• RSS Somali VOA

    • Taliyaha Ciidanka Badda PL oo ka hadlay Dagaalka Qandala December 4, 2016
      Taliyaha ciidamada Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo wareysi gaar ah siiyay VOA isagoo ku sugan meel aan ka fogeyn Qandala ayaa sheegay in ciidankoodu aanu wali gaarin degmada Qandala, balse ay dhawaan filayaan inay Qandala dib uga qabsadaan kooxda Daacish.
    • Warbixin: Caqabadaha Doorashada Aqalka Hoose ee Somalia December 4, 2016
      Meello ka mid ah Soomaaliya waxaa gabo-gabo maraya doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ka mid noqonaya, waxaa jira in meelaha qaarkood ay doodo iyo murano ka dhasheen xulista iyo doorashada xildhibaannada.
    • Wicitaanka Dhageystaha: Naceybaka ku soo kordhaya waddamada reer galbeedka December 4, 2016
      Wicitaanka dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dhibaatooyinka naceybka ku saleysan ee ku soo kordhadhaya meelo ka mid ah waddamada reer galbeedka
    • Wararkii ugu Dambeeyey ee Hawgalka Qandala December 4, 2016
      Warar ka imanaya duleedka degmada Qandala ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in maanta xaaladdu dagan tahay, kadib dagaallo xooggan oo shalay dhexmaray ciidamada Puntland iyo maleeshiyada Daacish.
    • Afti ka Dhacaysa Talyaaniga oo Saamayn ku Leh Midawga Yurub December 4, 2016
      Waxaa maanta Talyaaniga ka dhacaysa afti doorasho taas oo shacabka dalkaasi ay ugu codeynayaan arrimo taabanaya xidhiidhka ay la leeyihiin Midawga Yurub iyo weliba awoodda dawladda.
    • Sweden: Aabo ka Hadley Dilka Wiilashiisa December 3, 2016
      Aabaha Laba wiil oo Soomaali ah oo xalay toogasho lagu dilay magaalada Stockholm ee caasimadda Sweden oo wareysi gaar ah VOA-da siiyey ayaa sheegey faahfaahinta dhacdada.
    • Puntland oo Ka Hadashay Howlgalka Ciidan ee Qandala December 3, 2016
      Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Puntland ayaa markii ugu horraysay ka hadlay hawlgalka milatari ee ka dhanka ah maleeshiyada taabcsan ururka Daacish ee muddada 37-ka maalmood ah gacanta ku haysa magaalada Qandala ee gobolka Bari.
    • Labo Soomaali ah oo Lagu Dilay Sweden December 3, 2016
      Labo wiil oo Soomaali ah ayaa lagu dilay magaalada Stockholm ee dalka Sweden, iyada oo la sheegay in dadka dilka geystay ay ahaayeen kuwo wajiga soo duubtay
    • Martida: Sh. Cabduraxmaan Sh. Muxyadiin Celi December 3, 2016
      Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Martida: Sh. Cabduraxmaan Sh. Muxyadiin Celi oo ka mid ah culumada Suufiyada, waxana uu barnaamijka ka qeyb galayaa isaga oo jooga dadlka Sweden
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha December 3, 2016
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxa inala socodsiinaya Falastiin Axmed Iimaan iyo Ibrahim Xasan Maxamuud (Daanduray)
    • Barnaamijkii Cawayska Washington December 3, 2016
      Haatanna ku dhowaada barnaamijkii Cawayska Washington oo aad ku maqli doontaan sheekooyin xiiso leh, waxaa innala socodsiinaysa Caasha Ibraahin Aadan
    • Maraykanka iyo Ruushka oo ka Wada-hadlaya Xaaladda Syria December 3, 2016
      Maraykanka iyo Ruushka ayaa haatan baadi-goobaya jidad cusub oo looga gudbi karo is-mari-waaga diplomaasiyadeed ee dhexyaalla Maraykanka iyo Ruushka ee ku aaddan habka loo joojinayo dagaalka magaalada Xalab ee dalka Syria, sidaana waxaa laga soo xigtay Xoghayaha Arrimaha Debedda Maraykanka.
    • Cabdirisaaq Cali Cartan oo Lagu Aasay Columbus December 2, 2016
      Cabdirisaaq Cali Cartan oo ah nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey weerarkii Isniintii ka dhacay Jaamacadda Ohio State University ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus.
    • Sharmaarke: Waxaa Loo Baahan Yahay Isbeddel December 2, 2016
      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu u baahan yahay isbeddel dhinaca hoggaanka ah.
    • Wareysi: Buugga Dimuqraaddiyaddii Ugu Horeysay ee Afrika December 2, 2016
      Buugga Dimuquraadiyiintii ugu horeeyey ee Afrika, waxaa qorey Professor Cabdi Ismaciil Samatar oo madax ka qaybta Juquraafiga, Bay'ada iyo Bulshada ee Jaamacadda Minnesota.
    • Ciidamada Puntland oo ku Dhowaaday Qandala December 2, 2016
      Wararka ka imanaya Gobolka Bari ee Mamaul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada maamulku ay kusii dhowaanayaan magaalada Qandala oo dabayaaqadii bishii October ay qabsadeen maleeshiyada ururka Daacish taabacsan.
    • Faaqidaadda: Maxaa Sababa Xagjirnimada? December 2, 2016
      Toddobaadkii tagay ayaa wiil Soomaali ah waxa uu weerar ka fuliyey Jaamacadda Ohio State ee ku taalla magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka. Arrintan ayaa walaac ku abuurtay dadka Soomaalida ah iyo kuwa muslimiinta Mareykanka oo ka cabsanaya Islaam naceybka ay arrintan sii kordhin karto. Haddaba barnaamijka faaqidadda toddobaadka waxaan ku e […]
    • Daraasad Laga Sameeyey Abaaraha Soomaaliya December 2, 2016
      Xarunta Daraasaadka Siyaasiga ah ee CPA oo warbixin ka qortay arrimaha abaaraha soo noqnoqda ayaa sheegtay inay jirto qorshe xumo ku aaddan sida wax looga qabanayo abaaraha ka jira dhulka Soomaalida.
    • Muslimiinta Jakarta oo ka Dibadbaxaya Barasaab Kirishtan Ah December 2, 2016
      Tobanaan kun oo dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo ururay caasimadda dalka Indonesia ayaga oo dalbanaya in lasoo xiro barasaabka Jakarta.
    • Puntland oo Eedeyasay Dowladda Federaalka December 2, 2016
      Maamulka Puntland ayaa sheegay in la dhinac maray heshiiskii Madasha ay horay uga gareen arrimaha doorashooyinka.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Sh Shariif & Mahiga oo Maanta Mar Kale Faraha isku Taag Taagay iyo Xildhibaanadii Cusbaa oo Airporka Ku Shirsan


SHariif_sheikh_ahemd_and_mahiga_Somalia_Keydmedia-620x330Muqdisho: Kulan maanta dhex Maray Sh Shariif Sh Axmad oo

 

 

Maanta loo bixiyay Magaca  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

 

 

iyo Mahigaha wadanka ku Xukuma Wakaalada wadamada Soomaaliya

 

 

Kor ka maamula ayaa ku soo dhamaaday fashil iyo is fahmi  waa kadib markii sida la sheegay uu Madaxweyne Shariif ku dacwooday in Baarlamaanka Kaararkooda qaatay dib loo kala hufo taasoo uu diiday Mahiga isagoona ku adkeystay in aan dib loo celin doonin xataa hal xildhibaan


Taasoo uu ka soo xanaaqay Sh Shariif shirkana uga soo baxay dhinaca kalena waxaa Airporka Muqdisho

 

lagu dhaarinayaa Saacadahan xildhibaanadii Cusbaa kuwaasoo isla galabta dooran doona

 

Hogaan KMG ah dadka la socda xaalada Siyaasada Soomaaliya ayaa muujinaya in uu jiro rajo beel xoogan oo

 

dhinaca siyaasada ah oo soo wajahay madaxweaynihii hore oo isaga beryahan waday dadaal xoogan oo uu

 

Dib ugu soo laaban lahaa xilka Madaxweynanimo  iyadoo isla dhibaatooyinkan  ay heystaan 

 

Asxaabtiisii hore oo ay ka mid yihiin Shariif Xasan iyo rag kaloo badan oo waqti dheer siyaasada soomaaliya ka dhex muuqday

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: