• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

muqaawamada xamar


sheekh-shariif.jpg Dhageyso Wareysiga Sheikh Sharif uu siiyay Shabelle     KA DAAWO HALKANI MUUQAALKA DUCO IYO DHIIRAGELIN EE SHACABKA LOOGU TALA GALAY.
Hadii aan nahay bahda bielbienne &

aqristayaashoodaba

Filimka  daawo

waxaan Sh. Shariif u aqoonsanay siyaasiga&waliba Geesiga sanadka 2006,

Taariiqda shariifka

Magaca : Sh Shariif Sh Axmed Sh Maxamuud Sh Muuse
Ku dhashay : Shabeeladda Dhexe
Taariikhda Dhalashada Dhashay 25/01/1964
Xaalada Bulshada : Xaasle

Waxbarshadiisii :

1970- Dugsi quraan.
1988: Wuxuu ka qalin jibiyay Dugsigii Azhar raacsanaa ee Sheekh Suufi
1992: Wuxuu tagay Sudan wuxuuna gobolka Kurdufaan ka bilaabay Jaamacadda Kurdufaan Kuliyada Waxbarshada. Cudurka Malaariyada oo ku dhacay ayaa sababay inuu u baqoolo Liibiya.
1994: Wuxuu tagay Liibiya magaalada Tiripoli isagoo ka bilaabay Jaamacada Maftuuxa kuliyada Qaanuunka- Sharciga-
1999: Wuxuu ka qalin jibiyay Jaamacada
2000: Wuxuu dib ugu soo laabtay dalkiisa.
2002: Wuxuu noqday gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Shabeelada Dhexe isagoo la shaqeeyay Maxamed Dheere.
2003: Wuxuu ka soo laabtay Jowhar wuxuuna Macalin ka noqday Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Jubba oo ku yaala Xaafada Towfiiq ee magaalada Muqdisho wuxuuna macalin ku ahaa maadooyinka juquraafiga iyo taariikhda.
2003: Wuxuu wax ka aasaasay Golaha Jaamiciyiinta Soomaaliyeed isagoo ka noqday Gudoomiye
2004 : Waxaa loo Doortay Gudoomiyaha Maxkamada Sii Sii.
2005: Waxaa loo Doortay Gudoomiyaha Maxakamadaha gobolka Banaadir.

 

Leave a comment