• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaafiicda AMISOM oo Maanta Meeshii Ugu Dheereed Abid Gaartay iyadoona Warshada Maslax Suuqa Xoolaha iyo Xaafadaha Ugu Dambeeya Dayniile Dad Ku Laysay


artille Madaafiic Bartilmaameed Ah oo ay Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowlada La dhaceen galabta
Xaafado Aad uga Fog halka laga soo riday ayaa geystay qasaarooyin iskugu jira dhimasho iyo
Dhaawac Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxaa ugu yaraan
Ku geeriyooday inta la ogyahay  6-qof oo rayid ah halka 15-kalena ay ku dhaawacmeen
Madaafiicdan oo gabal dhicii maanta lagu garaacay Degmooyinka Hiliwaa iyo Dayniile ayaa gaaray Warshada Maslax oo ku taala Xaafadaha ugu dambeeya ee dhinaca Degmada Balcad oo ah halka looga soo baxo Magaalada Muqdisho

Continue reading

Sawirka Maanta


 

 

Saado Cali


 

8aPUdRb1EoTPsGJa_exMT78M2Lln5bn3scTHDRBGyVE


logo design
dasd libaax badeed

<meta content=”8aPUdRb1EoTPsGJa_exMT78M2Lln5bn3scTHDRBGyVE” />

<!-Weather in Mogadishu, Somalia on your site – HTML code – weatherforecastmap.com — ><div align=”center” style=”width:130px;border:1px solid #ccc;background:#fff;font-color:#ddd;font-weight:bold;margin:0px 0px 0px 0px;”><a style=”font-size:14px;text-decoration:none;color:#000;” href=”http://www.weatherforecastmap.com/somalia/mogadishu/”>Weather in Mogadishu</a><script src=”

Midowga Afrika oo Gudoomiye Cusub u Doortay Bingu Wa Mutharika Madaxweynaha Malawi iyo Qadafi oo Go,iisa Ka Duubtay


BinguMadaxweynayaasha dhowr iyo Konton dowladood oo Afrikaan Ah ayaa isku raacay in uu
Gudoomiyaha Midowga Afrika Noqdo Madaxweynaha dalka Malawi Bingu Wa Mutharika
Mr. Mutharika ayaa badalay Hogaankii hore ee midowga Afrika oo Ahaa Hogaamiyaha Dalka Libya
Mucammar Alqaddaafi Kaasoo Soo hayay Sanadkii hore .Mucammar Alqaddaafi ayaa Sanadkan
Si weyn ugu ol oleeyay in uu xilka  ku soo noqdo balse Madax dowlado badan ka Socotay ayaa gaashaanka ku dhuftay kadib markii ay dowladaha Koonfurta Afrika Keensadeen dalabka ah in ay xilka Sanadkan iyaga qabtaan iyo

Continue reading

Rachel Chandler, iyo Ninkeeda Paul oo Ah Labada Qof Ee Lgu Heysto Soomaaliya Ayaa Gacan Dag Dag Ah Ka Dalbaday Dowladooda


British couple RachelChandler iyo Paul oo Laba Lamaane oo in mudo ah ay Burcad Badeed ku haysteen
Dhulka ku dhow xeebaha somaliya Ayaa gargaar dag dag ah iyo sidii lagu Soo deyn lahaa
Ka dalbaday wadankooda Britain Labadan qofood oo sida la sheegay Laga soo afduubay
Meel kaba baxsan xeebaha somaliya iyagoo dalxiis ah waxaa mudo dheer lagu hayaa meel
Ka tirsan gobolka Galguduud Halkaasoo ay Burcadda haysataa dalbanayaan lacag dhan 7 milyan oo doolar hadii kalena ay sheegeen in aydilayaan halka ay dowlada Brtian ka gaabsatay in ay ka gasho waan waan iyo madax furasho iyadoona

Continue reading

Magaalooyinka B/weyne iyo Dhoobley Ayay Xalay iyo Maanta Ka Dhaceen Dagaalo Kala Duwan iyo Ahlu-Sunnada Gedo oo Sheegtay Mas,uuliyada


sunna Dagaalo Xalay ka dhacay Magaalkada B/xaawo ayay Mas,uuliyadiisa
Sheegteen Ururka Ahlu Sunnada Gobolkaas iyagoona
Sheegtay in ay Xalay in Mudo ah la wareegeen gacan ku heynta
Saldhiga Magaalada  Sheekh C/raxmaan Azhari oo markan
sheegtay inuu yahay Guddoomiyaha Ahlu Sunnada Gobolka Gedo ayaa sheegay in
hadafkoodu ahaa Kudhufo oo ka dhaqaaq ayna sii wadayaan dagaalada noocan oo kala ah isagoona sheegay in ay qasaaro xoogan gaarsiiyeen kooxo uu ug yeeray Khawaarij heysta magaaladaas

Continue reading