• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha DKMG Ah Ayaa Maanta Soo Bandhigay Wax-qabadkoodii Sanadka 2009 ka oo Ay Dowlada Soo Shaqaynaysay


Halka Aadan Cade Kulan looga hadlayay waxqabadkii Dowlada KMG ka ah
Xiligii ay soo jirtay ayaa maanta ka dhacay Garoonka
Diyaaradaha Magaalada Muqdisho. Kulankan oo lagu
Soo beegay furitaanka Hool weyn oo ay dadka safarka ah
ku sugaan diyaaradaha xiliga ay dhoofayaan kaasoo
Ay hirgelintiisa iska kaashadeen Maamulka
Aadan Cade Airport iyo Shirkadaha Diyaaradaha Ka Shaqeeya Airporkaas Hoolkan aad loo habeeyay ayaa qaadi kara markiiba 400 oo ruux wuxuuna leeyahay adeegyada isgaarsiinta Musuqulaha iyo Kafateeriya laga heli karo wixii daruuri ah

Continue reading

Death Toll in Central Somalia Fighting rises to 47 We Have Counted 47 Dead Bodies And one Hundred injured," Ali Yasin Gedi, Vice Chairman of Elman group told Reuters


xasuu MOGADISHU (Reuters) – At least 47 people have been
Killed in central Somalia in fighting between Islamist
rebels and a pro-government group for control of a
Strategic town, a human rights group and residents said on Sunday.
Al Shabaab, which seeks to impose strict Islamic rule on
Somalia, attacked Dusamareb, 560 km (350 miles) north of the
Capital on Saturday, pounding positions of moderate Muslim group Ahlu Sunna Waljamaca.The clashes were the first in the town since December 2008 when the Ahlu Sunna took it after ousting al Shabaab fighters.

Continue reading

Saraakiishii Wadanka Ugandha Ku Soo Qalanjibasay oo Maanta Xaflad Soo dhoweyn Ah Loogu Qabtay Madaxtooyada Soomaaliya


Sarakiil 1 Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Maanta lagu qabtay Xaflad
Dhaarin iyo soo dhoweyn ah oo loo qabtay Saraakiil
Ciidanka Soomaaliya ka tirsan oo dhowaan soo
Dhameysatay Waxbarasho Dhinaca Ciidanka ah oo qaadatay
Sadax Sanadood Saraakiishan oo Todoba Sarkaal ahaa ayaa
Maanta lagu hor dhaariyay Madaxweynaha Soomaaliya
Sh Shariif halkaasoo ay ku balan Qaadeen in ay daacadnimo ugu shaqeyn doonaan dalka iyo diinta todobadan Sarkaal Ayaa ka soo qalin jabiyay Kulliyada ugu sareysa dhinaca Ciidanka Millatariga

Continue reading

MAAMUL GOBOLEEDYADU MA DAN SOMALIYEED BAA KUJIRTA MISE ??? (WAA MAQAAL DHEER)


image Sidii  Dowladii dhexe ey uburburtayba, waxaa  wadanka uu galayay

Marxalado kaladuwan oo Midwaliba xanuunkeeda gaarka ah

Xanbaarsanaa, Marxaladahaasoo  siifogey neysay  marba marka Ka

Danbeeya dib usoocelinta qarankii somaliyeed iyo dowladnimadiisiiba.

Waxey aheyd war aan Somalida inteeda badan eysan ku farxin

Maqalkiisa, ahaana Dhaawicii ugu horreeyay  ee soo gaara qaran nimadii somaaliyeed markii ey ku dhawaaqeen reer waqooyi galbeed iney sameysteen dowlad ugaar ah iyaga.(somaliland) Continue reading