• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mudaaharaadkii Stadium Muqdisho Ka Dhacay Maanta oo Kale Sanad Ka Hor Muxuu Ku Xasuusinayaa ??? Waa Qoraalkii 16-01-2009ki oo Aan Dib idinku Soo Celinay


2 isu soo bax kii ugu weynaa laba sano ayaa maanta ka dhacay
Magaalada muqdisho gaar Ahaan Istadium Mogadisho
Halkaasoo ay dad lagu Qiyaasay in ka badan toban kun iskugu
Soo baxeen kuna Tukadeen Salaadii Jimcaha Mudaaharaadkan
oo dadka Soo Xasuusiyay Xiligii ay Midowga Maxkamadaha
Muqdisho Ka Talinayeen dadweynahan ayaa
Waxaa u Qudbeeyay Saraakiil ka Tirsan Ibaheysiga Dib-U-Xoreynta iyo Kuwa Maxkamadaha Gudiga Culimaa,udiinka iyo Waliba Odayaasha Dhaqanka Beelaha Muqdisho  dadweynahan waxaa Ka Muuqday Wajiyadooda Farxad iyo

Continue reading

Ciidamada Cirka Yemen Ayaa Duqeyn Cirka Ah Ku Dilay Sarkaalkii ugu Sareeyay Al-Qaacidada Jazeeradda Carabta Qaasim Al-Riimi iyo Shan Kale


qasim War Ka Soo baxay Shalay Laamaha Amaanka Yemen
Ayaa lagu sheegay in Duqeyn ay Diyaarado Ciidanka
Yemen leeyihiin Lagu dilay lix Sarkaal oo ka tirsanaa
Al-Qaacidda Yemen Weerarakan oo la Rumeysan yahay in
Ay fuliyeen Diyaaradaha Ciidamada Cirka yemen oo
Kaalmo Sirdoon ka heleya Dowlado Reer galbeed ah
Ayaa inta la ogyahay waxaa ku dhintay lix ka tirsanaa Saraakiisha Al-Qaacida ee ku Sugan Wadanka Yemen Saraakiishan la laayay waxaa ka mid ahaa 1-Abul-Qasim al-Riimi oo ahaa Hogaankii Millitry ee ugu Sareeyay

Continue reading

Madaxweyne Sh Shariif Ayaa Dib ugu Soo Laabtay Muqdisho Kadib Safar uu Kenya Ku Joogay Sadax Maalmood War Saxaafadeed Ka Soo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Ayaa Lagu Yiri Sida hoos ku Qoran


shariif Madaxweyne Sh Shariif oo maalmihii la soo dhaafay Safar ku joogay
Magaalada Nairobi Ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Madaxweynaha iyo
Wafdigiisa ayaa Magaalada Nairobi kula soo kulmay Dhinacyo badan oo ay
Ka mid ahaayeen Xubanaha Baalmaanka Soomaaliya kuwooda ku sugan Kenya  iyo wakiilada dowlado badan oo
Caalamka Ah hadaba Markii uu Maanta Soo laabtay Madaxweynaha ayaa  War Saxaafadeed ka Soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Waxaa lagu faahfaahiyay Waxyaabihii uu Ku saabsanaa Safarka Madaxweynaha iyo wixii u soo qabsoomay Sadaxdii Maalmood ee la soo dhaafay hadaba halkan ka aqrsio warkii ka soo baxay Madaxtooyada:- 

Continue reading

مقتل ستة من عناصر القاعدة بضربة جوية بمنطقة الاجاشر بين محافظتي صعدة والجوف وأضاف المصدر أنه كان ضمن تلك المجموعة الإرهابية، قاسم الريمي القائد العسكري للتنظيم،( ـ سبأنت :


saba قال مصدر أمني مسؤول:” إنه وفي اطار الملاحقة الأمنية المستمرة للعناصر الإرهابية من تنظيم القاعدة

تم في تمام الساعة الثانية والنصف من ظهر اليوم توجيه ضربة جوية ناجحة من قبل قواتنا الجوية لعدد من عناصر

تنظيم القاعدة كانوا يستقلون سيارتين في منطقة الاجاشر ما بين طيبة الاسم والبقع الواقعة بين محافظتي صعدة والجوف.

وأضاف المصدر أنه كان ضمن تلك المجموعة الإرهابية، الإرهابيون قاسم الريمي القائد العسكري للتنظيم،

وعمار عبادة الوائلي وصالح التيس وعايض جابر الشبواني وهم من العناصر القيادية في التنظيم، بالإضافة إلى عبدالله هادي التيس، وأبو أيمن المصري (مصري الجنسية) ويعرف باسم صالح الجوفي ويعتبر من أخطر العناصر الإرهابية القيادية في تنظيم القاعدة في اليمن والمنظر الأيدلوجي للعناصر الإرهابية في التنظيم.

Continue reading