• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Midowga Afrika oo Gudoomiye Cusub u Doortay Bingu Wa Mutharika Madaxweynaha Malawi iyo Qadafi oo Go,iisa Ka Duubtay


BinguMadaxweynayaasha dhowr iyo Konton dowladood oo Afrikaan Ah ayaa isku raacay in uu
Gudoomiyaha Midowga Afrika Noqdo Madaxweynaha dalka Malawi Bingu Wa Mutharika
Mr. Mutharika ayaa badalay Hogaankii hore ee midowga Afrika oo Ahaa Hogaamiyaha Dalka Libya
Mucammar Alqaddaafi Kaasoo Soo hayay Sanadkii hore .Mucammar Alqaddaafi ayaa Sanadkan
Si weyn ugu ol oleeyay in uu xilka  ku soo noqdo balse Madax dowlado badan ka Socotay ayaa gaashaanka ku dhuftay kadib markii ay dowladaha Koonfurta Afrika Keensadeen dalabka ah in ay xilka Sanadkan iyaga qabtaan iyo

Waliba dowlado badan oo ka soo horjeeday xilka uu sii haynayo Qadaafi ayaa sababtay in ay Libya Sidaas
ku weyso balse qadaafi ayaa ugu dambeynti isku qanciyay inuu si qabow xilka ku dhiibo Qadafi oo Bilo yar
Kadib Qaban Doona Hogaanka Wareega Ee Jaamacada Carabta Ayaa Si Weyn u Daneyaynaya in uu Ku Booteeyo
Boqorka Boqorada Madaxa Madaxda Midowga Afrika iyo Madaxa Madaxda Jaamacada Carabta balse waa ku Fashilmay isku daygaas 
buqaqable@yahoo.com
buqaqable@windowslive.com
buqaqable.com

Leave a comment