• RSS Somali VOA

    • Wada-hadalladii Istanbuul oo Burburay March 2, 2015
      Wada-hadalladii magaalada Istanbul uga furmi lahaa ergooyinka Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa bur-buray.
    • Wafdi Booqanaya degmada Guriceel March 2, 2015
      Xaaladda bani’aadminnimo ee dadka ku barakacay collaadda Guriceel ayaa la sheegayaa inay kasii darayso, waxaana Gobolka tagay Wasiirka Gaashaandhigga oo ku tagay maanta booqasho aan hore loo shaacin.
    • Kerry iyo Lavrov oo ka Wadahadlay Ukraine March 2, 2015
      Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry iyo dhiggiisa dalka Ruushka Sergei Lavrov ayaa ka wadahadlay sidii xal loogu heli lahaa dagaalka ka socda bariga dalka Ukraine iyo dilkii loo geystay hoggaamiyihii mucaarada ugu weyn dalka Ruushka Boris Nemtsov.
    • Kumanaan Socod ku Maray Moscow March 2, 2015
      Tobanaan kun oo qof ayaa shalay socod ku maray badhtamaha magaalada Moscow si ay ugu baroordiiqaan hoggaamiyihii mucaaradka ee la dilay Boris Nemtsov.
    • Wadahadalada Somalia Iyo Somaliland March 1, 2015
      Magaalada Istanbul ee dalka Turkey waxaa la filayaa inay mar kale ka furmaan wadahadalladii u dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.
    • Wicitaanka: Wasiirka Waxbarashada Somalia March 1, 2015
      Barnaamijka wicitaanka ee todobaadkan waxaa marti ku ah Wasiisrka Waxbarashada ee dowladda Somalia, Qadar Bashiir Maxamed oo ku suggan magaaladan Washington.
    • Muqdisho: Weriyayaal Xukunno lagu Ridday March 1, 2015
      Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta ganaax lacageed ku ridday weriyayaal ka tirsan idaacaddaha Shabeelle, Sky FM iyo Risaalla kuwaasi oo lagu eedeeyay inay warar been abuur ah tabiyeen.
    • Somaliland: Wasiirkii Maaliyadda oo Is-casilay March 1, 2015
      Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa xalay iska casilay xilkii habeen hore loo magacaabay ee Wasiirka Waxbarashada, ka dib isku shaandheyn uu sameeyey madaxweyne Siilaanyo.
    • Dalka Somalia iyo Amniga Internetka March 1, 2015
      Xiliyada dambe waxa soo badanaya adeegsiga teknolojiga macluumaadka, kaas oo horumar weyn laga dhaxlo. Waxa taas barbar socda cabsida laga qabo in xogaha muhiimka ah la kala xado. addaba xagee ayey Somalia arrintaas ka joogtaa.
    • Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho February 28, 2015
      Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay meel ku dhow Dhimsaha NBC degmada hodan ee magaalada Muqdisho.
    • Wada Hadalada Mareykanka Iyo Kuba February 28, 2015
      Mareykanka iyo Cuba ayaa sheegay in xoogaa horumar ah laga sameeyay wareeg labaad oo wada hadallo ah oo labada dhinac uga socda magaaladan Washington.
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha February 28, 2015
      Ku soo dhowaada qayb kale oo xiiso badan oo ka mida barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha, waxaana innala socodsiinaya Caasha Ibraahin Aadan iyo Ibraahin Daanduray
    • Iskushaandheyn Lagu Sameeyay Xukumadda S.Land February 28, 2015
      Xukuumadda Somaliland ayaa lagu sameeyay isku-shaandhayn, iyadoo xilalkii ay hayeen laga qaaday qaar ka mid ahaa golaha wasiirada Somaliland, halka kuwo cusub na la magacaabay.
    • Aqalka Senate-ka oo Ansixiyey Miisaaniyadda W. Aminga February 28, 2015
      Aqalka Senateka Mareykanka ayaa meel mariyay sharci muddo hal todobaad ah sii qarash gareynaya hey’adda Amniga Gudaha si looga baaqsado in gebi ahaan howlaha hay’adaasi ay istaagaan.
    • Dagaal ka Dhacay Ceel-Baar oo ka Tirsan Bakool February 27, 2015
      Wararka ka imanaya degaanka Ceel-Baar oo u dhaxeeya degmooyinka Waajid iyo Buur-dhuxunle ee Gobolka Bakool ayay manata ka dhaceen dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa ururka al-Shabab.
    • Galmudug: Shaqaale Muddo Dheer Afduubnaa oo la sii Daayey February 27, 2015
      Ergayga gaarka ah ee Xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay ayaa soo dhaweeyay sii deynta afar ka mida shaqaalaha Markabka FV Prantalay 12.
    • Dad loo Qabtay Weerar lala Beegsaday Guddoomiyaha Bari February 27, 2015
      Mas’uuliyiinta Maamul Goboleedka Puntlad ayaa qabqabtay dad badan oo lala xiriirinayo weerar xalay lagu qaaday hoyga Guddoomiyaha Gobolka Bari.
    • Weerar Lagu Qaaday Gudoomiyaha Gobolka Bari February 27, 2015
      Dabley hubeysan ayaa xalay weerar bambo gacmeed ah ku qaaday guriga uu magaalada Boosaaso ka degan yahay Guddoomiyaha gobolka Bari.C/samad Maxamed Galan
    • Turkey: Booliska oo Xidhay Nin Sheegtay inuu Bam Sito February 27, 2015
      Warbaahinta Turkiga ayaa sheegay in ciidamada Booliska dalkaasi ay xidheen nin ku sugnaa barxadda hore ee Qunsuliyadda Maraykanku ku leeyahay Istambul, ninkaas ayaa sheegay inuu haysto waxyaabaha qarxa.
    • ISIS oo la Kulmaysa Hoos u Dhac Dhaqaale February 27, 2015
      Kooxda xag-jirka ah ee ISIS ayaa la kulmi doonta hoos u dhac ku yimaada ilaheeda dhaqaalaha haddii aanay u suurtogalin inay qabsato dhul ka ballaaran inta ay hadda haysato, sida ay sheegeyso warbixin cusub oo ay qortay koox Fransiis ah
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 44 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 44 other followers