• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Doorashooyinkii Somaliland oo La Sheegayo in uu Xisbiga Axmad Siilaanyo Ku Guuleystay iyo Xisbiga Daahir Riyaale oo Qaadacay


Jaamac-Yaasiin Doorayinkii ka dhacay Maamulka Somaliland ayay wararka hor dhaca ah sheegayaan in uu ku guuleystay Axmad Maxamad Maxamuud Siilaanyo oo ah

 

Ninka u sharaxnaa Xisbiga Kulmiye kaasoo ay dad badan hore u saadaalinayeen in uu ahaa Murashaxa ugu dhow Sanadkan Balse ay hortaagan tahay

 

Sida ay ku yeelayaan Xisbiga dhowr iyo tobanka sano Xukunka hayay ee Udub oo uu madaxa ka yahay Daahir rayaale hadaba Shir Jaraa’id oo ay galabta

 

Si wadajir ah u qabteen xoghayaha guud ee xisbiga UDUB iyo gudoomiyaha ololaha xisbigaasi ayey ka digeen in guddiga doorashada uu ku dhawaaqo wax natiijo ah inta laga saxayo

 

Qaladaad iyo ku shubasho ka dhacday deegaanada qaar taasoo Mujinaysa Kalsooni la,aanta Xisbiga talada haya iyadoo sida caadad u ah wadamada Afrika iyo dunida Sadaxaad lagu eedeeyo Dowlada Xukunka haysa in ay ku shubatay balse aan Mucaarad wax ku shubtaa la maqlin

Jaamac Yaasiin Faarax oo ah xoghayaha guud ee Xisbiga UDUB oo ka hadlayay shirkaas jaraa’id ayaa sheegay in ay Cabasho u gudbiyeen masuuliyiinta komishinka doorashada una sheegeen in afar Gobol oo ka mid ah lixda gobol ee ay ka kooban tahay

 

Somaliland lagu Shubtay. aysana ku Qanci doonin Natiijoyinka ilaa hada ka muuqda Gobolada Hargeysa, Togdheer, Sool iyo Sanaag. Buuqan ayaa laga yaabaa in uu keeno iska hor imaadyo ka dhex dhaca Xisbiyada UDUB iyo KULMIYE hadii aan Gacan sadaxaad oo dag dag ah soo kala dhex galin

 

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: