• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

R/wasaarihii Ethopia Melez Zenawi oo u Geeriyooday Xanuunkii Ritay


ZenawiAddis-ababa : Dowlada Ethiopia ayaa Si rasmi ah u shaacisay geerida

 

 

 

Melez Zenaawi R/wasaarihii Ethiopia Ee Xukunka Soo hayay dhowr iyo

 

 

 

Labaatankii sano ee la soo dhaafay Zenawi waxa u mudooyinkii dambe

 

 

Xanuun lagu sheegay Kansarka Caloosha u jiifay Isbitaal ku yaala wadanka Belgium halkaasoo uu ug dambeyntiina ku geeriday waqti aan si rasmi ah loo ogeyn balse la saadaalinayo in ay maalmo ka soo wareegatay dhianaca kale Soomaalida oo inteeda badan ku


Faraxsan geerida Zenawi ayaa waxa ay ku soo aaday xili la dhaariyay Baarlamaankii

 

 

Dowlad joogto ah oo soomaaliyeed u horeeyay mudadii uu xilka hayay Zenawi Somaliyana

 

 

Ay burbursaneyd kaasoo maalmaha soo socda dooran doona Madaxweyne iyo Gudoomiyayaal

 

 

Baarlamaan intaas kadibna waxaa bilaaban doonta soo xulida R/wasaaraha oo Sida cad aan markan 

 

La weydiin doonin Melez Zenawi walow ay Ethiopia Ethiopia tahay oo ay dowlad Siyaasad cad ka leh

 

 

Jiritaanka Soomaaliya tahay hadana Xaalad kala guur ah ayay galeysaa Mudooyinka soo socda taasoo ay Siyaasiyiinta soomaaliyeed ka faa,ideysan karaan

One Response

  1. MELEZ
    Melezoow makaankii aduun milif lagaa saarye
    waxaad madax ahaataba waqtlgan meyd xun baad tahaye.
    Qabriga markii lagu dhigana suaal ayuu malak ku weydiine.
    islaam intaan aqaanana mushrikiinta oo idil waxbaba kama macaashaane
    Meel xun iyo waxaa lagugu ridi naarta moolkeede.
    .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: