• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gudoomiyaha Gobolka Sool Ayaa Ku Dhaawacmay Qarax Lagula Eegtay Magaalada Laas-caanood iyo Magaaladaasoo Qaaday Koobka Qaraxyada Magaalooyinka Dagan


Qarax Wararka ka imaanaya  Magaalada Laacsaanood Xarunta
Gobolka Sool ayaa sheegaya in uu magaaladaas qarax xoogan
Ka dhacay goordhow kaasi oo sida la sheegay ahaa Miinada
La haga ayaa lala beegsaday gudoomiyaha gobolka Sool. Faarax Askar
kaasoo uu dhaawac ka soo gaaray qaraxan oo inta badan Magaalada laga maqalay
Ayaa inta la ogeyahay waxaa ku dhaawacmay afar qof oo uu ku jiro gudoomiyaha Gobolka Sool ma ahan qaraxii ugu horeeyay ee ka dhaca magaalada laascaanood halkaasoo halkaasoo hore Mas,uuliyiin Ciidan loogu dilay inkastoo aanay wali jirin cid rasmi u sheegatay howlahan

Continue reading

Shabaabka Kismaayo oo 15 Nin Xabsiga u Taxaabay Kadib Markii Ay Ku Eedeeyeen in Ay Ku Gafeen Amarkoodii Ahaa in Aan Garka La Xiirin


al-shabaab Maleeshiyaadka Shabaabka Kismaayo Ayaa olole ay Ku qaadeen
Raga aan Garka laheyn ku soo Qabqabtay ilaa shan iyo toban
Rag aan gar laheyn ahaa kuwaasoo Xabsiga loo dhaadhiciyay
Hawlgalkan oo ay inta badan qaadaan dhalinyaro Maqasyo iyo
Jeydalo wata ayaa Maanta lagu Qaaday Xaafada Calanley oo
Ka tirsan Magaalada Kismaayo Dhinaca kale dhowr haween ah
Ayaa lagu soo qabtay howlgalkaaso kuwaasoo lagu soo eedeeyay in ay qaad si qarsoodi ah ugu iibinayeen magaala Kismaayo oo ay maalmo ka hor ku soo rogeen Maamulka haysta in laga saaro qaadka Magaalada

Continue reading