• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Waxaasaa Kaa Raganimo ah Cabdullahi Yusuf inuu Afyaheen u Magaabo Tifaftirahii Idamalle.com Kadib markuu Waajibkiisi Ka soo Baxay


   Tafaftiraha Idamaale.com oo ku caan baxay qoraaladda aan dhexdhexaadka ahayn ee Xagjirnimada ku saleysan mararka qaarkoodna lagu aflagaadeeyo qabaa’iladda qaar ee Soomaaliya ayaa loo magacaabay Xilka Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya, kaasoo uu kala wareegay Bari Bari ooh ore xilkaas u ahaa.

Hadaba sida aan ogsoonahay shaqsigaas ku caan baxay qoraalada xun xun ee uu ku soo daabaco Bogga Idaamale.com, ayaa ah mid magacaabida xilka loo magacaabay sharaf ku dhac ku noqoneysa Warbaahinta Soomaaliyeed. Continue reading

Sanguboow Xikmadaadi Ma dhamaatay Gabayadaadi Iyo Ruwaayadihii Gumeysi Diidka Ma Tuuridbaa ???????Somaliya Maxaad u sheegeysaa Markan Marka Xiga???


sangub.jpgWarkii Sangub Oo Dhan Halkan  Ka Daawo 

30kii janaayo xafladii lasoo been abuuray ee ay iskugu yimaadeen taageerayaalka cabdullahi yusuf ee ka dhacday minsota sida meela kale qaarba ka dhacay xaflado ay soo abaabuleen dad aan ogeeyn waxa jira ama soo socda sida ay horeba  soomaali u tiri ninka aan waxa jooga garan waxa soo socdana ma garta dad aad inaad afartan sano soo sameeysid gabayo ruwaayado heeso murti badan oo aad ku diidaysay xabashida iyo gumeystaha oo dhan oo ay umada kuugu sacbido maantana iyadoo xabasho ay taangiyadeeda xamar iyo kismaayo dhex yaalaan oo waxa meesha jooga aanay dowlad eheeyn ee ay xabashi tahay iyo gumeysigii qarniga Continue reading

muqaawamada xamar


sheekh-shariif.jpg Dhageyso Wareysiga Sheikh Sharif uu siiyay Shabelle      Continue reading