• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives


Shabaab iyo Mukaalalaha

Maleeshiyaad Magacyo Badan Leh Ayaa Maanta Dagaal Kula Wareegay Bariga Magaalada B/weyne Kadib Dagaal Dhexmaray iyaga iyo Xisbul-islaam


M_Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne oo ah Xarunta
Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaaladii Maanta
Ka dhacay bariga magaalada B/weyne loogu awood sheegtay
Ururka Xisbul-islaam oo ka talinayay halkaas Maalmihii la
Soo dhaafay Xaalada Magaalada ayaa Caawa dagan wax dagaal ah
oo ilaa galabta dhacayna ma jirin sida ay noo xaqiijiyeen ilo
Ku sugan Magaalada dhinaca kale Maleeshiyaadka la wareegay Bariga Magaalada ayaa wali la gabi dhacleynaya Cidii ay Sheegan lahaayeen ilaa maantana waxaa ka soo baxayay hadalo

Continue reading

Doon Shidaal u Waday Ganacsato Soomaaliyeed oo Maanta Ku Basbeeshay Dekkada Bossaso Kadib Markii Lagu Guul Dareystay in La Damiyo


doon gubatay Dakada Magaalada Bossaso Ayay Maanta Ku Gubatay
Doon shidaal u waday Ganacsato Soomaaliyeed oo
Ka soo raratay y wadanka Yemen iyadoona Shidaalka
doonta Saarnaa lagu qiyaasay ku dhowaad kun Barmiil oo
Shidaal kala duwan ah doonta oo uu markii hore dabka
Ku qabsaday gudaha Dekkeda ayaa Markii loo Caal waayay
Waxaa loo jiiday dhinaca Badweynta halkaasoo ay gabi ahaanba ku bas-beeshay iyada iyo wixii saarnaa walina lama oga Sababaha  dhaliyay dabkaas ma ahan markii ugu horeysay ee ay

Continue reading

Wiil 17 jir Soomaali Ah Ayaa Loo Xiray Dilkii Minneapolis Loogu Geystay Sadax Maalmood Ka Hor Laba Nin oo Soomaali Ah iyo Nin u Dhashay Oromo


Dhalinyaradii Lagu Laayay Magaalada Minneapolis oo Shalay Si Weyn loo Aasay isla Magaaladaas


Obama says he has no intention of sending American troops to Yemen or Somalia he says that for countries like Yemen and Somalia, working with international partners is most effective for now


obama WASHINGTON – President Barack Obama says he has
No intention of sending American troops to Yemen or Somalia.
Obama tells People magazine that he still believes
The center of al-Qaida activity is along the border between Afghanistan and Pakistan.
Terrorism concerns are rising in Yemen, at the bottom of
the Arabian peninsula, and in Somalia, critically located along key global shipping routes to Mideast oil fields. U.S. officials say they believe

Continue reading