• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Airporka Muqdisho oo Lagu Qabtay Nin Soomaali Ah oo Watay Waxyaabihii Diyaarada Mareykanka Lagu Qarxiyay oo Kale


aadan-cadeWararka Muqdisho ka soo baxaya ayaa sheegaya in
13 kii November ee la soo dhaafay ay Ciidamada Amaanka
ilaaliya ee Airporka Muqdisho qabteen nin watay
Wax bac gooni ah ku jira oo buda ah iyo wax kaloo dareera ah
Lagana shakiyaysidaasna lagu dhigay xabsi ay leeyihiin
Ciidanka Sirdoonk soomaaliya ninkan oo la socday
Ama raaci rabay duulimaad ay diyaarada Daalo Airline ku mareysay  Muqdisho Hargeysa Djibuti balse ay Ciidanka Amaanka Shaki un uga reebeen Ninkan Soomaaliga ah oo isku watay waxyaabo budo ah oo gooni u xiran iyo wax kaloo Dareera ah

in kastoo aan sidaas weyn looga shakin ayaa kadib markii uu soo baxay warka iyo waxa uu watay ninkii Nigeriga ahaa
eeyo
Waxaa si buuxda loogu qaatay in ay isku mi yihiin wiixii uu Cumar faaruuqa Nigeria la damcay diyaarada Mareykanka ah
in tan soomaaliyeedna loo abaabulay iyadoona laga yaabo in ay isku meel ka soo wada jeedaan dadka abaabulkan iska leh
eeeeeeeeey
wadamada Caalamka ayaa inta badan galay taxadar weyn oo dhinaca Airoporada ah in kastoo aan la ogeyn sida ay iskaga ilaalin karaan Airporka Xamar waxyaabaha qaar

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

Leave a comment