• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Baarlamaankii Cusbaa oo La Dhaariyay iyagoona Si KMG Ah u Doortay Gudoomiye Beelaha Daarood Ka Soo Jeeda


575944_465737350103606_1269303281_nMuqdisho: waxaa galabta la soo Gabagabeeyay dhaarintii Xildhibaanad

 

 

Cusub ee dhowaan la shaaciyay Liiskooda kuwaasoo tiro ahaana

 

 

 

Dhamaa 211 xubnood kadib dhaartii Xildhibaanada oo ay goob joog ka

 

 

 

Ahaayeen wufuud Caalami ah oo ka kala socday dhamaan wadamad faraha kula jira Soomaaliya iyo waliba madaxdii u waqtiga ka dhamaaday ee TFG da ayaa hadana waxaa isla goobta loogu Caleema saaray in uu si ku meel gaar ah u sii Hogaamiyo Fadhiyada Baarlamaanka iyo waliba laga yaabo in uu sii matalo jagada Madaxweynanimo


Xildhibaan General Muuse Xasan Cabdulle oo la sheegay in u ugu Da,a weynaa Xubnaha hada

 

Xaadirka ku ahaa goobta Gudoomiyaha Cusub oo ka jeeda Beelaha daarood ayaa ku dhawaaqay in

 

Sida ug dhaqsiyaha badan uu bilaabi doono qabashada Araajida Xilka Baarlamaanka

 

Kaasoo u ku sheegay in aanay doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka ka daba mari doonin 26 ka bisha oo

 

 

Ay shan maalmood un ka dhiman tahay iyadoona intaas kadib la guda gali doono qabashada Araajida

 

 

Murashaxiinta Madaxweynanimo oo iyadana la shaaciyay in ay dhici doonto Asbuuca hore ee bisha

 

 

Soo aadan waa markii u horeysay ee uu Nin ka soo jeeda beesha daarood qabto Jagada gudoomiyaha

 

 

Baarlamaanka walow ay kmg tahayna waxaa dhabaha u xaari doontaa waxa ka dambeeya oo ah

 

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo isna dariiq u sii jeexi doona Madaxweynaha imaan doona

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: