• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Raisul-wasaare Farmaajo oo Cod Aqlabiyad ah Lagu Ansixiyay 297 Cod Kadib Markii Gacan-taag La Ogolaaday


gacan taag Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta cod gacan taag ah

 

 

Ku ansixiyay Raisul-wasaaraha Cusb Maxamed Cabdullaahi 

 

 

Farmaajo) kulanka maanta oo ay Ka soo qeyb galeen xildhibaano

 

 

Gaaraya sadax boqol sagaashan iyo kow xildibaan 391 ayaa gacan taag kadib waxaa codka  kalsoonida siiyay R/wasaaraha 297 halka ay 92 xildhibaan diideen halka ay laba xildhibaana Continue reading

Kulankii Codka Loogu Qaadi Lahaa R/wasaaraha Magacaaban oo Muqdisho Ka Furmay iyadoo Amaankana Aad Loo Adkeeyay


Barlamanka Kulankii loogu qaadayay codka ansixinta R/wasaaraha Cusb

 

 

Ee  Soomaaliya Mr.Farmaajo ayaa goor dhow si Rasmi ah uga

 

 

Bilawday Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho halkaasoo ay

 

 

Ku soo xaadireen  dhamaan xubnaha xildhibaanada Baarlamaankakuwooda Muqdisho ku sugan Fadhiagan waxaa goobjoog ka ah R/ wasaaraha Maxamad Cabdullahi ( Farmaajo) oo Continue reading

Fadhiga Baarlamaanka oo Maanta La Filayo in uu Qabsoomo iyo Xildhibaanadii Gacantaaga oo Ka Guuleysatay Kuwii Codka Qarsoodida


shar Kadib khilaaf  mudo laba asbuuc ku dhow dhow ka soo dhex socday

 

 

 

Xildhibaano kala taageersanaa Labada Shariif una kala jabnaa in

 

 

 

Si qarsoodi ah loogu Codeeyo R/wasaarha lana diido iyo kuwa qabay. in codka gacan taag Makshuuf ah laga dhigo si buxda iyo Sacabna lagu ansixiyo R/wasaaraha Cusub oo isaga sida la sheegay aan ka soo bixin ama soo marin

Continue reading