• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Hey,addaha Amaanka Boqortooyada Saudi Arabia oo Gacanta ku dhigtay 149 Xubnood oo Ka Tirsan Al-qacida


tur Wasaarada Arrimaha Guddaha Boqortooyada Saudi arabiya

 

 

 

Ayaa shalay shaaca ka qaaday  in Ay Gacanta ku dhigeen 149

 

 

 

 Xubnood oo u kala qeybsanaa 19 Firqadood oo Argagixiso ah

 

 

Kuna xiran ururweynaha Al-qaacida kuwasoo qorsheynayay weeraro ay ku Qaadaan Xarumo muhim ah oo ku yaala wadanka Sacuudiga iyo waliba dilal loo geysan lahaa Mas,uuliyiin Amniga qaabilsan iyo Saxafiyiin iyo Qaraayaal Mashhuur ah

Xubnahan la soo qabqabtay ayaa u qeybsanaa 124 u dhalatay dalka Sacuudiga

 

Halka ay 25 ka kalena u kala dhasheen dalal kala duwan oo aan sacuudiga aheyn

 

Afhayeenka wasaaradda Arrimaha guddaha dalka Sacuudiga Generaal Mansur Al-Turki oo

 

Saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in ay xubnahan ka tirsan yihiin ama xiriir dhow la leeyihiin

 

Al-Qaaciddada joogta wadamadda Yemen, Somalia iyo Afghanistan dadka la xiray Ayaa

 

Waxaa ka mid ah haweenay Sacuudiyad ah oo ay xataa Al-qaacidada Yemen hore u Sheegteen

 

in ay ka tirsan tahay ururkooda waxaa la sugayaa maalmaha soo socda in la soo bandhigi doono wadamad ay ka soo jeedaan 25 ka qof ee ajaanibta ah

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: