• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wadanka Australia oo Qorsheynaya in Ay Toogtaan 6000 oo Geel Ah oo Aanay Cidna laheyn kadib Markii ay Soo Weerareen Tuulooyin iyagoo Biyo Doon ah


gee Wadanka Australia ayaa Caan ku ah duurjoog badan oo aan
Aduunka intiisa kale ka jirin Sida Xayawaanka loo yaqaan
Kangaroo ga iyo kuwo kale oo badan balse waxaa
Cajiib ku noqon doonta dad badan oo soomaaliyeed in uu
Geela ay Soomaalida dhaqato aadkana u jeceshahay
Ku jiro ugaarta duur joogta ah ee aanay Cidna laheyn
Sida ay Sheegayaan Xafiisyada dowlada kuwooda qiyaasaha sameeyana Geela wadanka Australia jooga ee aanay Cidna laheyn waxaa Tiradiisa lagu qiyaasaa  wax ka badan hal milyan oo neef oo geel ah

Hadaba warka dad badan oo soomaali ah ka Nixin doona waxa u yahay in ay dowlada gobolka lagu Magacaabo Docker oo ku yaala Waqooyiga Wadankaas ayaa qorsheysay in ay
 
                                  
Diyaarado Helicoptaro ah ku layso Geellaas oo ay Deegaano dhan ka soo dacwoodeen kadib markii uu
Geela Soo weeraray tuulooyin ay ka mid yihiin Docker River ayna burburiyeen hanti badan oo guryo iyo alaabo iskugu jira taasoo ay inteeda badan Ay Dowlada

       

Magdhaw ka bixisay gobolkan iyo inta badan wadanka Australia ayaa waxaa ka dhacay kuleylo xun iyo Abaaro laga yaabo in ay Dhowr Gu,iyo Deyrahood roob helin 
iyadoona ay darajada kuleylka gaartay 40c temperatures taas ayaana ku kaliftay Geella in uu u soo arooro
geel ugaareed
Magaalooyinka sida ay sheegayaan dad deegaanka dhibkan ayaa ka jira wadanka intiisa badan iyadoona ay
Dowlada dhexe hore ugu darsatay Miisaaniyada Sanadkan lacag gaareysa   19 million Australian dollars ah
Si loogu laayo Geella dadka dhiba hadaba Geelow Maxaa ku geeyay Australia ??? Su,aashan ayaa
gee
Waxaa ka jawaabaya  Rob Knight oo wasiir ka ah Dowlad Goboleedkaas waxa uuna yiri Geella waxaa la keenay
Wadankeena  1840s ama boqol iyo todobaatan sano ka hor iyadoona xiligaas loo keenay dhismayaalka
Wadooyinka iyo in gaadiid ahaan loo isticmaalo waxaana laga keenay wadamo ay ka mid yihiin Afghanistan iyo India
Maadaama uu wadankaas ingriiska Gumeystayna waxaa laga yaabaa qaarkood in laga keenay Somaliya oo
iyada isu aragta Hooyadii Geella hadaba Fikirkaaga ka soon dhibo Qisadan dhiilada leh iyadoona ay
Dadka qaar kuba taliyeen in Mudaaharaadyo la abaabulo geelaasna Magangelyo Siyaasadeed wadanka Soomaaliya laga Siiyo !!!!!
Sida Muuqatana Waxaa nooga hormaray Sacudiga oo dalbaday kumanaan neef oo geelaah ah sida ay qortay Alarabiya.net

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

Wakaaladaha Wararka iyo Waxay Ka Qoreen Arintan Hoos Ka Aqri

The Associated Press

Guardian UK

Ap Associated Press

The independent

Alarabiya.net

13 Responses

  1. […] Wadanka Australia oo Qorsheynaya in Ay Toogtaan 6000 oo Geel Ah oo Aanay Cidna laheyn kadib Markii a… November 2009 6 comments 4 […]

  2. A.S.C Marka hore waan idin salamay… Hadi aan ka hadlo oo aan fikirkayga ka dhiibto waxaa ila wanagsan xayawankan in aan la’laayin oo aan nafsadooda lahalaagin lanasiyo dadka ubaahan ee dunida ku nool sida dadku abaaraha xoolahoda iyo hantidoda ku baabe’en…

  3. Anoo ah mohamed hagaley waxan ka cod sanayaa qurba joogta somaliyed ee oustarliya joog in ay ka dhaa dhiciyan in somaliya markab loo saro loyer uqabsadan xitaa wuu soo celin la2gtisa

  4. Yaa alaah waxaa iheysa in aan iska ooyo. Waxan kamid ahay dhaliyarada somaliyed oo hadana aan wax dhaqaalo aan heysan nolol malmeyd moyee, marka waxaan kutalinlahay aniga iyo dhalin yarada aan midka nahay ayaa iskashaneyno meel aan geynana mawey heyno ee hanagu caawiyaan aan faqriga africa aan tuurnee. Midkalene hakudarsadaan dowlada austareliyo hadeey dilaan geelaas dad badan oo caalamka kunool ooy somaliyo kamid tahay iney cadaawad uqadayan dadka reer ustareliya. Wanakasoo horjeydnaa arinkasaa. Hadey waxey kusameyaan waayan hakusoo daraan caawinaada dowladaha caalamka eey ufidinaayaan somalia, hadeykeenaa geelaas wuxuu noqonayaa gurmadkii ugu wanaagsanaay oo soogara abid somaliya. Kkkkkkk. Qosol dhab ah.

  5. waxaan shacabka somaliyeed.u shegee lahaa.in an ka dhiik nooo banaan bax loga soo hoor jeda.dowlada usturaliyaa.madmaa oow yahay geela xolahaa.an ad kaaa. u jeceelnahay
    dalkena.viv.all.somaliyaa

  6. waan ka xumahay arintan balse anaga kena allaha noo badiyo oo no barakeyo waxa fiican inat waxaga dhaqaley sato mahane wax islamet wax kuma noqodan dhiibkana waxa nogu wacan cawiinada waxa waa anaga inan wax qabsana

  7. waxaan odhan lahaa somalida ganacsatada ahi hasoo daad gureeyaan geelaa ku dayacan wadankaa isagaa hana u keenaan somalida gaajada ka cabanaysa waxaa run ah inuu waxyaabo badan ka caawin doono kkkkkkkkkk

Leave a comment