• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qabyo Qoraalkii Dastuurka oo Ay Maanta Guddi Qabyo Ah Ansixiyeen


ggMuqdisho: iyadoo hore loogu balamay in Qabyo qoraalka dastuurka ay

 

 

Ansixinayaan golle ay tiradooda gaareyso 825 xubnood ayaa hadana waxaa soo

 

 

Baxday maanta in tirada gollaha ay Ahaayeen ku dhowaad lix boqol kuwaasoo

 

 

Maanta si gacan taag ah ku ansixiyay buugii loo keenay kadib markii ogaadeen in ay isku mid tahay in ay  diidaan ama  ansixiyaan Dastuurka kadib markii si cad loogu sheegay in diidmo ay iyaga diidaan aysan Cidna u baajin doonin gudbinta dastuurkan


 

 

sida horeba looga diiday Odayaashii iyaga soo xulay oo ku dooday in wax laga badalo qodobo la isku haysto hadana sida muqata ilaa ay

 

Madaxbanaani soomaaliyeed oo buxda ka imaaneyso cid qodob badali kartaa ma imaan doonto maalmaha soo socda 

 

Natiijada Cod bixintii maanta ayaa lagu sheegay in ay sidan u dhacday  Guud ahaan madasha shirka waxaa saaka timid: 645 ergay oo kaliya.

Ergada ‘HAA’ ku codeysay: 621 ergay ( oo u dhiganta 96% guuda haan ergada)

Ergada ‘MAYA’ ku codeysay: 13 ergay (oo u dhiganta 2% guud ahaan ergada)

Ergada ‘KA AAMUSTAY’: 11 kaliya (oo u dhiganta 2% guud ahaan ergada)

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: