• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Duleedka Magaalada Xarardheere oo Ay Galabta isku Laayeen Burcad Badeed isku qabtay Jawaano Lacag Ah


pir Dagaal xoogan ayaa galabta dhex maray Burcad badeed
Lacag fara badan ka qaatay Markab Shidaal oo ay Maalmahan
Ku heysteen Xeebta Xararadheere Wararka ka imaanaya
Xarardheere ayaa sheegaya in dhowr Buracadda ka mid ah
Ay geeriyoodeen kadib markii ay isku Qabteen qaabka loo
Wadaagayo Lacagta gaareysa ku Dhowaadka todobada Milyan
Ee laga qaaday Markab laga leeyahay wadanka Griiga oo ay laba bilood ka hor qafaasheen wararka ayaa intaa ku daraya in ay qaar ka mid ah burcad badeeda deegaanka Xarardheere diideen in

Continue reading

Gollaha Wasiirada Dowlada KMG ka ah Ayaa Maanta isku Raacay in la Soo Daabaco Lacag Cusub Waxaase la is Weydiinayaa Ma Shaqeyn kartaa Mise Maya ???


Fadhi ay Gollaha wasiirada Dowlada KMG ka ah Maanta Muqdisho Ku yeesheen ayay
Ku  go’aamiyeen Soo jeedin ka timid Wasiirka Maaliyada
Shariif Xasan taasoo aheyd in La soo daabaco lacag
Cusub oo Lagu badalo Kunka shlin Somaliga ah Lacagtan oo beryahan
Hadal heynteeda ay suuqa ku jirtay Laguna soo daabici doono
wadanka Sudan ayaa lagu sheegay dhowr bilyan ayay maanta
Wasiirada ku heshiiyeen in loo saaro gudi farsamo oo Soomaali iyo ajaanib iskugu jira inkastoo aan la ogeyn Sida ay wadanka ku wada gaari doonto lacagtan ayaa hadana waxaa la xasuusan karaa in ay hore dhowr sanadood Magaalada Muqdisho barkeed ka jirtay lacag lagu Magacaabi jiray N50 iyo N20 taasoo Continue reading

Raaf Xoogan oo Xalay Ka dhacay Xaafada islii Nairobi Ayaa Salfaday Tobanaan Soomaali Ah oo Ay Ku Jiraan Jenaraalo iyo Xildhibaano Si Weyn loo Yaqaan


kenyan Booliska wadanka Kenya ayaa  xalay Raaf  Xoogan ku
Qaaday Hotelo ku yaala Xaafadaha ay Soomaalida ka
Dagan yihiin Soomaalida  magaalada Nairobi gaar ahaan
Xaafadda Islii.dadka la qafaalay oo tobanaan iyo tobanaan
Soomaali Ahaa  ayaa waxaa ka mid noqday labaatameeyo
Xildhibaanada Nairobi Saldhigtay ah iyo Waliba Saraakiil soomaaliyeed oo ay ugu Caansanaayeen
Jeneral Maxamad Nuur Galaal oo sida uu isagaba sheegay isagoo Dacas iyo macawis xiran la taxaabay iyo waliba Jenaral Dhuumaal oo maalmo ka hor ahaa taliya xoogga dalka

Continue reading