• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xarun Islami Ah oo Ku Taala Magaaladii uu Wiilka Soomaaliga Ah Laba Maalin Ka Hor Qarxin Lahaa oo La Gubay


Masjid la gubay Laba maalmood un kadib markii ay FBI da Mareykanka u xireen 19-jir

 

 

 

Soomaali ah oo qarxin lahaa isku imaad diimeed weyn oo ka dhici

 

 

 

Lahaa Magaalada Portland oo ka Tirsan Gobolka Oregon ee dalka

 

 

Mareykanka. ayaa xalay waxaa dab la qabadsiiyay Xarun Islaami ah oo ku taala isla magaaladii uu daganaa Maxamed Cismaan Maxamuud oo ah Soomaaligii damcay in uu wax qarxiyo Xarunta la gubay oo lagu magacaabo Salmaan Al-Faarsi ayaa la sheegay in uu wiilkan maalmaha qaar ku dukan jiray

in kastoo la sheegay in Jidbadan Diimeed ay mar dhow un ku dhacday ee uu ahaa Ciyaal Rap

 

Dad badana ay qireen in uu Biirtaba Suuqyada ku waraabi jiray Maxamed Cismaan Maxamuud

 

Ayaa lagu wadaa in maanta la hor keeno Maxkamad Federal ah  dhibka Xaruntan Soo gaaray

 

Ayaa la dhihi karaa waxa uu ahaa waxa ugu yar ee uu wiilkan yar u sababo karo Muslimiinta iyo Soomaalida faraha badan ee ku noo Mareykanka iyo wadamada aan islaamka aheyn.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: