• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shir Madaxeedkii Wadamada Bariga Afrika Ee IGAD oo Maanta Addis-ababa Ka Furmaya iyadoo Ay Somaliya iyo Sudan Meel Sare Kaga Jiraan Ajendayaasha


igadlogo Waxaa maanta la filayaa in uu Magaalada Addis-ababa ka furmo

 

 

 

Shir madaxeedkii 38 aad ee Wadamada ku bahoobay urur

 

 

 

Goboleedka IGAD Shirkan oo Dhowr Jeer dib uga dhacay

 

 

 

Waqtigii loo mudeysnaa sababo lagu sheegay ka qeyb galka Madaxweyne Bashiir oo ay Reer Galbeedka isku dayeen in ay carqaleeyaan imaanshihiisa Shirkan oo markii ka dhici lahaa Magaalada Nairobi Kenya

oo ay ugu dambeynna IGAD ku qasbanaatay in ay Shirka u wareejiso Magaalada Addis-ababa..

 

Wadanka Kenya ayay aheyd in Sanadkan uu ka dhaco Shirka IGAD wuxuuse Cadaadis xoogan

 

Kaga yimid wadamada Reer Galbeedka oo u soo gabanayay waxa loogu yeero Maxkamada ICC oo

 

iyada ka carootay booqashadii Mr.Bashiir ku tagay Sanadkan Magaalada Nairobi oo loogu Casuumay

 

Xafladii Dastuurka Kenya  warar ayaa sheegaya in xataa Dowlada Ethiopia ay soo gaareen handadaad

 

Kaga imaanaysay Maxkamada ICC iyo wadamada hoosta ka riixa balse Ethiopia ay Gaashaanka u daruurtay

 

Dhinaca kale Ajendayaasha Shirka ayaa lagu sheegay in ay meel sare kaga jiraan Labada qadiyadood ee kala ah

 

Somaliya iyo kala go,itaanka Sudan oo ay wado badan oo afrikaan ah ka gows adeygsan yihiin maadaama laga baqayo in ay wado u noqon karto in ay wadamo badan kala go,aan   

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: