaadeen maalintii shalay.
    • Dowladda Soomaaliya oo La Dagaalamaysa Dawooyinka Dhacay August 19, 2017
      Munaasabad lagu daah furayey Sharciga Habraaca Daweynta Soomaaliya oo ay soo agaasintay Wasaarada Caafimaadka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
    • Wararki Ugu Danbeeyey ee Horyaalada Kubadda Cakta Yurub August 19, 2017
      Waxaa todobaadkaan bilowday horyaalada kubadda cakta ee Talyaaniga iyo Spain, Halka Ingiriiska iyo horyaalada kale ee Yurub ay maalmahanba socdeen.
    • Barnaamijka Caweyska Washington August 19, 2017
      Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku dhageysataan qodobo suugaan iyo maaweelo isugu jira oo xiisa badan.
    • Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Bariire August 19, 2017
      Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa Midowga Africa iyo ciidamo aan badenyn oo ajnabi ah ayaa saakay weerar ku qabsaday deegaan Bariire ee Gobolka Shabeelaha hoose.
    • Xuska Maalinta Gargaarka Bani Aadminimada August 19, 2017
      Maanta oo dunida laga xusay maalinta gargaarka caalamiga ah, iyadoo loo isticmaalay jeedinta baaqyo ku aadan dhowrista shaqaalaha gargaarka iyo fududeynta marintada gargaarka
    • Bannon oo Shaqada Aqalka Cad Laga Eryay August 19, 2017
      Steve Bannon, madaxa istaraatiijiyada Aqalka Cad ayaa xilkii laga qaaday. Banon oo ka mid ahaa dadka uu sida weyn u dhageysan jiray madaxweyne Trump ayaa afkaartiisu ay u janjeertaa dhinaca midigta fog ee xisbiga Jamhuuriga.
    • Horyaalka Jarmalka oo Bilowday  August 19, 2017
      Horyaalka dalka Jarmalka ee Bundesliga ee xilli ciyaareedkan cusub ayaa xalay si rasmi ah u furmay, iyadoona kooxda heysata horyaalnimada ee Bayern Munich ay guul ku bilaabatay kadib marki ay 3-1 ku garaacday Bayen Leverkusen.
    • Monaco oo Taariikh Cusub u Dhigtay Horyaalka France August 19, 2017
      Kooxda difaacaneysa horyaalnimada dalka Faransiiska ee Monaco ayaa noqotay naadigi ugu horeeyey oo 15 kulan oo xiriir ah oo ka tirsan horyaalka dalkaasi badisa, kadib marki ay xalay 1-0 uga badiyeen Metz.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Nala Soo Xariir

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Fadlan ha ka leex leexanina anakana aad iyo aad ayaan u soo dhaweynaynaa innagoo waliba kugu soo war celin doono sida ugu dhow uguna macquulsan
                                                                                                                     
                                                                          Mahadsanidiin
 

نشكركم على زيارة الموقع بقعقبله ونحن مسرورون لتلقي اقتراحاتكم والتعليقات الخاصة بالموقع ودلك لتحسين الأداء. يمكنكم الاتصال بنا على البريد الالكتروني التالي

buqaqable@windowslive.com

buqaqable@yahoo.com

Thank you for visiting the site of Baqaqable and We are pleased to receive your Suggestions and Comments to improve performance. You can contact us at the following emails:

buqaqable@windowslive.com

buqaqable@yahoo.com

 Merci de visiter le site de Baqaqable et nous sommes heureux de recevoir vos suggestions et commentaires pour améliorer les performances. Vous pouvez nous contacter aux courriels suivants:

buqaqable@windowslive.com

 buqaqable@yahoo.com 

Grazie per aver visitato il sito di Baqaqable e siamo lieti di ricevere i vostri suggerimenti e commenti per migliorare le prestazioni. Potete contattarci ai seguenti indirizzi email:

buqaqable@windowslive.com

buqaqable@yahoo.com

 

Vielen Dank für Ihren Besuch auf der Website der Baqaqable und wir freuen uns auf Ihre Anregungen und Kommentare zu erhalten, um die Leistung zu verbessern. Sie erreichen uns unter der folgenden E-Mails an:

buqaqable@yahoo.com

 

 

70 Responses

  1. Good job.

  2. Good job. Keep up.

  3. ma ogtahay in laga hergaliyay galbeedka magaalada B/W iskuul lamagac baxay horseed is kuul kaasi oo aad looga baahnaay bulshda kunool galbeedka magaalda baladweeyne.
    aayna hada dhigtaan cadad kor udhaafaayo ilaa iyo 700 oo arday intaasi waxaa u dheer iskuulka waxa uu leeyahay qeeyb coputer-da lagu baro ardayda.

  4. waxaan aad iyo aad aan uugu farax sanahay inaan la soo xoriiraa buqaqable

  5. walaal masiibada soomalia waxaa laga galay nabsi max wanihii siyaad bari

    anigu maanta waxaan jiraa 18 sano waxa la iga dhaa dhiciyay inuu dadka xasuuqijiray balse waxaa akhriyay taa riikha kala duwan waxaa nan ugaaday madaxwayne siyaad inuu ninka ugu fiican

    daawo maanta waxa kadhacaaya soomaliya
    dadkan laqalanayo sida adhiga cadawsaa naa naxriis malaha

    haloo noqdo walaal nimo midnimo wadani ninim

  6. horta marka hore dhamaan bahda website ka waan salaamayaaa mida xigta gaar ahaan aqyaarta webka wax ku qortana waan salaamayaa … waxaana aad ugu faraxsanahay in aan maanta buqaqable oo aan ka soo jeedo asal ahaan aan web ay leedahay aqristo thnkz all inta ku fikirtay in ay sameyso webkaan waxaan idin leeyahay guuleysta ….. soomaliya nabad allaha u keeno waan u ducaynaynaa oo kaliya wax kale uma hayno soow ma,ahan aaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin………..

  7. a c w waxan salamaa dhamaan jaaliyadda waqooyiga ameerika anigoo ah nin u dhashay beesha gaaljecel hadana ku sugan waqooyiga ameerika waxaan rabaa in ay ila soo xariiraan jaaliyada beesha si aan ugu tashano aayaha beesha dibada & dalka waad mahasan tihiin dhamaan jaalidda oo dhan cinwaankayga waa csa144@hotmail.com

  8. asc?waan idiin salaamay dhamaantii inta jecel hormarinta buqaqable waana idiin mahadcelinyaa sida wanaagsan ee aat u soo habeeyseen walaahi aat ayaan ugu faraxsanahay wepitkaan xambaarsan magaca dagmada aan kasoo jeedo runtii maba is dhaheynin wepsit magacaas xambaarsan ayaa arkeeysaa waana ku faraxsanahay aat iyo aat ee waxa iga su,aal ah buqaqable ma midii aan ka soo jeeday ee katirsaneeyt hiiraanbaa mise waa midkale iiga soo jawaaba fadlan?

  9. marka hore waxan salaamayaa walaalaha isku soo dubariday wepka lamagac baxay buqaqable aad ayaan uga mahad celinayaa midakale waxaan leeyahay sidad ugu istaagteen inaad dhiiragalisaan walaalaheena kunool dalka iyo dibadiisaba waa ilaah mahadiis inan arko wepka buqaqable oo wata degmo katirsan 5ta degmo ee hostimaado gobolka hiiraan waa ilaah mahadiis waxana u mahad celinayaa wax garadka u istaagay danaha walalaha beesha galjecel ee wapka buqaqable hergaliyay in lagala socdo wixii aad doonto aduunka iyo anigoo ah {Aadan Cartan Junbur}

  10. MUJAHISNTA MEELKASTA AY JOOGAAN ALLAHA DHOWRO AAMIN AL-SHABAAB GUUL AYAAN URAJEYNAYA DOWLADA RIDADA WEY JABEEN ALLAHA JABIYE

  11. asc?dhamaan waan idiin salaamay inta jecel hormarinta beesha iyo tan dagmadaba walaahi waa wax lagu farxaa in lasameeyo wepsit ay leedahay dagmada buqaqable runtii aat ayaan ugu faraxsanahay waxaan idiinka codsanayaa walaalaheeyga jecel in ay hormariyaan wepsitkaan in aat qurxisaan kalarka wepsitka mideeda kala dhamaan ideecadaha halaga helo universal halaga helo si uw wepsitka unoqodo mid aqriskiisa uw badanyahay oona loo xiiseeya waxaan idiin leeyahay kor alaha idiinka dhiga aamiin dhamaantiin waxaan idiin leeyahay noolaada beesha gaaljeceloow cadawgiinana hajabo aamiin

  12. asc walaalayaal marka hore wan idiin salaamay salaan kadib su aal ayaan idiin weydinayaa eena iga soo jawaaba sida uga dhaqsiyaha badan adinkoo mahadsan walaal wapka la magac baxay buqaqable taan ka soo jeeday miyaa mise waa midkale oo katirsan gobalka hiiraan waxana idiinka codsanayaa hadey tahay iyada in aad isoo galisaan iskuulka ku yaala degmadaas sawiradadooda ardayda iyo macalimiintoodaba wana kanaa E mailkeyga anfac_31@ waka fadlan iigu soo dir sida uga dhaqsiyahay badan asc

  13. asc walaalayaal waan idiin salaamay sln ka dib waad ku mahadsantihiin dhamaan akhyaarta webkaan sameeysay iyo inta fikir ahaan ka dambeeysay lkn hal su’aal yaan rabaa in la iiga soo jwbo taa oo ah in la ii sheego dadka hadda ku haayo gacanta webkaan magacyadooda adinkoon si u fahmeeynin waxaad tihiin walaalaheey in fikr kale ka geeysto yaan rabaa sii hormarinta webka si ay dadkeena u gaaraan horimar iyo barwaaqo ama taleefano naliiga helo inta aad awoodaan si aan u sameeyno wada shaqeyn jwb walaalayal e-mailkeeyga doonharar@hotmail.com ayaad iigu soo diri kartaan

    • salaan kadib waxaa fiican in aad adiga isa soo sheegto qofka aad tahay iyo meesha aad joogto mahadsanid

      Maamulka

      • waad ku mahad santihiin howsha aad wadaan intaas ayaan rabaay oo kaliya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. asc dhamaan qorayasha iyo aqristayasha webkan ,,,,, wa magac qaali ah buqda aqable wa taajka dhulka gaaljecel wa wax lagu farxo. maamulka webka waxaan idinka codsnaynaa inaad dhinaca suuganta cidda gaar u leedahay naridasan, sida shiribka iyo saarka iwm thanks asc

  15. ASC marka hore waxan salamayaa dhamaan hool wadenada wapka buqaqable marka labaad sida aad isku xilsarteen inan dalacano web ku magac ah degmada buqaqable lkn wlh cawa waxaa ilmada iga da eeysa iga kenay inan si live ah udawado schoolka degmada buqaqable waa wax lagu farxo hormarka aan tiigsanay masha allahe mida kale waxaa si toos ah iitabanayso hesta ay ku luqaysay allaha unaxariiste XALIMO QALIF{ MAGOOL}waana wax dhab ah inan gacmaha is qabsano anagoo ah bahweynta beesha galjecel mida xita waxaa mahad inoo ah qasatan aniga oo ah adan cartan jumbur waxaan dalacan jiray wep ku hadla magaca hiiraan balse ku hadla magac qabiil oo kahadla had iyo jeer dhanka bari marka waa illah mahadiis inan wep ka magac dheer kana aan helo oo ah buqaqable shaqo wacan walalaheyga u istagay danta bulshada somaliyed iyo mida garka ah ee bel weynta galjecel

  16. marka hore waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan jaaliyada qurba joogta ee mee gaalgecel
    magaceeyga waa cabdirashid mahamed aden loo yaqaan MIIG
    waxaana ku noolahay wadanka switzerland
    run ahaan waxaan halkaan uuga mahad noqayaa maamulayaasha webkaan buqda.aqable
    waxaana ka codsanaayaa maamulka in eey waxii aqbaar ah emalka iigu soo diraan

  17. Wow! awesome,. Thanks for the great information, very helpful and informative. Thank you for the sharing of information.^^

    Kinda Hong
    Handbags clutches Shop

  18. salaan aad u qiimo badan ayaan u dirayaa bahda iksu soo daba riday in ay uma somaliyeed u shaqeyso in kastoo ay maanta bahdani ku shaqeyneyso xaalda aad u adag waxaan leeyahay alle ha idnka raali noqdo walalaha buqaqble thanks thanks buqaqable

  19. WALAALYAAL; WAAN IDIIN SALAAMAY MID HADII AAN IDIINKU DHLIILO
    ADINKA CAAJISKAAN ISKA DAAYA WEB BIL AAN WAXBA LAGU QORAYN
    FA IIDO MALAHAN
    AMA INOO DHIIBA AAN LAMID DIGNO WEBABABKA CAALAMKA GAAR AHAAN KUWA SOOMAALIDA
    WALAAHI AAD BAAN UGU XUMAADAA MAR WALBOO AAN ARKO ISAGOO MARAN
    MIDA KALE ANAGA INGIRIIS MANIHIN NAGA DAAYAA LUQADA WEB INGIRIIS KUQORAN QOF WALBA MA AQRIN KARTEE

  20. Aad ayaan ogu faraxsanahay aragtida an arkay webkan oo wata magac wayn oona na dhiira galinayo waxan u mahad celinayaa dhamaan dadka kasoo shaqeeyay ama soo abaabulay aad ayaad umahadsantihiin masha allah magaciina hajiro kuna soo biira dhaman umada beesha galjecel meel kastood jogtaan tnx by hibo shuriyow osman

  21. Asc waxa aad ugu faraxsanahay inan arko ama an maqlo BUQAQABLE wep lamagac baxay aniga waxa dhigan jiran buqaqable iskulkeda ila hoose but now waxan ka mid ahay ardayda ka qalin jabineysa jamacahada gudaha ah lkn
    SU’AAL wepkan wuuba lamagac baxay b.aqable ma midkan aqanay oo hiiran ku yiilay miyaa mise ?fadlan hadu yahay midkan aqinay waxad ii soo dirtan sawirada iskulka ,ardayda, macaliminta e-mailkeyga oo ah fardoowso000@hotmail.com

  22. Maasha allah magaceygu waa maxamed Waxan joogaa buq aqable aad iyo aad ayan ugu faraxsanahay in aan arko web-ka buq aqable runtii waa sharaf lakin waxad ku dadaashaan in leydiinka helo News sax ah si uu u noqdo web dadka ay wada galaan.
    Dhanka kale waa in ay dadka arkan sawirada magaalada Cinwanka ku abtirsado? Fadlan soo geliya!!. Thanks all

  23. waan salamayaa bahda website buq aqble aad iyo aad ayaan ugu farxay markaan arkay websitekan becouse waxaan ka arkay webkan maamulihii iskoolkeena waxaan ka mida ahay ardayad rer buqda hadda jamacadah dalka dhameyey aad ayaan ugu farxay web waxayna noo tahay sharaf waxaan idinkula talinayaa inaad ku dadaashan warar xaqiiqda ku saleysan si umadda oo idil u booqdaa waadna mahadsantihiin dhamaan dadihiyaasha websitekan thanks all

  24. Aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin akhiyaarta sharafta mudan ee isku soo howshay hirgelinta web-ka Buqaqable waxaana idiin leeyahay dadaalkiina sii wada. Asal ahaan waxaan ka soo jeedaa Buqda Aqable laakiinse iminka waxaan ku suganahay dadlka Kenya. Dhammaan dhalinyarada Buqda Aqable iyo Ardayda Mercy School waxaad igala soo xiriiri kartaan cinwaanada kala ah:
    zakariyaf2@hotmail.com iyo
    masweyn@live.nl
    Waad mahadsan tihiin.

  25. web ka yaa leh ma besha galjec ama

  26. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    salaan kadib walaalayaal waxaan doonaayaa in Information leyga siiyo buqaqable.net sida meshuu kuyaalo iyo idii daneynyso iney xiriir dhow layeelato meesha aay usoo mareyso thanks alot brothers&Sisters

  27. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  28. Waaw Waa website wanaagsan misne magaceenna kor u qaadaya lakin waxan idin ka codsanayaa mar alle marka aan furna webka Waxan ka helnaa warar la soo dhaafay Daily news ha leydinka helo Thanks

  29. http://somalitalk.com/2011/06/10/648km/

    Barnaamij ku Saabsan Qeybsiga Badda Somalia.WAV

    Qeebtaan buluugga ah waa barnaamijkii codka oo wada dhameestiran oo aay la socdaan heeso wadani ah loogu tala galay
    in Ummadda Soomaaliyeed la maqashiiyo.

    A.C.

    Waxaan idiinsoo gudbinayaa barnaamijkii Codka oo lagu soo daabacay Somalitalk.
    Waxaa talo iga ah in la gaarsiiyo raadiyow-yada si aay u maqlaan Ummadda Soomaaliyeed,
    una soo abaabulaan banaanbaxa difaaca batroolka badda Soomaaliyeed oo la rabo in Kenya loogacangaliyo.

    Bashir Shekh Moxamed

  30. marka hore waxaan slaami amin arts
    mar 2aadka waxaan kaa codsanayaa in aad ilaahay uga toobad keento sawirada wax yaabaha nafta le
    waayo nebigeenu ngk ha ahaatee wuxuu yidhi waxaa ugu cadaab badan ku wax sawira

  31. السلام عليكم ورحمةالله وبعد السلام فإني مسرور برؤية ويب لبقعقبلى وهذا من التقدم الذي كنا نتمى به حينا من الدهر ولكنى أذكركم بالله أن لاتقبحوا اسم المجاهدين الصابرين في الصو مال وتحسنون اسم الصليبى الذي دخل بلادنا ليفسد الدين والدنيا وبالله التوفيق {من أخيكم حمزة أحد شباب بقعقبلى}

  32. ciid mubark waxan salamy dhamana umada musliminta ah melkasat oo ay joogan waxan si gara ah u salmay dhaman bahda webkan

  33. waan idiin salamay dhammaan beesha aniga magaceyga waa axmed xasan ibrahim(axmedyare) waxaan ahay saxafi in badan shaqeyay ,waxaa isoojitay magacan buqaqable waxaan doonaya hormarka cidda iyo webkan ,waxaan rabaa in aan wax ku qoro kana midnoqdo shaqaalaha shibakadan. Emailkeyga waa axmedyare20s@hotmail.com, telkeygana waa 00252615326047 waxaan joogaa dalka hooyo mahadsanidiin

  34. Aad baan ugu farxay magacan quruxda badan waana sharaf weyn oo beesha u soo hoyatay lkn wariyaal cida ah ayaa jiree haloodhiibo

  35. malagu diri karaa tahniyad ama salaan

  36. KHAALID XIDDIG AAD AYAA U MAHADSANTIHIIN ISKU HAWLIDA WEBKAN UGUNA SHAQEEYA SI DHAXE AH

  37. waan idin salaamay dhamaan dadyoowga sida tooska ugu xiran pegkan waxaana idinku salaamay salaanta islaamka ee asc salaan kadib waxaan idin waydiiyay soomaaliya waxa ka socdo maxaa lagu tilaami karaaa xaga raga ku gambanaya diinta oo diintiiba ka dhigtay guri lagalo lagana soo bixi karo tusaalo ahaan kooxda shabaab waa urur sheegta diin balsa aan diinba aan lahayn sababta oo ah waxaa daraymaysaa waxay bulshadii ula dhaqmaan si diin ka bax waxayna kenaen inay dadka sidii ariga oo kala ayu qalaaan ayaga oo isku sheegayaaa in ay yihiin dad wadaada ah marka sidee uga hortagi karnaa wax magaradyaasha

  38. magacaygu waa daadir c/laahi (saxafi yare) waxaan ahay mid ka mid ah saxafiyiinta soomaaliyeed waxaana u bagay oo i qanciyay magaca webka sidaas darteed waxaan maamulka & masuuliyiinta webka ka codsanayaa in aan kamid noqdo shaqaalaha webka aniga oo ku kalsoo aqoontayda xaga saxaafada una leh waayo aragnimo dheeraad ah

    Mahadsanidiin

    codsade : daadir c/laahi (saxafi yare) ________

  39. cinwaanka aad igala soo xiriiri kartaan waa muwaadin01@live.com

  40. Wad salaman tihiin 1kow dardaran 2 aqlicilin 3 kafirsasho 4 taxadir 5 kudhaqan ? Waxan ugud beyna waxaleydinka bahan yahay 1 hergilin sharciga alle 2 wax walbo waxad kahormarisan asc 3 gar sinta towxidka galada afka somaliga kuhadasho haisdhi hihina somali magalowdo weygalow daa weyna dhobantahay ayidogalaa asc

  41. waan idin salaamay dhamaan macaamiisha & shaqaalaha pegkan waxaana idin ku salaamay slnta islaamka asc sln kadib waxaa iga su,aal ah sideen ku heli karaa in aan kamid noqdo shaqaalaha wep aniga oo ah saxafi mahadsanid

  42. asc waxaan ahay shaqsi kuxiran webkan xiiseeyane kuna faraxsan magaca uusito webka waxaan idiinka codsanaayaa in aad soo aruurisaan xogta dhabta ah sida gobolada dagaalada aafeeyeen ee jubooyinka dhibaatooyinka miiyiga iyo dhibaatooyinka xoolaha aay qabaan laftooda mahadsanidiin

  43. asc aqayaareey waxaad lasocotaan in dalka somaliya marxalada kala duwan soo maray rag badane aay galeen buga madoow qaarne taalooyin loo sameey iyo taariiq ama buug laga diyaari taariiqdooda hadii aan usoo laabto taalooyinka waad lasocotaan sayid cabdale xasn wuxuu kadagaalami jiray waqooyi koofurne taalo waa looga sameey waxaan isweeydiyaa sheeq xasan barsane maxaa xamar taalo looga dhisi waay ama taariiqda loogu so dari waay – waxaan idiinka codsanayaa in aad kahadashaan dhabta jirta waxne aad iiga sheegtaan mahadsanidiin

  44. ASC WAXAAN JECLAAN LAHAA DHABTA KAJIRTO HIIRAAN WAXAN AAD UGA XUMAHAY IN HAL KAAS LOO QABTAY QABIIL AYNE ISKU FIDIYEEN GOBOLKA DHAMAAN DUULAANE KUSII YIHIIN DAGMOOYINKA UDHIMIN AYAGOO KAASHANAYO ITOOBIYA XAALKA HADUU SAAN YAHAY MAAMULKII JIRAABI U MADAXA KA AHAAY MAKA SHISHOONAA IN UU FIKIR KADHIIBTO WAXA KADHACAAYO HIIRAAN AMA WAX JIRA MA AHEEYN MAMULKAAS JAWAB MAHADSANIDIIN

  45. waxaan ahay saxafi soomaaliyeed oo ku sugun wadanka southafricka soomalida ku dhaqan wadankaan waa dad inta badan aqristo wabsateyada taasi oo waliba xusid mudantahay in soomaalida wadankaani loogu geesto dhibaatowyin kala duwan ta oo ku haboon in daaha looga qaado umadda soomaaliyeed hadaba maamulka web kaaan hadii ee daneenayaa correspondet ama wariye wakiil ugu noqdo koonfur africka,haa igala soo xiriiraan ciwaankeega dalmar524@hotmail.com ama tellkega gacanta adow ka hor marinaayo meesha aad joogto furaha lagu soo galo southafricka waa tell 0736001112 thanks

  46. A.s.c dhamaan walaalahey setihiin waxaan maanta aad ugu faraxsanahay in aan daawado ama booqdo website eey qaraabadeyda ledahay waxaana waliba ku dardaarmayaa in waliba aad loo hormiyo si magacena aan uwada boqano w.c.s

  47. Waa mudane axmed sheekh nuur oo jooga somaliya gar ahaan galgaduud gar ahaan dhusamareeb waan kumahadsantihiin xiriirka iyo macmiisha tll62573500/0615573500/699573500/&cadnaan185@hotmail.com /yusufkuul1@hotmail.com

  48. Walalaha sharafta le wanidiin salamay intas ka dib waxan rabay in an ogada qabiilke dega buuqaqble yana iska leh jwb deg deg scku

  49. asc walaalaha muslimiinta ah oo soomaliyeed wad slmn tihiin dhamantiina

  50. Wan soo dhaweyneyna booga buq aqale waxan idin ku soo kor dhinlaha in ad iska u hubisan xogta ad ku qoreysan iyo wax walbo dalka iyo dinta wax u dhimayo welcome buq

  51. baga buqaqable aad baan usoo dhaweyneynaa waxaan leenahey hanbalyo hanbalyo

  52. asc dhaman wan idin salamay waxan idin ku salamay salanta islaamka oo ah asc marka xega magacega waa adnan ahmed waxan joga dalka switzarland wan ku farxay wabsetka marka

  53. magacega waa adnan ahmed waxan ka ilowbay nambarka telka iyo eimelka adress adnanade@hotmail.com 0041779203793

  54. Asc.wan idin salamay dhaman web buq aqable mida xigta websitka wa in ad waxka badashan aad kadhigtan sida websedyada amiir nuur ama somalimemo dhinaca qoralka

  55. asc dhamaan …… mucaad amiirnuur iyo memo meeshooda ugu tag inta geel la dhaaminayo iyo cidguureso dageesa lakeena sida dhaqanku yahy …. odayaasha ad salaameseena run hamoodin meeshaad kabaxdaanba afki aad xirteen ba furma marka <>watchout your comments bro

  56. asc….fariin qaas u ah >> hoolwadenadana webkan…waxaan tuhmaya iney gacantaan ugu talagalay kudhici doonto fariintan … fariintan wa qaas dadka qora webka e beesha casimadan magaceeda ku abtirsada …walaalayal maxaan idin maalin dhaweyd 16may…hadda hal nin ba ladin siiyay baxaad sugesaan marka xiga ma in .5ka ledinku daraa ….sadaashaydi arinka waka siihoos maray waxa ledinka soqaaday [ 0 zero ] that means you don”t exist (invisible)…. kuwa maanta deyniile iyo idacadaha kacabaqayana wa kuwa sababta u noqday gaaljecel inu noqdo waxu maanta yahay garweyne maxu kafaiday saxiibtinimadi shariif sh c c cumar iyo janaqow waan aragna waxay ka faaideen …walaalayaal qofki yiraa nafsi nafsi karamo darro ayu ku danbeen ki yiraa qowmi qowmi e Alle uga baqqa xaqooda imaamun caadil noqdayi aduun iyo aaqiro wa faaidaya,,,,nan sharafa nafsu fahuwa shariif …. waxaa dhici karta xita kuwaas meesha tagan iyo kuwallo badan inay wax ogyihiin gaaljecel inlaga saaro meesha oy ayagu wax un ku badashaan heyhaata wax noqon mayo nin kadhashay cidaan muuqan waxu noqday gaaljecel cid ugacan gashan dad aan aqli u saaxib eheen weligood may heli aqli wanagsan e hogaamiya nasiib darro dadkey waxay noqdeen dad dulman oon cidna u maqneen ceelna u qodneen oy afka u dhigteen qowlesato calooshod u shaqesta yaala aad ban uga xumahay waxa kudhacaya waxaan u rajenaya inay kaso baxaan dad u damqada beeshaas ciidanka laga dhigtay e la ijaarto e lo bixiyay 90’s ki sidaan maqlay kuwaan libaanin e lagu liibanay ….. wa waqtigi ay ciidanka ugu qoreen beesha kuwi u danbabay beesha ceydiid iyo caato een waxna aan noqon idinkugu filan tusaale kuwaas marabo magacyado inaan halkan kuso qoro balse allaa cidkastaba xisaabin ,,,,, maskaxda kuqora inusan aduunka iyo somaalidaba wax kanoqoneen nin aysan cidiisa wax eheen e lagu shaqesto ,,,, hadu damac siyasadeed ku jirro dadkaaga so qaad si lagu ixtiraamo asc

  57. pro: binyamin abdi baandow scw waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan web buq aqble midka xigta wa in aad wax ka badashaan barnaamijka waxaan idan soo gudbi doonaa qurba joogta ku dhibateesan dalka emirat ka waxaan jeclahay inaan idan kaga cansiiyo waxii warar aad ugu bahantihiin maqal iyo muqaal sidaa iyo amaana allah

  58. Waxan codsanayah in aanka helo gmailka

  59. war meeshaan waxa lagu hayo waa waqti dhumis heedhe anigu waxan qabaaa amiin mar horay ayuu baadiyobay yaan lagu dayan waqtiga halaga faaidaysto sida ilaahay nagu faray sidan khayr maahan ee afka khayrka haloo badiyo

  60. asc walaalayaal waxan ka mid ahay dhalinta ku xiran wabkan marka waxan jeclaan lahay in arko wabka oo ay malin walba ku qorantahay war cusub oo muhin uhay dalkeena

  61. Buq aqble magala mdxda baldween wanku frxsanhy

  62. Asc najma adan koryeri dhaman inta qwan qawisy webkan magaciisa adka uqiimha badan wxan idiin leeyahy ad ayd umahdsantihiin

  63. amiin arts war maad kasoo saartid mudane farmaajo guriga lagalabaxay

  64. Aad ayaan oogu mahadnaqayaa amir art sida uu dadka somaliyeed ubararujiyo waxaad kaa codsanayaa inaad ka hadashid jamhada onlf ee ladiiday in lasameyo dorasho oo oogu danbaysay mudo ka badan 10 sano oo loodarday masuliyinta maanta xukunka haya waxaan ka codsanaynaa inaad codkeena aad garsisid dadka isbadalka uraba jabhada oo donaya inay dimiqradi waxlagu doorto waxan karajaynayaa inaad somali oo dhan aad afkoda ku hadashid meel kasta ayjoogan aad ayaan umahadsantahay

  65. war amin amir maxad uu gasosari weyday mudane guelleh iyo dhaman xisbikisa hada talada haya sxb iyo dhibatada ayu ku hayan dalka jabuti

  66. Asc. Waxaan salaamaya. Umada muslimiinta oo dhan meel kasta oo ay joogan. Ilaah waxaan aaga baryayaa in oo naxariistiisa. Ku soo dajiyo. Waxaan leeyahay muslimiinta halaga quursanin naxariista alle lagama quursadee. Waxaan kaloo salaamaya somaali ween oo dhan mel kasta oo ay joogaan. Waxaan salaan gaar ahaan usoo jeedinaya. Gabdhaha. Somaliyeed. Oo idil dalka iyo dibidaba. Waxaan. Idin leeyahay. Waxaad ka takteen diinta alle. Kitaabka alle iyo sunada rasulka N N K. Ugu. Horeen. Waxaad. Ilaalisaa jirkaada oo idil. In oo cowra yahay. Maxaa yeelay kitaabka alle ayaa lagu xusay. وقال تعالي.يدنين عليهن من جلابيبهن .alle waxoo ku xusay meelo badan oo ka mid ahh qur aanka. Gabaryay. Ka cabso cadaabka alle. Kaama dheera ee waxaa kaa xiga dhimasho oo kaliya laguuna sheegi maayo waqtiga dhimanlaheed. Ragii waa oo cadeestay. Maxaa yeelay. Waxa hadeer. Dunida dhibaatada ka wado waa asiga oo san ogeen waxoo udagaalamaayo iyo waxa kale cida oolaynaayo iyo cidii kale. Kitaabka alle waxaa ku qoran qofkii dilo quf mu min ahh waxey jaasintiisu tahay jahanama. Allha naga najeeyo. Sida aan udhanahay. شكرالكم nabad galyo.

  67. Asc. Waxaan salaamaya. Umada muslimiinta oo dhan meel kasta oo ay joogan. Ilaah waxaan aaga baryayaa in oo naxariistiisa. Ku soo dajiyo. Waxaan leeyahay muslimiinta halaga quursanin naxariista alle lagama quursadee. Waxaan kaloo salaamaya somaali ween oo dhan mel kasta oo ay joogaan. Waxaan salaan gaar ahaan usoo jeedinaya. Gabdhaha. Somaliyeed. Oo idil dalka iyo dibidaba. Waxaan. Idin leeyahay. Waxaad ka takteen diinta alle. Kitaabka alle iyo sunada rasulka N N K. Ugu. Horeen. Waxaad. Ilaalisaa jirkaada oo idil. In oo cowra yahay. Maxaa yeelay kitaabka alle ayaa lagu xusay. وقال تعالي.يدنين عليهن من جلابيبهن .alle waxoo ku xusay meelo badan oo ka mid ahh qur aanka. Gabaryay. Ka cabso cadaabka alle. Kaama dheera ee waxaa kaa xiga dhimasho oo kaliya laguuna sheegi maayo waqtiga dhimanlaheed. . Marka. Walaaley. Haku ciyaarin. Diintada iyo. Sharaftaada/

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: