• RSS Somali VOA

    • Wareysi: Taliye ku Xigeen ka Tirsanaa NISA oo Is-Casilay May 22, 2017
      Taliye ku xigeenkii hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ee dhanka howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed ayaa waraysi gaar ah oo uu VOA-da siiyay ku sheegay in uu iska casilay xilkaasi.
    • Wareysi: Cali Khaliif oo ku Sugan Hargeysa May 22, 2017
      Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galleydh, ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland oo uu ka mid yahay madaxweyne Siilaanyo.
    • Howlgal Amni oo ka Billowday Muqdisho May 22, 2017
      Howlgal gaar ah oo loogu talagalay in lagu sugo ammaanka gobolka Banaadir ayaa xalay si rasmi ah uga billowday magaalada Muqdisho.
    • Hooyo Caruurteeda ku Weysay Abaarta iyo Tahriibka May 22, 2017
      Magaalada Boosaaso waxa ku sugan dad badan oo ay soo bara-kicisay abaartii mudada dheer ka jirtay gobollo badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya. Dadkaasi waxaa ka mid ah Hooyo Caasho Cumar oo VOA-da la wadaagtay dhibaato xanuun badan oo ka soo gaartay tahriibka iyo abaarta, oo ay ku weysay laba ka mid ah sadexdii wiil ee ay dhashay, mid kalena uu xabsi ugu jir […]
    • Madaxweyne Trump oo Tagey Tel Aviv May 22, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta tagey Israel, halkaasi oo uu ku bixinayo booqashadiisa ugu horeysay isaga oo madaxweyne ah, wuxuuna doonayaa inuu dib usoo nooleeyo dadaallada heshiiska nabadeed ee muddo loo raadinayo Israel iyo Falastiin.
    • Erdogan oo Kordhiyey Xaaladda Deg Degga ee Turkiga May 22, 2017
      Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sii kordhiyey waqtiga xaaladda deg degga ah ee dalkaas lagu soo rogay kadib afgambigii dhicisoobay ee bishii July ee 2016 ka dhacay dalkaas.
    • Trump oo Ka Hadlay Kulanka Riyadh May 21, 2017
      Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Axaddan ugu baaqay dalalka Muslimka ah inay u midoobaan dagaalka laga soo horjeedo kooxaha argagixisada. Hadalkan ayuu ka sheegay kulanka magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga.
    • Trump oo la Hadlaya Madaxda Dalalka Islaamka May 21, 2017
      Waxaa goor dhow bilaabanaysa khudbad uu shirka Carabta iyo Islamaka iyo Maraykanka u jeedinayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqashadiisii ugu horraysay ku jooga dalka Sucuudiga.
    • Wicitaanka: Xasan Aadan Hoosow May 21, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xasan Aadan Hoosow oo ah dhaqaale-yahan, waxaana uu ka hadlayaa musuqmaasuqa
    • Madaxweyne Farmaajo oo Riyad Gaaray May 21, 2017
      Madaxweynaha Somalia ayaa qeyb ka ah tiro madaxda Islaamka ah oo uu magaalada Riyad kula hadli doono madaxweynaha Maraykanka Doland Trump, kaas oo booqasho labo maalmood ah magaalada Riyad ku jooga.
    • Shactar Qalab iyo Baabuur u Wadey Hobyo oo Dagey May 21, 2017
      Shactar qalab iyo gadiid u wadey Hobyo ayaa ku dagey meel 10 KM u jirta xeebta degmadaasi.
    • Dhageyso Barnaamijka Martida Makarafoonka May 20, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka Martida Makrafoonka, Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa la diyaar ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington May 20, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Caweyska Washington, Sahra Ciidle Nuur, ayaa la diyaar ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka May 20, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, oo aad xilliyadan oo kale dhageysataan. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa la diyaar ah.
    • Iiraan: Xasan Ruuxaani oo xilka mar kale loo doortay May 20, 2017
      In kabadan 20 Milyan oo kamid ah shacabka Iiraan ayaa maanta Xasan Ruuxaani Madaxweyne u doortay.
    • Madaxweyne Trump oo Sacuudiga booqanaya. May 20, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaaray caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyad
    • Al-Bashir oo Trump Dartiis uga Baaqday Shirka Riyadh May 19, 2017
      Dowladda Sudan ayaa sheegtay in madaxweyne Omar al-Bashir uu doortay inuusan ka qeyb galin shir madaxeed ka dhacaya magaalada Riyadh, kaasi oo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ka qeyb galayo.
    • Barnaamijka Hambalyada iso Heesaha May 19, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iso Heesaha ee Todobadkan waxaa inoo haya Caasho Ibraahim Aadan (Caasho Cuud) iyo Ibraahim Xasan Garabey (Daardurey), waxaadna ku maqli doontaan dhambaalladii aad noo soo dirteen iyo heeso xul ah.
    • Xaaladda Soomaalida Yemen oo sii Xumaaneysa May 19, 2017
      Colaadda ka taagan dalka Yaman ayaa faraha ka sii baxaysa, iyadoo  ay sii  xumaanayaan xaaladaha  baahi iyo baylahsanaan ee haysta qaxootiga ku sugan dalkaasi oo tiradoodu ay gareeyso 280,000.
    • Dad ku Dhintay Roobab ka Da'ay Muqdisho May 19, 2017
      Roobab culus ayaa lagu soo warramaya inay shalay iyo xalay ka da’een gobollo kala duwan oo Soomaaliya ah, khasaarena ay ka dhasheen.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Fadhiga Baarlamaanka oo Maanta La Filayo in uu Qabsoomo iyo Xildhibaanadii Gacantaaga oo Ka Guuleysatay Kuwii Codka Qarsoodida


shar Kadib khilaaf  mudo laba asbuuc ku dhow dhow ka soo dhex socday

 

 

 

Xildhibaano kala taageersanaa Labada Shariif una kala jabnaa in

 

 

 

Si qarsoodi ah loogu Codeeyo R/wasaarha lana diido iyo kuwa qabay. in codka gacan taag Makshuuf ah laga dhigo si buxda iyo Sacabna lagu ansixiyo R/wasaaraha Cusub oo isaga sida la sheegay aan ka soo bixin ama soo marin

Jidadkii ay caanka ku ahaayeen R/wasaarayaasha Shantii sano ee u dambeysay Soo maray

 

Xukuumadihi KMG ka ahaa ee soo maray Soomaliya hadaba khilaafka labada Garab oo mudo

 

Hoosta ka socday ayaa banaanka yimid kadib markii ay labada shariif Saxaafada iskala hadleen

 

iyagoo dagan laba qol oo iska soo horjeeda intaas wixii ka dambeeyay waxaa socday dadaalo

 

Ay wadeen Beesha Caalamka iyo waxgarad Soomaaliyeed kuwaasoo ka digay Hadii uusan is

 

Faham dhaqso ah imaanin in ay noqon karto Nihaayadii waxa ay isku haystaan Madaxda TFG

 

Kuna dhamaan karta hadii R/wasaaraha u diido Baarlamaanka isagoon awood u laheyn in uu

 

Magacaabo R/wasaare kale hadana Madaxweynaha u soo celiyo isla R/wasaaraha hadana

 

Ay diidaan xataa hadii uu badalo Farmaajo marka sadaxaad Cahdiga KMG ka ah waxa u qabaa

 

in uu Madaxweynaha Sharciyadda weynayo ugu dambeyna ay isla wada Dhacayaan

 

TFG yada Dhowrka Xaafadood Muqdisho ka maamusha  hadaba waxaa hada Muuqata in ay

 

Guul joogaan Xildhibaanadii taageersanaa Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Magacaaban

 

Maadaama ay ku soo dhamaatay in la qaato soo jeedintoodii aheyd in codka Gacan loo taago

 

Laakiin lama oga waxa kooxdii kale lagu qanciyay Ma wasiiro ma Handadaad ma lacag sida caadada

 

Ka ah Baarlamaanka Somaliya wali lama oga waxa laga yeeli doono codka wasiirada loo qaadi doono marka la soo magacaabo 

.

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: