• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Airporka Muqdisho oo Lagu Qabtay Nin Soomaali Ah oo Watay Waxyaabihii Diyaarada Mareykanka Lagu Qarxiyay oo Kale


aadan-cadeWararka Muqdisho ka soo baxaya ayaa sheegaya in
13 kii November ee la soo dhaafay ay Ciidamada Amaanka
ilaaliya ee Airporka Muqdisho qabteen nin watay
Wax bac gooni ah ku jira oo buda ah iyo wax kaloo dareera ah
Lagana shakiyaysidaasna lagu dhigay xabsi ay leeyihiin
Ciidanka Sirdoonk soomaaliya ninkan oo la socday
Ama raaci rabay duulimaad ay diyaarada Daalo Airline ku mareysay  Muqdisho Hargeysa Djibuti balse ay Ciidanka Amaanka Shaki un uga reebeen Ninkan Soomaaliga ah oo isku watay waxyaabo budo ah oo gooni u xiran iyo wax kaloo Dareera ah

Continue reading

Ururka Midowga Afrika Ayaa isku Raacay in Ay usoo Diraan Soomaaliya Tababarayaal Ciidanka Cirka iyo Badda iskugu Jira


au-flag20092 Kulan ay iskugu yimaadeen Wasriirada Difaaca Ee
Midowga Afrika kana dhacay Magaalada Addis-ababa
Ayaa lagu ansixiyay in ay Midowga Afrika Soomaaliya
usoo diraan Saraakiil tababarta Ciidamada Cirka iyo
kuwa Badda Somaaliya kulankan oo ay ka soo qeyb
Galeen qaar Ka mid ah Wasiirada Gaashaandhiga
Wadamada Midowga Afrika ayaa waxaa ka ka hadlay Madaxa Gollaha Amaanka Midowga Afirka Rantana Lambara oo asaga Shir Gudoominayay Kulanka

Continue reading

Somali FM Pleads With Muslim States to help” Mottaki And Larijani both Said That The Islamic Republic Was ready To Offer Any Form of Assistance And Support To Somalia.


jengeli larijani Somalia’s foreign minister has called on Islamic states to assist his country as it tries
To move toward lasting peace and stability. Ali Ahmed Jama made the comment during a meeting
With Iranian Parliament Speaker Ali Larijani in Tehran on Tuesday afternoon. the Somali foreign minister said
That Mogadishu was currently passing through a transition Stage that involved rebuilding government institutions and Securing calm.
In an earlier meeting with his Iranian counterpart Manouchehr Mottaki, Ahmed Jama also explained that at The moment setting up government and public service institutions was Mogadishu’s leading Reconstruction priority.
Continue reading

Khilaafkii Dowlada Soomaaliya iyo Prof .Cali Geedi u Dhexeeyay oo Magaalada Nairobi Lagu Dhameeyay


D Sakiin

Ururka Al-Qaacida Qeybtiisa Yeman Ayaa Sheegtay Mas,uuliyada isku Daygii Fashilmay Ee Lagu Qarxin lahaa Diyaarada Mareynka ah


dsgasd Bayaan Xambaarsan Sawirka Ninkii isku qarxin
Rabay Diyaaradii Mareykanka aheyd oo Cumar Faaruq
una dhashay wadanka Nigeria ayaa la soo dhigay
Bog ay internetka ku leeyihiin ururka Al-Qaacida
Qeybtiisa Yeman Diyaaradan oo ay dadkii saarnaaka mid ahaayeen
Dhowr qofood oo soomaali ah iyo dad kaloo muslimiin
iyo gaalo aan wax  galabsan iskugu jiray ayaa ahaa rakaab gaaraya 278 qofood balse nasiib wanaag cidna wax kuma noqon marka laga reebo ninkii isku daygan waday oo ay dhaawacyo fudud oo gubasho ah ka soo gaareen waxyaabihii u qarxiyay Continue reading

Dowladaha Ethiopia iyo Kenya oo Soo Celiyay Siyaasadihii Ay Soomaaliya Kula Dhaqmi jireen Sanadihii u dhexeeyay 1995 -2005 ti Maxaase la Gudboon Dowlada Soomaaliya ??(Maqaal)


maqaal Sida la wada ogsoon yahay Siyaasadaha u dhexeeya
Dowladaha Caalamka Kuma dhisna Naxariis iyo
Ficlal-Kheyr Sida Shucuubta iyo dadka Caadiga ah ka dhexeysa
Dowladna kuma Faraxdo horumarka Dowlad kale hadii ay
Deris la tahay ama ay jiraan khilaafaad u dhexeeyana kumaba
Sii jirto Sidaas daraadeed ayaana keentay maanta in
Dowlado Waxyaabo badan ku kala duwan Sida Fogaaanshaha dhulka  ama ku kala duwan Diinta Midabka iyo Geografiga ay hadana waxyaabo badan ku midoobaan iyadoo ay danta

Continue reading

Radio Muqdisho oo isagoo FM ahaa Hore Uga Qeylisiiyay Shabaab iyo Xisbul-islaam Ayaa Mar kale Xalay Khadka Satellite ka Si Toos Ah u Soo Galay (Hadalkii Shabaab Muxuu Dhimay Muxuuse Kordhiyay ???)


satellite_graphics Magaalada Muqdisho iyo dhamaan Koonfurta Somalia
oo dhowr iyo toban sano oo la soo dhaafay
kooxaha isku haystay aanay lahaan jirin Warbaahin
Si toos ah u hoos timaada ayuu is badal ku yimid
Sanadkan horaantiisii kadib markii ay Kooxda Al-shabaab
Ka furteen Magaalada Kismaayo idaacad ku
Hadasha Afkooda laguna magacaabo ANDALUS in kastoo ay ku egtahay Ksimaayo iyo agagaaraheeda kuna Shaqeyso Hirka FM ka ayay idaacadaas sii dayn jirtay

Continue reading

Xubnihii Xisbul-islaam Ee Mudada Ku Xayirnaa Kenya Ayaa Muqdisho Soo Gaaray iyagoo uu Hogaaminayo Sh Xasan Mahdi


mahdi Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada
Muqdisho waxaa Safar Cirka ah ku soo gaaray
Xubno uu hogaaminayo Sheikh Xasan Mahdi Cismaan oo
Ka tirsanaa Mas’uuliyiintii ururka Xisbul-islaam
Ee u qaxay dalka Kenya kadib markii ay Kooxda Shabaab
ku baacsadeen ilaa Xadka Kenya Sh Xasan Mahdi
Ayaa ka mid ahaa Xubno muhim ah oo ay Xisbiga u direen Kismaayo si ay Maamul ugu soo Sameeyaan ka hor intii aan looga awood roonaan magaaladana laga saarin gobolada jubooyinka oo dhan

Continue reading

Madaxii Hey,ad Gargaari Jirtay Waayeelka Ah Cismaan Maadeey oo Ay Xalay Kooxo Hubeysan Ku Toogteen Gurigiisa oo Ku Yaala Magaalada B/Xaawo (Yaa Ka Dambeeyay ??? )


waayeelka Dabley hubeysan oo afka Soo duubtay ayaa xalay
Degmada Balad-Xaawo ku toogtay Madaxii
Hey’ad u gargaari jirtay dadka waayeelka ah
Ee aan haysan Cid kaalmeysa  Kooxaha dilay
Cismaan Maadey ayaa ugu dhacay gurigii uu ka
Daganaa Magaalada Balad-Xaawo in kastoo aanay jirin
Cid Sheegatay ama inta badan sheegan karta marka ay howsha sidan u xun tahay ayaa hadana waxa ay Famil kiisa soo wariyeen in ay hore dhowr digniinood uga soo gaareen kooxo aanay Magacaabin Sababo Amni darteed balse waxaa hore u Jirtay in ay Continue reading

Al-Qaida has changed its face and operates from a different base Somalia and Yemen have become the hot spots for jihadist activities and recruitment


Umar-Farouq A few months ago the story about al-Qaida was how,
Under pressure in Afghanistan and Pakistan, it had
largely been unravelled and its operational
Abilities degraded. Now, after the attempted
Downing of a US jet bound for Detroit, the same sources –
The US and UK intelligence agencies – say not only
That al-Qaida is still a dangerous threat, but that it may have managed to export and reconstitute parts of its operations to Somalia and Yemen.So what, precisely, should we believe?

Continue reading

Dadka Qurbaha iyo Kuwa Gugaha Jooga Maxaa Kala Haysta!!


war ma rabo Soomaaliya 

Continue reading

Sida Ay Qoreen Wakaaladda Wararka Jarmalka iyo Tan Sharqalawsat Dowlada Somaliya Ayaa Diyaarisay Dagaalkii Ay Kula Wareegi laheyd Magaalada Muqdisho


sooo Wakaalada Wararka Jarmalka Ayaa Sheegtay in ay
Heshay Xog sheegaysa in ay Dowlada Soomaaliya
Soo dhameystirtay diyaargarow Ciidan oo ay ku
Doonayso in ay kula wareegto guud ahaan Magaalada
Muqdisho oo ay Wakaaladaha ku qiyaaseen in ay
Hadda ka joogto %40 boqolkiiba Wakaalada Wararka
Asharqalawsat ayaa iyadu Soo xigatay Afhayeenka Xafiiska Ra,isul-wasaaraha Cabdi Xaaji goobdoon oo iyaga sida ay Sheegeen u Xaqiijiyay jiritaanka Qorshahan Continue reading

Xisbul-islaamkii Muqdisho oo Sii Kala Bur buraya iyadoona la Filayo in ay Dhawaanahan Qeyb ka Mid Ah ku biirto Dowlada Qeybna Shabaab


691 Kadib Burburkii ku yimid wadahadladii qarsoonaa ee u
Dhexeeyay Shabaab iyo Xisbul-islaamka Muqdisho
Ayaa waxaa soo baya warar hoose oo Sheegaya in ay
Dhowr xubnood oo muhim ah jiritaanka Xisbiga
Qeybtiisa Muqdisho ay Qorsheynayaan in ay
Si buuxda ugu biiraan Ururka ka awood roonaaday
Ee Al-Shabaab hadii uu hadalkan rumoobo ayaa waxa uu noqon doonaa in uu maalmo gudahood ku soo dhamaado
Magaca Xisbul-islaam oo isaga hore u baabi,iyay Magacyo kale oo ay ka mid ahaayeen Midowga maxkamadaha garabka Xasan daahir isbaheysiga dib-u-xoreynta Garabka Asmara Jabahal islaamiyah

Continue reading

Muxaadaro Dheer oo Ku saabsan Dhibaatada islaamka Ay Cadowgiisa Ku Hayaan iyo Tan Ay Dadkiisa u Geystaan Sh Maxamad Umal


 

lataxsan

Qeybta 1-aad

Qeybta 2-aad

Qeybta 3-aad

Qyebta 4-aad

buqaqable.com

Sister’s Death Has Brother Feeling Strong Pull To return To Somalia Dr. Mohamed Aden Ali May be Asked to Succeed his Sister as Somalia’s Next Minister of Health


Dr mohamaed aadan MINNEAPOLIS — In his last conversation with his sister in Somalia,
Dr. Mohamed Aden Ali spoke as the protective older brother.
“Be careful,” he told her softly over the phone.
Seven hours later, Qamar Aden Ali, his kid sister and
Somalia’s Minister of Health, was dead,
one of 24 people killed by a suicide bomber at a graduation ceremony for medical students.her death and talk that Ali may be asked to succeed his sister as Somalia’s next minister of health puts him

Continue reading