• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dhimashada iyo Dhaawaca Muqdisho Sanadihii 2009 / 2010 ka 00 Gaartay Ku Dhowaad Dhowr iyo Toban Kun oo ruux Sida aya Maanta Shaaciyeen Hey,addaha Gargaarka Degdega Ah


ambulanceWarbixin Sanadeed Maanta ka soo baxday Xafiisyada

 

 

 

Gaadiidka ambulance ka ee  Hay’adaha Lifeline Afrika iyo

 

 

 

Nationlink ayaa lagu shaaciyay tirada dadkii ku dhintay

 

 

 

Ama ku dhaawacmay dagaalada iyo duqeymaha Muqdisho sanadaha 2009 ilaa 2010 . Warbixintan oo maanta saxaafada loogu qeybiyay Magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay isku darka labada sano in ay dhaawac iyo dhimasho gaareen dadka rayidka ah 16.827 lix iyo toban kun sideed boqol labaatan iyo todobo

Sanadkii 2009

Warbixinta ayaa sheegtay in sanadkii 2009 bilawgiisa iyo sanadkan 2010 ay dhinteen 2,089 qof oo rayid ah. Halka ay dhaawacmeen 6,753 oo rayid ah lana geeyey isbitaalada.

Tirada carruurta: 1,553 qof

Tirada haweenka: 2,027 qof

Tirada ragga: 3,173 qof.

Warbixinta Hey,addaha ayaa lagu sheegay inay la kulmeen xaalado aad u halis badan oo ay ka mid ahaayeen dhaawacyo halis ah, dad aad u dhiigbaxaya,haween uur leh oo hadana dhaawacan waayeel iyo carruur ay madaafiic  kula dhacday guryahooda

Sanadka 2010

Laga soo bilaabo bishii January illaa bishii October ee 2010 waxay tirada dadka ku dhintay dagaalada Muqdisho gaarayaan 2,171 qof, iyadoo dadka dhaawacmay ee la geeyey goobaha caafimaadka ay gaarayaan 5,814 qof oo ah rayid.

Warbixintan oo dheer ayaa Argagax weyn gelisay dadka aan xisaabinin dhimashada iyo dhaawaca ee iyagu markay dagaal maqlaanba la yiraahdo maanta labaatan ayaa dhimatay iyo afar ayaa dhimatay kaliya

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: