• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif Ayaa La Filayaa in uu Saacadaha Soo Socda Magacaabi Doono Ra’iisul Wasaare Cusub


Madaxweynaha DKMG ka ah Sh Shariif oo labadii asbuuc ee ugu dambeysay

 

 

Ku mashquulsanaa buuxinta Jagadii uu R/ Cumar C/rashiid baneeyay 16

 

 

Maalmood  ka hor ayaa hada u muuqda Mid Soo dhameeyay la

 

Tashiyadii uu la lahaa Soomaalida iyo Wadamada Taageera Dowlada wararka ka soo Baxaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu xilkan Ra’iisul Wasaaraha magacaabi Doono Saacadaha  soo socda in kastoo aan wali la ogeyn

 

Shaqsiga buuxiyay doorashada Shariif iyo Danaha dowldaha Shisheeye ayaa hadana waxaa aad u yar Fursada ay

 

Heystaan dad badan oo Saxaafada Magacooda laga maqlay maalmihii la soo dhaafay waxayna xog-ogaalka

 

Sheegayaan Wajiga la yaqaan in uu ugu dhow yahay Goonjeex oo hada ku sime ah hadii u waayana la filayo in uu qarsan yahay waji aanay hore soomaalida u baran

 
 

  

  

buqaqable@yahoo.com 

buqaqable@windowslive.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: