• RSS Somali VOA

    • Mareykanka oo weerar ka fuliyey duleedka Muqdisho May 25, 2018
      Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya dowlada federaalka Soomaaliya ayaa fuliyey weeraro dhanka cirka ah, oo lagu bartilmaameedsanayey maleeshiyaadka Al-shabaab.
    • Faaqidaadda Toddobaadka: Aayaha Gobolka Sool May 25, 2018
      Dagaal culus ayaa shalay mar kale ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Labadan dhinac ayaa muddo isku hayey gobolka Sool. Haddaba muxuu yahay aayaha gobolka?  Waa qodobka barnaamijka faaqidaadda toddobaadka, waxaana ka qeyb-galaya aqoonyahanada kala ah: Professor Axmed Maxamed Isma […]
    • Magacyada xulka Brazil ee koobka adduunka May 25, 2018
      Tababaraha xulka kubadda cagta Brazil Adenor Leonardo Bacchi, oo loo yaqaan Tite ayaa shaaca ka qaaday magacyada xidigaha dalkaas ee ka qeyb gali doona koobka kubadda cagta adduunka. Dalka Brazil oo ka mid waddamada loo saadaalinayo koobka, ayaa isku haleyn doona cayaartoyda hoos ku xusan. Gool-hayeyaasha: Alisson (Roma), Ederson (Manchester City), Cassio (C […]
    • Qarax ka dhacay maqaayad ku taalla Canada May 25, 2018
      Booliiska dalka Canada ayaa sheegay in laba nin ay soo galeen maqaayad ku taalla gobolka Ontario kadibna ay aalad ku qarxiyeeen.
    • Magacyada xulka England ee koobka adduunka May 25, 2018
      Tababaraha xulka Ingiriiska, Gareth Southgate ayaa ku dhawaaqay liiska magacyada cayaartoyda dalkaas uga qeyb-galaya koobka adduunka ee bisha June 14-keeda ka furmay dalka Ruushka, waxayna kala yihiin:- Gool-hayeyaasha: Jordan Pickford (Everton), Jack Butland (Stoke City), Nick Pope (Burnley). Daafacyada: Kyle Walker (Manchester City), John Stones (Mancheste […]
    • Duufaanno kusoo socda xeebaha Soomaaliya May 25, 2018
      Duufaanno hor leh oo roobab wata ayaa la sheegayaa inay mar kale kusoo socdaan Soomaaliya, waxaana dabaylaha ugu soo horreeya laga dareemi karaa xeebaha Waqooyi Bari maanta.
    • Trump oo joojiyey kulankii Kim Jong Un May 24, 2018
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa joojiyey kulan la qorsheeyey inuu 12-ka bisha June dalka Singapore kula yeesho madaxweynaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un.
    • Dagaal maanta dib uga billowday Tukaraq May 24, 2018
      Dagaal culus ayaa maanta mar kale ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.
    • Prof. Samatar oo ka hadlay dagaalka Tukaraq May 24, 2018
      Dagaal culus ayaa maanta mar kale ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Dhinaca kale, waxaa soo kordhaya baaqyada nabadeed ee ay dirayaan aqoonyahanka, odayaasha iyo waxgarad Soomaaliyeed oo ka xun dagaallada dhex maraya labada dhinac, xilli lagu jiro bisha Ramadaan, saameynta duufa […]
    • Manchester United oo u dhow saxiixa Fred May 24, 2018
      kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa u dhow inay heshiis la gaarto xiddiga qadka dhexe ee kooxda Shakhtar Donetsk, Fred, sida ay qoreen wargeyska dalka Ingiriiska. Naadiga Old Trafford ayaa la sheegay inay kooxda Shakhtar kula jirto wada-hadallo geba-gebo maraya, ayna bixin doonta lacag ku dhow 60 milyan oo Euro, oo ay xiddigan kula soo wareegeyso. Wa […]
    • Arsenal oo xiiseyneysa Jean Michel Seri May 24, 2018
      Kooxda Arsenal ayaa xiisaneysa saxiixa cayaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Nice, Jean Michael Seri, sida ay sheegeen ilo-wareedyo kooxda ku dhow. Seri ayaa waxa uu kooxdiisa kula jiraa heshiis u ogolaanaya inuu ka tago, haddii ay hesho yabooh lacageed oo gaaraya 35 milyan oo gini ama ka badan. Laacibkan dalka Ivory Coast ayaa xagaagii tagey qarka u istaagay […]
    • Kheyre oo wasiiro cusub magacaabay May 24, 2018
      Wasiirrada wasaaradahooda la magacabay ayaa kala ah Gaashaandhiga, Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka, Biyaha iyo Tamarta, Warfaafinta, Howlaha guud iyo Guriyeynta, iyo Diinta iyo Awqaafta
    • Fannaanadda Faadumo Axmed Dhimbiil oo geeriyootay May 24, 2018
      Rabbi naxariistiisa jano ha ka waraabiyee waxa dalka Turkiga xalay ku geeriyootay fanaanadii caanka ahayd ee reer Djibouti Faadumo Axmed Dhimbiil. Faadumo Axmed Dhimbiil ayaa in muddo ah fanka Soomaalida ku soo dhex jirtay, iyada oo horey u qaaday heeso badan. Maalmihii u danbeeyey fanaanadu waxay ku sugnayd dalka Turkiga oo ay hadda ku geeriyootay. Ibrahim […]
    • Korea-da Waqooyi oo ka fiirsanaysa la kulanka Trump May 24, 2018
      Korea-da Waqooyi ayaa sheegtay inay dib uga fiirsaneyso kulan madaxeed la qorsheeyey inay la yeeshaan madaxweyne Donald Trump, haddii Mareykanka uu sii wado waxa ay ugu yeertay “ficillada xun.”
    • Qubanaha VOA, May 24, 2018 May 23, 2018
    • Xildhibaan Lagu Dilay Gaalkacayo May 23, 2018
      Xildhibaan ka tirsanaa Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu dilay magaalada Gaalkacayo, iyada oo dadkii dilka geystay la sheegay inay goobtii ka baxsadeen.
    • Soomaaliya: Wada-hadal kulama jirno Kenya May 23, 2018
      Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay hadal kasoo yeeray wasiirka arrimaha dibedda Kenya, oo ahaa in labada dal uu u socdo wada-hadal la xiriira kiiska muranka badda.
    • Muqdisho: Ciidamada ammaanka oo laba qof toogtay May 23, 2018
      Laba qof oo looga shakisan yahay inay yihiin mintidiin doonayey inay dilal gaystaan ayaa ciidamada amniga ee Muqdisho ay ku toogteen suuqa Bakaaraha.
    • Man United: Kooxda ugu qiimaha badan Yurub May 23, 2018
      Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa mar kale noqotay kooxda ugu qiimaha badan Yurub, ayada oo lagu qiimeeyey 3.25 bilyan oo Euro, sida ay sheegtay hay’adda qiimeysa ganacsiga ee KPMG. Kooxda United ayaa ka sara martay kooxaha dalka Spain ee Real Madrid iyo Barcelona. 10 ka mid ah lixda koox ee liiskan ugu sarreeya ayaa ah kooxo ka dhisan horyaalka Pr […]
    • Unai Emery oo loo magacaabay tababaraha Arsenal May 23, 2018
      Unai Emery ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo tababaraha cusub ee kooxda kubadda cagta Arsenal, kadib tegitaankii macallin Arsene Wenger. Madaxa fulinta kooxda Arsenal Ivan Gazidis ayaa sheegaya in Emery, oo ay si buuxda isugu raaceen guddiga kooxda, uu kaxeyn doono bogga cusub ee taariikhda Arsenal. Emery oo 46 jir ah ayaa kusoo biiraya kooxda Gunners, i […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kenya Mall Shooting: At Least 59 Killed, 175 Injured in ‘Senseless Act of Violence’


kfkhAt least 30 hostages remain trapped inside an upscale mall

 

 

 

in Nairobi, Kenya, More than 24 hours after unsuspecting

 

Shoppers were met with a Siege of Terror

 

 

when attackers dressed in black, wearing facemasks and vests, threw grenades and opened fire on unsuspecting crowds. Kenya’s interior Cabinet secretary Joseph Lenku said at least 59 people were killed and at least 175 others were injured in the attack.

Continue reading

AU Somali force readies for possible Ethiopia pullout


sfaAfrican Union forces battling Islamist insurgents in Somalia are preparing

 

 

Troops to take over should Ethiopia Withdraw more soldiers from the Region,

 

 

Their commander said Thursday. we have in place contingent measures

 

 

To ensure that areas in Bay and Bakool…remain stable and secure in the event of further Ethiopian troop withdrawals," said Andrew Gutti, commander of African Union Mission for Somalia (AMISOM), referring to southwest Somali regions currently controlled by Ethiopia.

Continue reading

As peace expands, Somalia gov’t asks UN to let it import weapons for military


jgNAIROBI, Kenya (AP) — Should Somalia’s fledgling government

 

 

be allowed to import weapons to arm its nascent military? With

 

 

areas under government control increasing and the threat from al-

 

 

Shabab militants decreasing, that’s the question being put to the U.N. Security Council. The African Union this week appealed to the council to allow arms and other military equipment into the country to equip Somalia’s military. It is a request being made as the international community begins to look at how long it will be before Somali troops can provide security on their own, allowing the departure of African Union troops, who have been in Somalia since 2007.

Continue reading

Madax Caalami ah oo Maanta Muqdisho Ku qulqulaya si ay uga qeyb galaan Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub


muqdishoMqdisho: iyadoo ay maanta Magaalada muqdisho ka dhici doonto

 

 

Munaasabad weyn oo caleema saar Loogu sameyn doono Madaxweynaha

 

 

Cusub ee soomaaliya ayaa waxaa soo gaaray Muqdisho

 

 

Madaxweynayaal ay ka mid yihiin Madaxweynaha Dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir Madaxweynaha Dalka Djibuti Cismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Ugandha Yueri Museveni R/wasaaraha Ethiopia Heile Mariam R/wasaare ku xigeenka DalkaTurkiga Bakir Bozdag

Continue reading

Khudbadii uu Maxamad C/llaahi Farmaajo Baarlamaanka u Jeediyay


Khudbadii Sh Shariif uu Maanta u Jeediyay Baarlamaanka


Daawo Khudbadii Salad Cali Jelle oo Aheyd tii Ugu Xiisaha Badneyd uguna Qosolka Badneyd