• RSS Somali VOA

    • Caweyska Washington December 16, 2017
      Qodobo kale duwan oo xiiso leh ayaan idiinku haynaa barnaamijka Caweyska Washington oo toddobaadkiiba aad mar dhageysataan.
    • Mudug: Waddooyin Xirnaa oo la Furay December 16, 2017
      Masuuliyiin ka tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland iyo dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay inay furaan dawooyin muddo sanado ah u xirnaa dagaallo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka December 16, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka ee Toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa qodobadii ugu waaweynaa ee ka dhacay Somalia, waxaana inoo haya Xuseen Barre Aadan
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha December 16, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Maxamed Aadan (Tiiceey) oo la soo Daayey December 16, 2017
      Madaxweynhiih hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb ee hore uga dhisnaan jirey gobolada Dhexe ee Somalia, Maxamed Aadan Tiicey ayaa shaley galinkii dambe soo gaaray gobolka Mineasota kadib markii uu kasoo baxay xabsi uu ku jirey dalka Builgium oo uu ku xirnaa muddo 4 sano iyo 2 bilood ah.
    • Soomaali Lagu Diley Deegaanka Oromada ee Itoobiya December 16, 2017
      Wararka nagasoo gaaraayo deegaano ka mid ah ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dad Soomaali ah oo tiradooda ay gaareyso 65 qof lagu diley tuullada Gadule ee hoostagta degmada Darullow. Hasa ahaatee, madaxa Warfaafinta deegaanka bariga Harerge ee dowlad gobolleedka Oromada, Cabdirisaaq Maxamed oo la hadlay laamaha Itoobiyaanka ee afafka Orom […]
    • Faaqidaadda: Saameynta Kaalmada uu Mareykanka Ka Jarayo Somaliya December 15, 2017
      Barnaamijka Faaqidada Todobaadka wuxuu ku saabsanyahay, saameynta ay yeelan karto go,aanki uu Mareykanka ku gaaray inuu hakinayo kaalmadi uu siin jiray ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.
    • Dalalka IGAD oo Sameysanaya Manhaj Mideysan December 15, 2017
      Djibouti waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka waxbarashada ee dalalka urur goboleedka IGAD, kaas oo looga dooday sidii loo heli lahaa manhaj mideynsan.
    • Dhageyso Barnaamijka Amuuraha Islaamka December 15, 2017
      Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay barnaamijka Amuuraha Islaamka, shirki hogaamiyaasha caalamka ay dhawaan ku yeesheen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
    • Mareykanka oo Hakinaya Gargaarka uu Siiyo Ciidanka Soomaaliya December 15, 2017
      Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa VOA-da u xaqiijiyay, in Mareykanka uu hakinayo gargaarki uu siin jiray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.
    • Booliska Kenya oo Lagu Eedeeyay Kufsi iyo Jirdil December 14, 2017
      Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in inti lagu guda jiray doorashadi madaxtinimo ee Kenya ka dhacday sanadkaan, ay ciidanka boolisku kufsadeen tiro haween ah isla markaana jirdil u geysteen dad rayid ah.
    • Wariyeyaal Lagu Xiray Myanmar December 14, 2017
      Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xarig Talaadadi lasoo dhaafay loogu geystay dalka Myanmar laba wariye oo ka tirsan wakaalada wararka Rueters.
    • Faah-faahin Kasoo Baxday Qaraxii Muqdisho December 14, 2017
      Saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in qarax saakay ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, ay ku dhinteen 18 askari.
    • Caqabadaha Horyaalla Golaha Wasiirrada Soomaaliland December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo liiska golahiisa cusub ee wasiirrada.
    • Ronaldinho oo Ku Biiraya Siyaasadda December 14, 2017
      Wargeyska Now O Globo ee kasoo baxa magaalada Rio de Janeiro, ayaa maanta daabacay in laacibki hore ee adduunka Ronaldinho uu u ordi doono kursiga baarlamaanka ee gobolka uu kasoo jeedo Minas Gerais ee dalka Brazil.
    • Madaxweyne Biixi oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirrada.
    • Askar Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Muqudisho December 14, 2017
      Qarax saakay aroorti ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu sababay dhimashada 17 askari oo ka tirsan ciidamada booliska.
    • Qubanaha VOA, Dec 14, 2017 December 13, 2017
    • Man City oo La Gaari La,yahay  December 13, 2017
      Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City.
    • Milan oo Tiigsatay Sideed Dhamaadka Coppa Italia December 13, 2017
      Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madax Caalami ah oo Maanta Muqdisho Ku qulqulaya si ay uga qeyb galaan Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub


muqdishoMqdisho: iyadoo ay maanta Magaalada muqdisho ka dhici doonto

 

 

Munaasabad weyn oo caleema saar Loogu sameyn doono Madaxweynaha

 

 

Cusub ee soomaaliya ayaa waxaa soo gaaray Muqdisho

 

 

Madaxweynayaal ay ka mid yihiin Madaxweynaha Dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir Madaxweynaha Dalka Djibuti Cismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Ugandha Yueri Museveni R/wasaaraha Ethiopia Heile Mariam R/wasaare ku xigeenka DalkaTurkiga Bakir Bozdag

waa markii u horeysay ee ay tiro intan la eg pp madax dowladeed ah ee ay muqdisho mar kaliya iskugu

 

timaada munaasabad tan iyo kulankii Midowga Afrika ee Todobaatameeyadi ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: