• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kulankii Codka Loogu Qaadi Lahaa R/wasaaraha Magacaaban oo Muqdisho Ka Furmay iyadoo Amaankana Aad Loo Adkeeyay


Barlamanka Kulankii loogu qaadayay codka ansixinta R/wasaaraha Cusb

 

 

Ee  Soomaaliya Mr.Farmaajo ayaa goor dhow si Rasmi ah uga

 

 

Bilawday Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho halkaasoo ay

 

 

Ku soo xaadireen  dhamaan xubnaha xildhibaanada Baarlamaankakuwooda Muqdisho ku sugan Fadhiagan waxaa goobjoog ka ah R/ wasaaraha Maxamad Cabdullahi ( Farmaajo) oo kow iyo toban maalmood ka hor Fara marnaan kala tagay Xaruntan waxaa hada si toos ah u socda

 

Qudbihii looga hadlayay Ajendaha Maanta iyo qaabka looga doodi doono Anisixinta R/wasaaraha

Waxaa si weyn loo adkeeyay Aamaanka Xarunta uu shirka ka socda iyo hareeraheeda iyadoo ciidan

 

La dhigay dhamaan wadooyinka soo gala Xarunta Gollaha  Shacabka lama oga waxa ay ku soo

 

Dhamaan doonto laakiin waxay u badan tahay in la ansixin doono R/wasaare Farmaajo maadaama khilaafka intiisi badneyd la soo dhameeyay

Barlamanka_(2)

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: