• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Museveni oo Safarkiisii Labaad Muqdisho Ku Tagay Tan iyo 1986 isagoona noqday Madaxweynihii u Horeeyay Ee Muqdisho Taga ku Dhowaad Labaatan Sano


yueri and shariif Madaxweyne Yoweri Museveni, Madaxweynaha Ugandha ayaa

 

 

Maanta booqasho lama filaan ah Magaalada Muqdisho ku tegay .

 

 

Madaxweyne Museveni ayaa markii uu Muqdisho tagay la –

 

 

 

Kulmay Madaxweynaha  Ra’iisal wasaaraha iyo gudoomiyaha baarlamaanka dowladda ku Meel gaarka ah.Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Muqdisho, Bridgie Bahuko ayaa saxaafada u sheegay in Madaxweyne Musevani oo ay Muqdisho ugu dambeysay dhamaadkii Sideetamaadka uu

Maanta Muqdisho soo gaaray lana kulmay Madaxda Dowlada iyo waliba Saraakiisha Ciidanka AMISOM

 

Waa madaxweynihii ugu horeeyay ee Magaalada Muqdisho yimaada Mudo ku dhow Dhow Labaatan sano

 

oo uu wadanka Soomaaliya bur bur iyo dowlad la,aan ku jiray Wadanka Uganda waa wadanka ugu badan

 

Ee ay ka socdaan Ciidanka Midowga Afrika ee lagu magacaabo AMISOM dhinaca kale booqashadan

 

Ayaa dhiira gelin u noqon karta Dowlada KMG ka ah gaar ahaan Xukuumada Cusub ee ay Shalay un Baarlamaanka meel mariyeen.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: