• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

26 Responses

  1. kkkkkkkkkkk waad iga qoslisay

  2. waan layaabay sawiradan

  3. waad ika ooyisay
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. waan ku salaama amiin anigo ah. will somali waxaan raba inaa arko sawiro oo xiisa badan by kan waa address ahayn04@hotmail.com

  5. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. kkkkkkkkkk

  7. Salaan iyo duco fara badan…
    Wall, waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay sida aad uga dhex-baxday Siyaasadda Soomaaliya iyo kuwa ku fashilay inaay dalka nabaddiisa ku soo celiyaan. Soomaaliya waxay ku burburtay gacanta “Gaalada iyo Munafiqiinta Reer Guuraaga Dalkeena, kuwaasoo ku kalsoonaan waayay Gobolada iyo Degmooyinka Eebe dejiyay inay ku noolaadaan. Waxa dhamaantooda kala kaxeeya ama isku keeni karaa waa Hunguri, waayo, waxay horey u yidhaahdeen, “Guri Gaajo Og Lagama Kaco”. 1968 waxuu yidhi, Aweys Geedow Diinel (Mu’alikii weynaa ee Reer Banaadir), “Run Ma Laysku Sheegooq Raaxo Ma noo Rabtiin, Ninba Rootigaas U Rooraa”. Fiiri Sheekh Shariif oo sumcad ku yeeshay Maxkamadaha Islaamiga, markii ay Beesha Caalamku balanqaaday XIL wxauu durba xooray khamiiskii iyo camaamaddi, wxauu xidhay Diray. Mr.Amin intaasi ma ka samayn kartaa Kaartuun. Shariifka ooo laga dhigay Khamiiska iyo Camaamadda loona xidhay Diray.
    Your, Please,
    Adde Amin Mohamed

  8. nacala alshaydan kuyal yuhuuda dadkaba sidaa ayey ukhiyameyan

  9. asaxabeey alshabab waa udhamatay waxaa loo bahan yahay dadka soomaliyeed ineey kalintooda kaqaatan dagaalka ka soconayaa dalka

  10. hahahahahaha wa cajaaib wana wax lagu qoslo

  11. ilaahaw soomaaliya dhibta ka saar way na daashataye

  12. Wallee inaan war wax tarayn. Dalakan horaa loogu kala adkaaday waana run Rabbina og, ha yeeshe yaa guuli ku raacday?. Innagu maba aynaan diririn, raggii dibadda ka soo duulay yaa weli foodda iskula jira. Inta badan Soomaalidu Qurbahay ka soo qaylinaysaa, inta kalena maalinba meel bay u qaxdaa. Dagaalaan keena ahayn yaynaan isku riixriixin ama aynan guulo beena kala sheeganin. Hoy

  13. It’s amazing pictures because it’s intended
    Position

  14. amin arts waxaa laga baahanyahay in aad ka sheqeysid sidii somali nabad ku noqolaheed dowladii hore waan ognahay in ay qalad kaa gashay dadkoo dhan ayay qalad ka gashay imelkeyga waa cabduqaadir241@hotmail.com

  15. aniga waxaan xiseeyaa sawirgacmeedka aad soo ban dhigto laakiin aflagaada dad ban kadaa madaxweeynaha maxaa yeelay waxaan kalabexeenaa figradaada figrada saxda ah oo ah mid reer maceeb ah sida in ad necebtaha dadka dagan gobolada dhexe iyo banaadir oo at sawir kuhalgameeysid si aat umuujiso in aad adigatahay nin aqoonyahan ah og waxa soo socdo waxa dhacay in aad muujiso qalad iyo sax wan kuraacsana laakiin fujarka maya maxaa yeelay waxaa tahay bini aadam waa cagaweyne xamarjecel

  16. Mahiiga Ma wax wassa ayuu doonanayaa Muu SOMALIYA Ka Dhexbaxo

  17. Aduunkana waa kuu habaar Aakhirana waa kuu Cadaab…AAMIIN XAARLOOW

  18. waxaad Moodaa in aynu gumaysiga jecelnahay sababta oo ah keena wanaagsani intaa uu joogo mataageerno markuu tagana waynu u ooynaa

  19. waxaan dareemayaa murugo iyo nasiib darro u soo hoyatay dadka afka soomaaliga ku hadla waxaa aad ka sawirtayna waa wax dhab ah oo aan dhalanteed ahayn

  20. wlle walahay waa wax lagu qoslo sawiradan

  21. asc marka hore farsama yaqankeena illaah haku dhaafo marka hore lkn walal waxan kaa codsana in aadan na tusin madaxdeena xumantoda sababtoo ah waanu aaminay wlhi blhi tlhi ma arag wiligeey somalia oo dowlad laga dambeeyo leh walal inta xumanta ka dhamaneeso muuji in aad muraalka no dhisto na guubabi wanaga na tus xumantaba allaah ma jecla illaah hanaga qabto wixi xuman wada aaamiin aamin isku day in aad na tusto wanaga wanaga wanaga wanaga plz and plz niyada hanaga dilin adiga waa soo aragtay quruxda dowlada iyo macanteeda

  22. wlhi dowlada iyo dowlad la.aanta aniga iyo inta ila mida dowladaan u xiiso qabnaa adigoo mahadsan isku day in aad muralka noo dhisto amiin mahadsanid

Leave a reply to abooke2 Cancel reply