• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

31 Responses

  1. bro mesha waxaaa ku hesaaaaaaaaaa ila qosol aan cadi aheen adi waxaa ku haboontahay in lagaa wacdo sababka iyo tacsiyooyinka kulahaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  2. waraa hadaad jooji weyso waxaad wado iska jir nabada ka sheekee dagaalka sheekadiisa yaree

  3. Asc marka hore waan idin saalmay salaan kadib amiin arts waxaa tahay horyaaalka siyaasada soomaaliya taa baan kugu amaanyaaaa waxaana idin leeyahay sii wada hoosha!kk

  4. KHAALID XIDDIG SAXIIB WAXAAN KU LEEYAHAY AAD AYYAD UFARSHAXAN FIICANTAHY SIDA AAD U FAHANSIINAYSID DADKA WAX WAANAD KU MAHADSANTAHY TAAS AYAAN KUUGU SOO AMAANAYAA SXB

  5. asc marka hore waad ku hadasan tahye xirfadada sxb lakiin waxan ku weydiye dhanka badda ka waran iyo xaalka resulaha maanta meesha u joga ma oraan karan wa mudaan xilkiisa ka soo baxaye ? labo shariif waa sidee xaalka maanta iyo maskiinta xamar

  6. Sxb waxad tahay nin aan kuficnen xaga xaqiiqada e hadaad tahay farshaxan waxaad sosartaa gumadka ay geysten cidama shisheeye maxa kudawa dhigey waxan hada lobahnen inlaga shekeyo

  7. Waxan halkan fariin aga dirayaa dhaman umada musliminta mel kasta oo ay jogan waxan leyahay taqabalahu minaa wa minkunkun salixal acmaal waxan leyahay umada muslinka ah maanta wad ujedan waxa kajira clmka muslimiinta ayaa melkasto lagu gumadayaa walaala yaal mar hadaan aragney in nala kuheysto dintena sharafta badan maxa noga aadan arinkan dorka aankulenahay intu la egyahay walaala yaal waxaa manta waajib nagu ah inaan in difacanaa dintena oo aan udhimanaa‏ ‏

  8. waar dadkan miyaanay cidba kanabad helayn, ma imakay amiiiiiin camirna baxsan waayay. lkn waxaan garan la,ay waxa uu yahay danbigiisu. waxaan leeyahay amiiiiiiir aqdim aqdim hana u dhegtaagin dadkan waxaa dhalaybaan u maleenaya waxa dhalay mooryaaanta aad sawirto e

  9. Asc dhaman umada muslimka ah waxaa manta u jedan in nagula heysto diintena marka maxa nala gudbon magu meysi ayan galna mise gaalada waa iska dhicinaa BY SALMAN YARE

  10. Asc waxan halkan kasalamaya daahir calooley iyo odey xaaris iyo amin arts axmadey

  11. scm dhaman umada islaamka ahi’ amiin wa nin runta kahadla oo marwalbo matada an sheyga karin dhibatadooda ayad u codeesa waxadna ka hadasha wax lobahanyahay isla waqtigas waxan ku dhihi laha wax weeyn bad qabata dadba fahmeenin lkn meeshaada kawad halganka wadna mahadsantahay walalkeeen

  12. sxb waxjiro mahid maxaa yelay waxad sosartaa gumadka shacabka muslimkaeh lagu hayo maxaa yelay waa mida kobad oo lagaa rabo uadegida shacabka somaliyeed hadane siyasad iyo waxaan lojogin ayaad qorihaysaa marka mida lagaa donaa waa inaad sosaarto gumadka shacabka muslimkaeh eelaguso duulay oona lagumadi hayo

  13. waa wax aad loo gu qoslo farshaxankaagu

  14. aniga oo ah inan ku nool somaliland kuna dhashay soomaliland waxaan ku riyooday muqdisho oon lasawiran karayn quruxdeeda waxaanan ka dul arkay buur u dhow muqdisho waxaana hereer ka marayeey laba wabi oo aad buluug ah manajiri doonto maagaalo ka qurux badan intii aan noolaa

  15. Amin arts wanku salamay salan kadib waxan ka codsana in ad so ban dhigto u ukadambeyey dilkii agaasima shabele maareeyaha dakadda weyn

  16. Haddi aad tahay mawaadin somaliyed oo anay cidi wax kuu yeedhin maxad malin qudha aad sawir ugu mujin wayday qaranka Somaliland iyo wax qabsigoda . Iyo in somaliland iyo somaliya ay hore u kala hayen laba dawladod . Waxad tahay doqon inta sakin loo dhibay la yidhi malinba jidhkaga kalay in yar goo. Ala mahad leh waa farinti Alamagan

  17. Sxbayaaal Riyaalagu noolyahee Runbaa looguurayaa

  18. sxb horta amaan ilaahay ayaa ay u sugnaatay bacda intaa sxb adiguna nin aad iyo aad u qiimo badan ayaa tahay laakiin waxaan rabaa in aad soo sawirto musuq maasuqan hadheeyey xukuumada siilaanyo iyo wasaaradiisa arimaha dibada

  19. waa wax lala yaabo mucjiso wax yaabaha aad sida realyga ah aad uga bixisanaysid muuqalada sax da ah ee jira

  20. Aqayaarey daawada sawirada amiin

  21. magacaygu waa mukhtaar waxaan kunoolahay magaalada boosaaso ee caasimadda gobolka bari waxaan layaabay intii aan daawanayey sawirradan
    markii uu macalinkii usoogalay ardaydii oo uu yidhi yaa doonaya inuu madaxweyne noqdo gacanta ayay wada taageen markuu yidhi yaa donya inuu waxbarto waa ay kagaabsadeen
    waa waxlala yaabo waxyaabaha noocaas oo kale ah maxaa yeelay waxaa maanta inahaysta haddii aan nahay ummadda somaaliyed waxka lemaaha waa waxbarasho la’aan iyo ilaahay iyo diintiisa oo kafogaanay
    waana dhab haddii aan wax labaran oon ilaahay latalo saaran diintana lacuskan inaynaan kabaxayn dhibkaan

    mukhtaar suldaan

  22. SUBAYR ilahay hanoo rumeeyo riyadaada huuno runtii wax fiiican ayaa kasheekaysay ee ilaahow noorumee

  23. sxbyaal dhalinta haddas soo koreeysaa waan idin dhihi lahaa in soomaaliya eenay kasoo socon nabad ee keeneen odayaal eee adinka isku tashta maanta dalka dhilinyaro adinka oo kale ayaa wax dhisa waxna dumiya waa iga baraarujin ikhwasaniiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii

  24. Waaw alaylahi sawirka murti buuu xambaarsan yahay waana mid ka turjumaya wadciga jira mahad snd aminarts thank you

  25. Asc wani salamay bahda amiin artes salaan kadib waxa
    ka codsana bahda amiin artes enaay sawirka
    ku dul qoraan magaca si loo fahmo

  26. Waryah meesha kakalataga wax aad sowadiin malahee

  27. waaba yaabe mx loo waayay somali wax isku quurta mdx weyne ayaa maamul goboleed kaso caroday adunyo xaalkaa ba

  28. waaba yaabe mdx weyne utalinaaya maamul tuleed oo hadana kaso caroday teda kalane xishod wuu tagay mx wiil iyo adiirkiis ayuu kaso caroday

  29. Waxan dhihi laha shacabka somaliyet haku fogiknadan tasturka cusub maxa yelay waxow ka hor imana dinta islamka be care full.

  30. Soomaaliya oo nabad noqotay lama arkayo inta oo amiin arts nool yahay

Leave a reply to Xiindheere Cancel reply