• RSS Somali VOA

    • Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka October 21, 2017
      Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, oo aan markan diiradda ku saari doonno mashaqadii ka dhacdey Muqdisho 14-kii October, iyo sidoo kale doorashada Kenya. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa soo jeedinaya.
    • Barn. Hambalyada iyo Heesaha October 21, 2017
      Barnaamijka Hamblayada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasho Ibraahim Aadam (Cuud)
    • Qubanaha VOA, Oct 19, 2017 October 20, 2017
    • Juventus oo 1-aad Noqotay Naadigii ugu Qarshka Badnaa CL Sanadkii Tagay October 20, 2017
      Kooxdii Finalka looga adkaaday Champions League, ayaa noqotay naadigii ugu faa'idada qarashka badneyd horyaalkaasi, iyagoo heley lacago gaaraya 110.4 million oo euro ($130.3 million), sida ay EUFA sheegtay Jimcahii maanta.
    • Conte: Wax Dhib ah Kama Taagna Tababarka Chelsea October 20, 2017
      Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa meesha ka saaray inay jiraan qalalaase ka taagan hababka uu naadiga u tababaro.
    • Musharaxiinta Somaliland oo dood loo qabtay October 20, 2017
      Somaliland, waxaa xalay ay dood dhinacyo badan taabanaysaa ku dhex martay magaalada Hargeysa saddexda musharax ee u tartamaya doorashada madaxtooyada oo ay innaga xigto muddo saddex toddobaad ah.
    • Jamhuuriga oo ansixiyey miisaaniyadda dowladda October 20, 2017
      Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa cod 51-49 ku ansixiyey miisaaniyadda dowladda, taasi oo dhabbaha u xaareysa waxa uu madaxweyne Trump ugu yeeray “isbeddel weyn iyo cansuur dhimis”
    • Barnaamijka Faaqidaadda: Qaraxii Zoobe ka dhacay October 20, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa 14-kii bishan October ka dhacay qaraxii ugu weynaa ee magaalada ka dhaca, kaasi oo ay ku dhinteen dad ka badan 300 oo qof, islamarkaana boqolaal kale ay ku dhaawacmeen. Barnaamijka faaqidaadda waxaan ku eegeynaa dhibaatooyinkii ka dhashay qaraxaas. Waxaana soo jeedinaya Haaruun Macruuf.  
    • Kheyre: Sabtiga dalka wuxuu galayaa xaalad dagaal October 20, 2017
      Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay in wixi ka danbeeya sabtida birrito ah uu dalka geli doono xaalad dagaal.
    • Dhaawacyadii la geeyay Sudan oo cabanaya October 20, 2017
      Dadka ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdishu ee daaweynta loo geeyey dalka Suudaan ayaa sheegaya inaysan saacado badan helin daryeelkii caafimaad ee loo baahnaa kadib markii lagu daadiyey goob cisbitaal ah oo aan ku habboonayn baahidooda.
    • Dalka Sacuudiga iyo Ciraaq oo kulmaya October 20, 2017
      Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa maanta lagu wadaa inuu tago bariga dhexe, si uu uga qeybgalo kulan magaalada Riyad ku dhexmari doona Sacuudiga iyo Ciraaq.
    • Sidee Loo Kala Badiyay Tartanka Europa League October 20, 2017
      Waxaa xalay dhacay kulamo xiisa leh oo ka tirsan koobka Europa Leage oo ah tartanka labaad ee ugu xiisaha badan Qaarada Yurub.
    • Dib u dhis lagu billaabay isgoyska Zoobe October 19, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billowday dib u dhis lagu sameynayo laamiga isgoyska Zoobe oo qaraxii dhowaan ka dhacay uu burburiyey.
    • Hooyo iyo ilmaheeda oo lagu dilay Qandala October 19, 2017
      Kooxo hubeysan ayaa xalay Tuulada Canjeel ee ka tirsan degmada Qandala waxay ku dileen Haweeney iyo Ilmo ay dhashay.
    • Daalibaan oo weerar ku dishay 43 askari October 19, 2017
      Wasaaradda gaashnaadhigga Afghanistan ayaa sheegtay in ugu yaraan 43 askari la dilay kadib markii Daalibaan ay maanta weerar ku qaadeen saldhiga milatari oo ku yaalla koonfurta dalkaas.
    • Banaanbax baroordiiq ah oo ka dhacay Gaarisa October 19, 2017
      Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay Magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyiga Bari Kenya, si ay ugu baroor diiqaan dhacdadii 14-kii October ee Isgoyska Zoobe.
    • Hab Cusub oo Lagu Soo Kordhinayo Xawaaladaha October 19, 2017
      Lacagta xawaaladaha ee laga diro dibadaha ayaa qeyb muhim ah kaga jira dhaqaalaha dalal badan oo soo koraya, gaar ahaan Soomaaliya, oo deeqaha shisheey, iyo lacagaha maalgashiga labadaba lagu diro xawaalad.  Laakiin dadka fallanqeeya arrimaha dhaqaalaha ayaa ka digaya ahmiyadda adeegga xawaaladda aaney si wanaagsan u fahamsaneyn hey’adaha shisheeye ee dejiya […]
    • Qaahira: Baroordiiq loo sameeyay dhibbanayaashii Muqdisho October 19, 2017
      Kulan baroorqiid ah oo ay Soomaalida ku nool Masar ku muujiyeen sida ay uga xunyihiin weerarki 14-ki October ka dhacay Muqdisho ee lagu lagu laayay ku dhawaad 300 oo ruux oo Soomaali ah, ayaa xalay ka dhacay safaarada Soomaaliya ee magaalada Qahira.
    • Tillerson: Waan la xisaabtami doonnaa milatariga Myanmar October 19, 2017
      Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa Arbacadii sheegay in gaboodfallada dalka Myanmar loogu geystay muslimiinta laga tirada badanyahay ee Rohingya ay mas,uuliyaddeeda qaadi doonaan hogaanka millatari ee dalkaasi.
    • Barca, Bayern, PSG Iyo Juve oo Wada Badiyay October 19, 2017
      Waxaa xalay dhacay kulamo kale oo ka tirsanaa wareega koowaad ee koobka kooxaha horyaalada Yurub Uefa Champions League.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Hillary Clinton oo Ciidanka Ugandha Ku Abaal Marisay 12 Diyaaradaha Wax Basaasa Ah oo Somaliya Loo Adeegsan Doono


amisomdrone3Kampala: Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Hillary Clinton oo

 

 

 

Maalmahan Safar Shaqo ku Mareysay qeybo ka mid ah qaaradda

 

 

 

Afrika ayaa maanta dugsiga Tababarka Ciidamada ee Kasenyi oo

 

 

Ku yaala meel qiyaastii 40 km u jirta Caasimadda Uganda ee Magaalada Kampala waxay Ciidanka Ugandha ugu deeqday 12 diyaaradaha aan cidna wadin ama Caamaradaha wax basaasa noocooda loo yaqaan “Raven unmanned aircraft” diyaarahan oo aan hubeysneyn ayaa la sheegay in uu Mareykanku ugu

Talo galay in ay Ciidamada AMISOM ee gudaha Soomaaliya jooga ku Basaasaan Madax Alqaacida iyo Ururka ku biiray ee Al-shabaab ayna si gaar ah ug tababartaan

 

Ciidanka Ugandha oo u Mareykanku u arko Saxib wanaagsan oo Bariga Afrika uga soo baxay waxaa Xusuusin mudan in warbixintii dhowaan loo gudbiyay Qaramada Midoobay

 

Ee Cunaqabteynta somaliya ay ku jirtay in Hawada Soomaaliya gaar ahaan Koonfurta ay ka jirto Zaxmad Xoogan oo dhinaca diyaaradaha wax basaasa ah kuwaasoo

amisomdrone1

La sheegay in ay qatar ba,an ku hayaan Xataa Duulimaadyada Rayidka ah ee ku Daga garoomada Muqdisho iyo meelo kale oo Soomaaliya ah inta badana diyaaradahan

amisomdrone4

waxaa iska leh Mareykanka oo hada Ugandha iyo Amisom ugu deeqay diyaaradahan si ay hadhow hadii ay wax dhacaan dusha uga saaraan Afrikaanka meesha jooga

amisomdrone3

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: