• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Banaanbaxyo Baarlamaanka Looga Dalbayo Ansixinta Xuumada R/wasaare Farmaayo Ayaa Maanta Mar Kale Muqdisho Ka Dhacay


banaanbax Banaan baxyo lagu dalbanayay Ansixinta Wasiirada Cusub ayaa

 

 

 

Maanta ma kale ka muqdisho ka Dhacay dibadbaxyadan oo ahaaa

 

 

 

Dibad baxyadii ugu balaarnaa ee Baarlamanka looga dalbo ansixinta

 

 

Ansixin Xukuumadeed ayaa waxaa Soo qabanqaabiyay ururada Haweenka iyo ururada dhalinyarada ee ka jira Muqdisho.dibadbaxayaasha oo ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah 

Baarlamaanka ayaa ku canaantay xildhibaanada in aanay dantooda mooyee tan Shacabka aanay u dhigneyn

 

Mid ka mid aheyd haweenkii meesha ka hadlay ayaa ku dhaaratay in maalinta ay Fariistaan Baarlamaanka

 

Hadaanay ansixin Xukuumada ay iyaga gudaha ugu gali doonaan ayna Kuraasta la Dhici doonaan waa markii

 

Ugu horeysay ee ay Muqdisho ka dhacaan Mudaaharaadyo noocan oo kale ah oo ay Dadweynaha ku taageerayaan

 

Qeybo ka mid ah gollayaasha Dowlada kuwo kalana uga soo horjeedaan Asbuucyadii la soo dhaafay

 

Ayay aheyd markii ay mudaaharaadyo noocan oo kale ah Muqdisho ka dhaceen ka hor intaan la ansixinin R/waraaha

 

Lama oga waxa ay ku soo kordhin karaan Mudaaharaadyo Xildhibaanada Muqdisho Ee u badan Hogaamiye kooxeed iyo wadaad is maqiiq siyaasada ku galay  

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: