• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Raisul-wasaare Farmaajo oo Cod Aqlabiyad ah Lagu Ansixiyay 297 Cod Kadib Markii Gacan-taag La Ogolaaday


gacan taag Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta cod gacan taag ah

 

 

Ku ansixiyay Raisul-wasaaraha Cusb Maxamed Cabdullaahi 

 

 

Farmaajo) kulanka maanta oo ay Ka soo qeyb galeen xildhibaano

 

 

Gaaraya sadax boqol sagaashan iyo kow xildibaan 391 ayaa gacan taag kadib waxaa codka  kalsoonida siiyay R/wasaaraha 297 halka ay 92 xildhibaan diideen halka ay laba xildhibaana

 

Ka aamuseen taasoo la macna ah in ay Aqlabiyada Baarlamaanka taageereen Magacaabista

2

R/wasaaraha dhinaca kale waxaa muuqata in ay Xildhibaanadii ka soo horjeeday Magacaabista ay tiro yaraayeen maadaama ay 92 xubnood gacan taaga ku diideen  

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: