• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Waji Gabax iyo Fadeexad Hortaagan Qoyska Boqortooyada Saudi Arabiya Kadib Markii uu Amiir Lodon Ku Dilay Adeegihiisii ( Video Hoos Ka Daawo )


amir Amiir lagu magacaabo Amiir Sacuud Bin-Cabdall-Caziiz

 

 

Bin Nazir oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Saudi arabiya

 

 

Ayaa ku dilay Hotel ku yaala Magaalada London Nin lagu

 

 

Magacaabi jiray Bandar Cabdall-Caziiz oo isaga shaqaale u ahaa kaasoo u dhintay Burbur iyo dhaawacyo ka soo gaaray Weerar gacanta ah oo uu ku qaaday Amiirkii uu u shaqeeynayay

 

Continue reading

Atam oo Mar Kale Askar Puntland Ah Ku Xasuuqay Buuraha Dagaalka iyo Amaanka Bosaso


images iyadoo ay dhamaadeen dagaaladii Xooganaa ee buuraha

 

 

Galgala ku dhexmaray hogaamiye koox Diimeed ka lagu

 

 

Magacaabo Atam iyo Ciidanka Maamulka Puntland ayaa

 

 

Hadana waxaa socday maalmihii dambe dagaalo goos goos ah iyo Miinooyin lala eeganayay Ciidanka Puntland hadaba warkii u dambeeyay ee maanta ayaa sheegaya in qarax miino uu la kacay baabur ay ka buxeen

  Continue reading

Madaxweyne Shariif Ayaa La Filayaa in uu Saacadaha Soo Socda Magacaabi Doono Ra’iisul Wasaare Cusub


Madaxweynaha DKMG ka ah Sh Shariif oo labadii asbuuc ee ugu dambeysay

 

 

Ku mashquulsanaa buuxinta Jagadii uu R/ Cumar C/rashiid baneeyay 16

 

 

Maalmood  ka hor ayaa hada u muuqda Mid Soo dhameeyay la

 

Tashiyadii uu la lahaa Soomaalida iyo Wadamada Taageera Dowlada wararka ka soo Baxaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Continue reading