• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Al-Shabaabka Magaalada Kismaayo Ayaa Xabsiga u Taxaabay Sodomeeyo Haween Ka Tirsanaa Dumarkii Magaalada Jaadka Ku iibin jiray


Haweynka qaadka Shabaabka Magaalada Kismaayo Ayaa howl galo ay shalay ka fuliyeen

 

 

 

Xaafadaha magaalada kismaayo ku Soo qabqabtay ku dhowaad

 

 

 

Sodameeyo haween ah ka tirsanaa Haweenka magaalada Kismaayo

 

 

Jaadka ku iibiya kuwaasoo dhamaantood xalay Xabsi ku baryay Haweenka la soo Qabqabtay ayay kooxda ku eedeeyeen in ay jabiyeen amar ahaa in aan magaalada Dhexdeeda Jaad lagu iibin karin 

Halka ay haweenkan si dhuumaaleysi ah ugu iibin jireen Xaafado magaalada ka tirsan waxaa xusid mudan

 

in uusan Jaadka Mamnuuc ka aheyn Deegaanada Ay Shabaabka heystaan oo waxay waliba ka qaataan

 

Canshuur adag balse waxay ku amreen dadka iibiya iyo kuwa iibsadaba in ay magaalada banaankeeda

 

u baxaan halkaasoo ay dadka gaar ahaan haweenka ka sheeganayaan dhibaatooyin aanay ku qabi laheyn

 

hadii loo ogolaan lahaa in ay ku shaqeystaan gudaha magaalooyinka isla maalin ka hor ayay aheyd markii ay tan oo kale ka dhacday magaalada B/weyne oo ah Magaala Madaxda Gobolka Hiiraan    

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: