• RSS Somali VOA

    • 3 nin oo loo haysto weerarkii masjidka Minnesota June 22, 2018
      Saddex nin ayaa waxaa lagu soo oogay dambi naceyb kadib markii lagu eedeeyey inay bombaano ku weerareen masjid ku yaalla gobolka Minnesota.
    • Turkiga oo ka aargutay canshuurtii Trump June 22, 2018
      Turkey ayaa sheegtay in canshuur dhan 1.8 bilyan oo dollar ay saari doonto badeecadaha lagu soo sameeyo Mareykanka, ayada oo ka aargudaneysa canshuur madaxweyne Trump uu saaray biraha iyo alumuuniyaamta dalkaas.
    • Turkiga oo xiray 14 tuhmane oo Daacish ah June 22, 2018
      Wakaaladda wararka dowladda Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta ay xireen 14 qof oo la tuhunsan yahay inay xubno ka yihiin kooxda Daacish, kuwaasi oo diyaarinayey weeraro ka dhan ah doorashooyinka dalkaas ka dhacaya axadda.
    • Faransiiska oo u gudbay wareega 16-ka Koobka Aduunka June 21, 2018
      Xulka kubadda cakta Faransiiska ayaa u gudbay wareega 16-ka ee Koobka Aduunka, kadib marki ay maanta 1-0 uga badiyeen kooxda qaranka ee Peru.
    • Muranka Deeqaha Somaliland June 21, 2018
      Waxaa soo baxday inuu muran u dhexeeyo dawladda Soomaaliya iyo beesha caalamka kaasoo ku saabsan heshiis gaar ah oo qayb ka ahaa Hiigsiga Cusub iyo deeqaha la siinayo Somaliland
    • Dilal ka dhacay Diinsoor oo la isku khilaafsan yahay June 21, 2018
      Mas’uuliyiinta gobolka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in dadka la dilay ay ahaayeen Al-Shabaab, balse ehallada dadkaas ayaa ku dooday inay ahaayeen dad rayid ah.
    • Turkiga oo helaya diyaaradaha F-35 June 21, 2018
      Inkasta oo ay jirto diidmada congress-ka Mareykanka, ayaa Turkiga waxa ay heli doonaan toddobaadkan qeybtii ugu horreysay ee diyaaradaha dagaalka F-35 ee Mareykanka, sida saraakiil ka tirsan pentagon-ka iyo socdaalka ay u sheegeen VOA.
    • Cayaaraha adduunka iyo dhallinyarada muqdisho June 21, 2018
      Dalka Ruusha waxaa si xiisa leh uga socda tartanka Koobka kubadda cagta Aduunka. Ka sokow taageerayaasha dalalka ka qeyb galaya iyo xamaasadda garoomada Ruushka ee ay cayaaraha ka dhacayaan malaayiin qof  oo kale ayaa maalin walba ka daawata shaashadaha. Somalia cayaarta kubadda cagta waa cayaarta ay dhalinyaradu ugu jecelyihiin. Laakiin sanado badan oo amni […]
    • Booliska isku dhafka ah ee Gaalkacyo oo dad xiray June 21, 2018
      Waxaa soo kordhaya wada shaqeynta ay muujinayaan ciidamada booliska ee magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhinaca suggidda ammaanka iyo ka hor tagista rabshado mar kale magaaladaa ku soo celin kara dagaallo ku dhex maray dhinacyada Galmudug iyo Puntland. Wada shaqeyntaas waxaa ugu dambeeyay booliska Galmudug oo maanta rag soo qabqabteen ku wareejiyay booliska m […]
    • Spain oo dirqi uga badisay Iran June 21, 2018
      Mid ka mid ah kulannadi ugu xiisaha badnaa todobaadkaan ciyaaraha Koobka Aduunka ayaa waxa uu xalay dhexmaray xulalka Spain iyo Iran oo ka wada tirsan Group B. Ciyaartan oo ka dhacday magaalada Kazan ee Koofurgalbeed Russia ay ciyaartooyda xulka Iran kusoo bandhigeen ciyaar wadna-xanuun ku ridday xulka Spain kadid marki ay Iraaniyiintu dheeleen ciyaar difaac […]
    • Portugal oo Uruguay oo guulo gaaray June 21, 2018
      Xulka kubadda cagta Portugal ayaa Arbacadi 1-0 uga badiyay Morocco oo ka mid ah xulalka matalaya Qaarada Africa. Goolka guusha waxaa Portugal u saxiixay Ronaldo oo hadda hogaaminaya gooldhalinta ciyaaraha aduunka, isaga oo leh 4 gool labadi kulan ee uu ilaa hadda dheelay. Uruguay waxay 1-0 ku jajabsadeen Saudi Arabia. Goolka guusha waxaa saxiixay Suarez. Ila […]
    • Trump oo ka laabtay amar dood badan dhaliyey June 21, 2018
      Madaxweyne Trump ayaa Arbacadii shalay soo saaray wareegto uu ku joojinayo go'aan uu isagu horay u soo saaray, kaas oo qaxootiga qaangaarka ah lagaga horjoogsanayo inay Maraykanka soo galaan, caruurtoodana laga reebayo si loo xanaaneeyo.
    • Qubanaha VOA, Jun. 21, 2018 June 20, 2018
    • 'Awoodda Al-Shabaab ma sii kordheyso' June 20, 2018
      Qiimeyn la sameeyey ayaa sheegeysa in kooxda Al-Shabaab aysan sii xoogeysan, inkasta oo ay dhowaanahan fulisay weeraro dhimasho badan, oo uu ku jiro mid lagu dilay askari ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee Mareykanka.
    • Gabdho lagu kufsaday jidka Muqdisho iyo Baydhaba June 20, 2018
      Todobaadyaddii u dambeeyay waxaa qeyla dhaan ay ka soo yeereysay dadka rakaabka ah ee ku safra wada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.
    • Afghanistan: 30 askari oo weerar lagu dilay June 20, 2018
      Ugu yaraan 30 askari oo ka tirsan ciidamada dalka Afghanistan ayaa la dilay kadib markii maleeshiyo la tuhunsan yahay inay yihiin Taliban ay weerar ku qaadaeen laba bar kontorool maanta.
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 425-aad June 20, 2018
      Dhagaystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, oo uu soo jeedinayo Axmed Faarax Cali (Idaajaa). Qeybtanna waa qeybtii 425-aad.​        
    • Mareykanka oo ka baxay golaha xuquuqda aadanaha QM June 20, 2018
      Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka baxay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, isaga oo sheegay in Golahani uusan hadda kadib u qalmin magaca uu wato.
    • Galka Baarista: Dilkii askarta Soomaaliya ee 1978 June 19, 2018
      Intii uu dagaalkii Somalia iyo Ethiopia 1978-kii waxa dhacay fal ay saraakiisha sare ee ciidamada dawladda Soomaaliya ku khaarajiyeen askartii ugu badnayd ee Soomaali ah ee hal mar lagu laayo goob keliya.
    • Muqdisho: Askarti dilay Mid ka Mid ah Ciidamada Taraafikada June 19, 2018
      Askari ka tirsan ciidamada dowladda, ayaa dil toogasho u geystay askari ka mid ahaa ciidamada ilaalinta nidaamka waddooyinka ee taraafikada, xilli la sheegey in uu shaqadiisa ku guda jiray askariga la dilay.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Fadhigii Baarlamaanka Ku Ansixin Lahaa Raisul-wasaaha oo Fashil Ku Soo Dhamaaday iyo R / Farmaajo Xil la,aan Fillada Ku Soo Noqday


dsc01310 Kulan ay maanta Xildhibaanada. Baarlamaanka DKMG ka ah

 

 

Ku ansixin lahaayeen Ra’iisul wasaaraha Cusub ee dowladda KMG

 

 

Soomaaliya ayaa fashil ku soo Dhamaaday fadhiga Maanta oo

 

 

Ay ka soo qeyb galeen 380 Xildhibaan ayuu furay Madaxweynaha dowladda KMG ah Sh Shariif Sh Axmed kaasoo goobta ka jeediyay qudbad dheer oo dhinacyo badan taabatay,

waxaana uu Madaxweynaha mudanayaasha Barlamanka ka codsaday in ay ansixiyaan

 

Ra’iisul wasaaraha Cusub ee dowladda KMG ah kaasoo uu ku xushay  waqti ku filan la tashi uuna

 

Ka filayo in uu wax ka qaban doono intaas kadib ayuu Madaxweynuhu ka tagay Xarunta halkaasoo

 

Ay ka bilaabatay doodii Baarlamaanka dhexdiisa aheyd taasoo buuq gashay kadib Markii ay tiro

 

Xildhibaano ah keeneen Moshin  ay ku dalbanayaan in Codka kalsoonida qarsoodi laga dhigo

 

halka ay kuwo kalana ka daba keeneen in Codka ahaado gacan taag iyo sidii Caadada aheyd

 

is mari waa kadibna uu Gudoomiye Sh Sakiin oo isaga la aaminsan yahay in u ka dambeeyo

 

Qoloda diidan Magacaabista Raisul-wasaarahan cusub uu ku dhawaaqo in u xiran yahay la isuna

 

soo laaban doono maalinta sabtida ah Wararka ka imaanaya Xog-ogaal ku sugan Magaalada

 

Muqdisho ayaa sheegaya in ay Xubno Ethiopia ku xiran ka soo horjeedaan Magacaabista Farmaajo oo uu

 

Shariifka Sanadkan talada kala Leexda Ethiopia oo wadatay shaqsiyaad kale 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: