• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maleeshiyaadka Ahlu-Sunna Ayaa Maanta Markooda Weerar Gaadma Ah Ku Gaaray Goobihii Ay Shabaabka Kaga Soo Duuleen Dhuusa-mareeb


dikri Dagaal Xoogan ayaa galabta ka dhacay Meel dhowr Km u jirta
Magaalada Ceel-buur oo ah Saldhiga ugu weyn Ee ay Kooxda
Al-Shabaab ku leeyihiin Gobolka Galguduud dagaalkan
oo ka bilowday deegaan lagu Magacaabo war-xoolo
Ayaa ku bilowday si lama filaan ah iyadoo beryahan la
Hadal hayay in ay Shabaabka duulaan Ku soo yihiin Magaalada
Guri-ceel ayay Kooxda Ahlusunnada Galguduud weerar dhabar jebin u muuqday ku qaadeen meel aad uga fog Magaalada Weerarka looga baqayay deegaanada War-Xoolo iyo Wabxooo ah deegaano

Continue reading

Fighting erupted late Monday in Wabho and Warholo villages in central Somalia between the government-allied Ahlu Sunna Wal Jammaa and fighters from the Al-Qaeda-inspired Shebab.


ahlusunaa MOGADISHU (AFP) – Clashes in central Somalia have killed
at least 16 and displaced hundreds, witnesses said Tuesday,
As pro-government militia fought to Take control of the region
From Islamist rebels. Fighting erupted late Monday in
Wabho and Warholo villages in central Somalia between
The government-allied Ahlu Sunna Wal Jammaa and fighters
From the Al-Qaeda-inspired Shebab.The fighting is still continuing… we are pushing them back to their last stronghold … and if Allah wishes we will kick them out of

Continue reading

Qashin qub Ku Yaala Degmada Boondheere Ayaa Maanta Laga Helay Miino Loogu Diyaariyay Dadkii Nadaafadda Ka Shaqeyn Lahaa


Mine Maamulka Degmada Boondheere ayaa Maanta helay 
Miino Culeyskeeda lagu qiyaasay 30 kg oo iskugu jirta
Waxyaabaha qarxa Goob qashin qub ah oo degmadaas ku taala
Miinadan Ayaa la helay kadib markii ay Maamulka degmada
oo kaashanaya dad Masaakiin ah oo nolol ka raadsada
Howlaha Qashin  Aruurinta iyo howlaha Nadaafada
Degmooyinka qaar oo ay Mar mar raashiin ama dhaqaale yar ku bixiyaan Hey,addo NGO,s ka ah iyo qaar ka mid ah Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir Ma ahan markii ugu horeysay ee
 

Continue reading