• RSS Somali VOA

    • Wareysi: Taliye ku Xigeen ka Tirsanaa NISA oo Is-Casilay May 22, 2017
      Taliye ku xigeenkii hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ee dhanka howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed ayaa waraysi gaar ah oo uu VOA-da siiyay ku sheegay in uu iska casilay xilkaasi.
    • Wareysi: Cali Khaliif oo ku Sugan Hargeysa May 22, 2017
      Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galleydh, ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland oo uu ka mid yahay madaxweyne Siilaanyo.
    • Howlgal Amni oo ka Billowday Muqdisho May 22, 2017
      Howlgal gaar ah oo loogu talagalay in lagu sugo ammaanka gobolka Banaadir ayaa xalay si rasmi ah uga billowday magaalada Muqdisho.
    • Hooyo Caruurteeda ku Weysay Abaarta iyo Tahriibka May 22, 2017
      Magaalada Boosaaso waxa ku sugan dad badan oo ay soo bara-kicisay abaartii mudada dheer ka jirtay gobollo badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya. Dadkaasi waxaa ka mid ah Hooyo Caasho Cumar oo VOA-da la wadaagtay dhibaato xanuun badan oo ka soo gaartay tahriibka iyo abaarta, oo ay ku weysay laba ka mid ah sadexdii wiil ee ay dhashay, mid kalena uu xabsi ugu jir […]
    • Madaxweyne Trump oo Tagey Tel Aviv May 22, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta tagey Israel, halkaasi oo uu ku bixinayo booqashadiisa ugu horeysay isaga oo madaxweyne ah, wuxuuna doonayaa inuu dib usoo nooleeyo dadaallada heshiiska nabadeed ee muddo loo raadinayo Israel iyo Falastiin.
    • Erdogan oo Kordhiyey Xaaladda Deg Degga ee Turkiga May 22, 2017
      Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sii kordhiyey waqtiga xaaladda deg degga ah ee dalkaas lagu soo rogay kadib afgambigii dhicisoobay ee bishii July ee 2016 ka dhacay dalkaas.
    • Trump oo Ka Hadlay Kulanka Riyadh May 21, 2017
      Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Axaddan ugu baaqay dalalka Muslimka ah inay u midoobaan dagaalka laga soo horjeedo kooxaha argagixisada. Hadalkan ayuu ka sheegay kulanka magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga.
    • Trump oo la Hadlaya Madaxda Dalalka Islaamka May 21, 2017
      Waxaa goor dhow bilaabanaysa khudbad uu shirka Carabta iyo Islamaka iyo Maraykanka u jeedinayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqashadiisii ugu horraysay ku jooga dalka Sucuudiga.
    • Wicitaanka: Xasan Aadan Hoosow May 21, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xasan Aadan Hoosow oo ah dhaqaale-yahan, waxaana uu ka hadlayaa musuqmaasuqa
    • Madaxweyne Farmaajo oo Riyad Gaaray May 21, 2017
      Madaxweynaha Somalia ayaa qeyb ka ah tiro madaxda Islaamka ah oo uu magaalada Riyad kula hadli doono madaxweynaha Maraykanka Doland Trump, kaas oo booqasho labo maalmood ah magaalada Riyad ku jooga.
    • Shactar Qalab iyo Baabuur u Wadey Hobyo oo Dagey May 21, 2017
      Shactar qalab iyo gadiid u wadey Hobyo ayaa ku dagey meel 10 KM u jirta xeebta degmadaasi.
    • Dhageyso Barnaamijka Martida Makarafoonka May 20, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka Martida Makrafoonka, Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa la diyaar ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington May 20, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Caweyska Washington, Sahra Ciidle Nuur, ayaa la diyaar ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka May 20, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, oo aad xilliyadan oo kale dhageysataan. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa la diyaar ah.
    • Iiraan: Xasan Ruuxaani oo xilka mar kale loo doortay May 20, 2017
      In kabadan 20 Milyan oo kamid ah shacabka Iiraan ayaa maanta Xasan Ruuxaani Madaxweyne u doortay.
    • Madaxweyne Trump oo Sacuudiga booqanaya. May 20, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaaray caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyad
    • Al-Bashir oo Trump Dartiis uga Baaqday Shirka Riyadh May 19, 2017
      Dowladda Sudan ayaa sheegtay in madaxweyne Omar al-Bashir uu doortay inuusan ka qeyb galin shir madaxeed ka dhacaya magaalada Riyadh, kaasi oo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ka qeyb galayo.
    • Barnaamijka Hambalyada iso Heesaha May 19, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iso Heesaha ee Todobadkan waxaa inoo haya Caasho Ibraahim Aadan (Caasho Cuud) iyo Ibraahim Xasan Garabey (Daardurey), waxaadna ku maqli doontaan dhambaalladii aad noo soo dirteen iyo heeso xul ah.
    • Xaaladda Soomaalida Yemen oo sii Xumaaneysa May 19, 2017
      Colaadda ka taagan dalka Yaman ayaa faraha ka sii baxaysa, iyadoo  ay sii  xumaanayaan xaaladaha  baahi iyo baylahsanaan ee haysta qaxootiga ku sugan dalkaasi oo tiradoodu ay gareeyso 280,000.
    • Dad ku Dhintay Roobab ka Da'ay Muqdisho May 19, 2017
      Roobab culus ayaa lagu soo warramaya inay shalay iyo xalay ka da’een gobollo kala duwan oo Soomaaliya ah, khasaarena ay ka dhasheen.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gudoomiyhii Maxkamada Sare Ee Dowlada KMG ka Ah Maxamuud Faarax Cumar (indhabuur ) oo Xalay Muqdisho Ku Geeriyooday


indhabuur Allaha u naxariistee Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ku

 

 

 Geeriyooday Gudoomiyihii Maxkamada Sare ee DKMG ka

 

 

 

 Ee Soomaaliya Maxamuud Faarax Cumar (Indhabuur) oo

 

 

 

Sida la Sheegay mudooyinkii dambe xanuunsanaa. Gudoomiye indhabuur oo ahaa Rug-caddaa Sharciyada iyo Maxkamadaha Soomaaliya si weyn looga yaqaanay waqti dheer ayay wararka sheegayaan in uusan

 

wax badan ku shaqeynin Xilka uu hada ku magacawnaa sababo la xiriira Caafimaadkiisa iyo is qabqabsi

 

ka dhexeeyay Hey,addiisa iyo Wasaarada Garsoorka iyo Cadaalada oo uu khilaafaad soo kala dhex galay

 

Waqtigii la magacaabay Mudane indhabuur oo u C/raxman Janaqowna Mas,uulka ka ahaa wasaaradaas wixii intaas

 

ka dambeeyayna indhabuur waxaa la soo darsay Xanuuno u mudooyinkii dambe kula jiray Isbitaalada Nairobi iyo Riyad

 

isagoo ugu dambeyna xalay ku Xijaabtay Magaalada Muqdisho Jagadan oo aad ugu Muhimsan is qab qabsiga u dhexeeya

 

Hey,addaha Dowlada ayaa laga yabaa in uu dhowaan Madaxweyne Shariif u soo Magacaabi doono Shaqsi Cusub

 

Dhinaca kale Madaxweyne Sh.Shariif Sh. Axmed Gudoomiyaha Barlamanka Shariif Xasan Sh. Aadan,iyo

 

R/wasaare Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxda Doowlada ayaa si isku mid ah ugu tacsiyeeyay

 

Ummada Soomaaliyeed iyo Qoyska Gudoomiyaha Maxkamada Sare Maanta aya lagu wadaa in Magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu Sameeyo Guddoomiyaha.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: