• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dhamaan Shaqaalihii Saracen Puntland oo Xero Bosaso Ku Taala La isugu Keenay Kadib Dil Qaar Mas,uuliyiinteeda Ka Mid ah Loo Geystay


saracen-300x242Bosaso : Wararka ka imaanaya Maamul goboleedka Puntland ayaa

 

 

 

Sheegaya in la soo qixiyay Shaqaalihii tababarayaasha ahaa iyo

 

 

 

Dhamaan Agabkii  Shirkadda Saracen International oo

 

 

mudooyinkii dambe gobolada bari ka waday tababarta la sheegay in loo sameynayo Ciidamada Badda iyo kuwa ilaalada gaarka ah ee Puntland Xeryaha laga soo guuray oo ku yaalay Deegaanada isku shuban iyo Baargaal


Ayaa timid kadib markii toogasho lagu dilay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Hey,addan Halka mid kalena lagu

 

 

Dhaawacay intaas kadibna Dhamaan shaqaalaha shirkadda iyo qalabkii ka yaalay saldhigyadaasi ayaa loo

 

 

Soo daadgureeyey saldhig weyn oo ay Saracen ku laheyd deegaanka Qaw oo dhaca duleedka

 

 

Magaalada Boosaaso halkaasoo amaankeedana aad loo  adkeeyey .Shirkadan oo ay leeyihiin Calooshood u

 

 

Shaqeystayaal dalal kala duwan ka kala yimid horena looga eryay Magaalada Muqdisho kadib

 

 

Markii ay waayeen Cid heshiis rasmi ah la gasha ayaa waxaa la wareegay Maamulka Puntland oo

 

 

Kaalmo ka helya dalka Emaratka oo bixiyay Lacag howlaha lagu sii wado dadka Deegaanada Gobolada Bari

 

 

Ee Puntland ayaa ka cabanayay in Shirkadan aanay waxba tababarin laakiin ay guranayaan dhagxaan taasoo laga yaabo in ay ka dambeyso dhacdadan 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: