• RSS Somali VOA

    • Puntland: Maxkamad kuxunno dil iyo xabsi isugu jira ku riddey dad ku eedeysnaa argagixisomino. May 27, 2017
      Shan ruux ayaa lagu xukumay dil toogasho ah, ka dib markii ay maxkamaddu sheegtay in ay ku qanacday danbiga lagu soo eedeeyey ee ahaa in ay maleegayeen qorshe ballaaran oo ay ku doonayeen in ay qaraxyo  kufuzliyaan imago lala soo qabtay qalabki loogu talagaley qaraxyadaas.
    • Jared Kushner, oo FBI-du ay baaris ku heyso. May 27, 2017
      Jared Kushner oo ay u dhaxdo gabadha Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayuu xafiiska dambi-baarista Mareykanku ku hayaa baritaanno ku aaddan xiriirro ay dhici karto inuu arrimaha doorashadii Madaxweyne Trump kala yeeshay, madaxda Ruushka Washington u joogta.
    • Maxkamadda Sare ee Somalia oo Laashay Sideed Kursi May 26, 2017
      Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa laashay sideed ka mid ah kuraasta aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya,, waxayna amartay in dib loogu noqdo doorashaadooda.
    • Booliska Soomaaliya oo la Siiyey Diyaarado Drone ah May 26, 2017
      Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa qortay in booliiska Soomaaliya ay heleen diyaaradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin si ay ugu adeegsadaan la dagaalanka kooxaha argagixisada. Sarkaal hore uga tirsanaa sirdoonka dalka Mareykanka, oo lagu magacaabo Brett Velicovich ayaa la sheegay in diyaaradahan oo shan ah uu ugu deeqay booliska Soom […]
    • Soomaali Laga Celiyey Mareykanka oo la Geeyey Muqdisho May 26, 2017
      Dawladda Maraykanka ayaa dad kale oo hor leh oo laga tarxiilay Mareykanka ku celisay magaalada Muqdishe ee caasimadda Soomaaliya. Dadkaan ayaa la sheegay inay tiradoodu ka badan tahay 50 qof. Dadka ay ilaa sannadkan dawladda Maraykanka soo taxriishay ayaa noqonaya ilaa 270 qof. Falastiin Axmed Iimaan ayaa goor dhowayd waraysatay qaar ka mid ah dadka maanta l […]
    • Faaqidaadda: Imtixaanka Shahaadiga ee Soomaaliya May 26, 2017
      Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay imtixaanka shahaadiga ah ee mideysan ee wasaaradda waxbarashada dowladda Soomaaliya ay ka qaadeyso 23,000 oo arday dugsiyada sare ka baxeysa ah iyo haddii xilligan uu yahay waqtigii ku haboonaa ee tallaabadan la qaado. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.  
    • Wiil iyo Aabihiis oo Imtixaan u Wada Fariistay May 26, 2017
      Imtixaanadkii dugsiyada sare ee ay dowladda Soomaaliya toddobaadkan qaadday, ayaa waxa dadkii ka baxay dugsiga sare ku jira aabbe iyo wiil uu dhalay, kuwaas oo safarka waxbarasho ku soo wada jirey muddo sanado ah. Faarax Ismaaciil Dabcasar oo 43 jir ah iyo wiilkiisa Shaafici Faarax Ismaaciil oo 18 jir ah, ayaa u fadhiistay imtixaanadka dugsiga sare ee iskuul […]
    • Trump oo Ka Walaacsan Xog La Dusiyey May 26, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu aad uga walaacsanyahay xog loo dusiyey warbaahinta Mareykanka oo ku saabsaneyd baaritaanka weerarki lagu qaaday magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska.
    • FBI-da Oo Baareysa Jared Kushner May 26, 2017
      Waregsyka Washington Post iyo Telefishan-ka NBC News ayaa Khamiistii ku warramay in Hey’adda Danbi-baabirsta Mareykanka ee FBI-da ay baareyso suurtagalnimada xiriir dhexmaray wiilka uu soddoga u yahay madaxweyne Trump, Jared Kushner iyo Dowladda Ruushka.
    • Trump: Dhibaatada Korea-da Waqooyi waa la Xalin Doonaa May 26, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta sheegay in Korea-da Waqooyi ay tahay “Dhibaato weyn”, hase yeeshee waxa uu ra’iisul wasaaraha Japan Shinzo Abe u xaqiijiyey in arrimaha ku saabsan dalkaas la xalin doono.
    • Maxkamad Diiday Dhaqangalka Go'aankii Trump May 26, 2017
      Maxkamadda sagaalaad ee Racfaanka ee Federaaliga ah ee Mareykanka ee ku taalla magaalaa Richmond ee xarunta gobolka Virginia, ayaa diiday inay xayiraadda ka qaaddo amarkii Madaxweyne Trump ee ka dhanka ahaa dadka ka soo jeeda lix wadan oo Muslim ah in ay soo galaan Mareykanka muddo sadex bilood ah.
    • Tirada Dhimashada Weerarkii Muqdisho oo Korortay May 25, 2017
      Waxaa korortay tirada dadkii ku dhintay qarax shalay ka dhacay meel u dhow dekedda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
    • Somaliland oo Diiday Lacagta Guddiga Abaaraha May 25, 2017
      Somaliland ayaa sheegtay inaanay aqbalayn lacag caawimo ah oo guddida abaaraha ee Soomaaliya ay sheegtay inay Somaliland siinayso. Lacagtaas oo dhan 200,000 oo Doollar, ayaa wasiirka warfaafinta Cismaan Cabdillaahi Saxardiid oo shir-jaraa'id ku qabtay Hargeysa uu sheegay inaanay diyaar u ahayn. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo shirka jaraa' […]
    • Askar Kenyan ah oo Qarax Lagu Dilay May 25, 2017
      Laba askari oo ka mid ah ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa ku dhimatay laba kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii gaari ay wateen ay la qaraxday miino loo dhigay.
    • Somaliland oo Faahfaahisay Heshiiska Saldhiga Berbera May 25, 2017
      Xubno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo shalay la hadlay VOA ayaa ka digay saldhiga milateri ee Somaliland ay siisay dalka Imaaraadka Carabta iyaga oo ku tilmaamay inuu yahay mid halis ku ah midnimada Soomaaliya. Haddaba masuuliyiinta Somaliland oo la hadlay warbaahin kala duwan ayaa faahfaahin ka bixiyey saldhiga milateri ee ay heshiiska kula […]
    • Siilaanyo oo Cafis u Fidiyey Weriye Coldoon May 25, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa cafis ku sii daayay weriye Cabdimaalik Muuse Cooldoon oo Somaliland ay xirtay 15-kii bishii February ee sannadkan 2017, kadib markii uu ka soo laabtay safar uu ku tegey magaalada Muqdisho.
    • Askari ka Tirsanaa NISA oo Dil Toogasho Lagu Fuliyey May 25, 2017
      Maxkamadda ciidamada Soomaaliya ayaa maanta dil-toogasho ah ku fulisay Yuusuf Xasan Maxamed oo ka tirsanaa ciidamada nabad-sugidda Soomaaliya.
    • Dhakhaatiirta Soomaalida ee Minnesota oo Kulan Qabtay May 25, 2017
      Dhakhaatiirta Soomaalida ee ka hawlgala gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa xalay qabtay kulan ay dadka kaga wacyi galinayeen cudurka Jadeecada oo dhawaan lagu arkay gobolkaas, kaas oo caruur Soomaali u badan laga helay.
    • Ciidamada Philippine oo Galay Magaalo ay Haystaan Abu Sayyaf May 25, 2017
      Ciidamada Philippine ayaa maanta galay magaalo la haysto oo ku taalla jasiiradda koonfureed ee Mindanao, si ay halkaas uga nadiifiyaan dagaalyahano Islaami ah oo qabsaday horraantii toddobaadkan.
    • Warbixin: Qaraxyada ka Dhaca Bariga Africa May 25, 2017
      Qaraxyo is daba joogay ayaa dhowrkii dodobaad ee lasoo dhaafay ka dhacay meelo kala duwan oo Somalia iyo Kenya ah, kuwooda ugu badan waxa ay ka dhacayeen magaalada Muqdisho, iyaga oo geystay khasaare dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeedba leh.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xaabsade iyo Aadan Madoobe oo Addis-Ababa Laga Dajiyay iyo Warar Kala Duwan oo Ka Soo Baxaya Sababta


MAdoobe iyo XaabsadeAddis-ababa : kadib markii ay Maalin Ka hor diyaarad gaar ah Magaalada

 

 

Baydhabo ka qaaday Aadan Madoobe iyo Xaabsade oo ahaan jiray

 

 

Hogaamiye Kooxeedyadii ugu tunka Weynaa Gobolada Bay iyo Bakool

 

 

 

Sideed sano  ka hor intii aysan Xukuumadii C/llaahi Yusuf sal dhigan Magaalada Baydhabo Wararka soo baxaya oo kala duwan ayaa sheegaya in ay Xabashida wadaan qorshe ay ku heshiisiinayaan Hogaamiye kooxeedyadii Bay iyo bakool oo aan iyaga

Looga maarmin Abaabulka kicinta iyo dagaalada gudaha labadaas gobol iyo in ay arrimaha kore

 

 

uga dambeeyaan Shariif xasanka Baarlamaanka oo isaga ahaa ninka soo xiray Xiriirkan u

 

 

dambeeyay ee ay Xabashida ku soo gashay Goboladaas iyadoona uu jiro Qorshe kaas ka sii weyn

 

 

oo ah in la abuuro Maamul goboleed loo bixin doono Koonfur galbeed kaasoo laga yaabo in uu gaaro

 

Meelo badan Sida Jubooyinka iyo waliba labada Shabeele Sidaasna ay Ethiopia ku quusiso damaca Kenyaatiga ee ah Jubbaland oo isaga fashil ku dhow 

.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: