• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Injineer Ku Mashquulsanaa Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Bariga B/weyne oo Maanta La Dilay


Cali_Xaaji_Shirwac1B/weyne : Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada B/weyne dil toogasho ah loogu

 

 

Geystay Injineer. Cali Xaaji Shirwac injineerka La dilay oo caan ku ahaa dhisamayaalka

 

 

 

Airporada isagoona hada ku mashquulsanaa Dhismaha Airpor Macmal ah oo ku yaala

 

Bariga Magaalada B/weyne dhinaca kale Maleeshiyaad hoostaga Maamulka ayaa  boqolaal dad ah u taxaabay Xabsiga Magaalada B/weyne wali lama oga Cida ka dambeysa Falkan


inkastoo uu qaar ka tirsan Maamulka B/weyne ay isla hadaba ku eedeeyeen Kooxda Al-shabaab hadana Cid cadeyn karta ma jirta dilalka Soomaaliya ka dhaca ee ay maalin kasta ku baxaan dad wax garad iyo aqoon yahan ah kuwaasoo aanay wali dhicin in la yiraahdo dilkooda dadkaas ayaa loo hayaa sababtaas ayayna u dili lahaayeen ama u dileen

.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: