• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mahiga iyo Siilaanyo oo kulan Saacado badan qaatay Ku Yeeshay Hargeysa iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen


Siilaanyo-iyo-Augustine-MahigaHargeysa: Augustine Mahiga oo labadii Maalmood ee la soo dhaafay Magaalada

 

 

 

Hargeysa ku joogay Safar dhagaha loo Wada tagayay ayaa maanta kulan

 

 

 

Saacado badan socday la qaatay Madaxweynha Maamulka Somaliland

 

 

Siilaayo kulankan oo aan wax badan Saxaafada laga ogeysiin ayaa la sheegay in uu taabanayay dhinacyo badan oo ka mid yihiin Shirka June ka dhici doona ee ay qeybaha Soomaalida iyo Caalamka ku balansan yihiin ayaa dhinaca kale waxaa la sheegayaa in looga wada hadlay diidmada ay Maamulka Soomaaliland


 

 

Diideen in ay ka qeyb galaan shirkii loo balansanaa in ay la galaan TFG da oo si qaldan loogu soo daray

 

 

Xubno ka socda Maamul goboleedka Puntland wararka ayaa sheegaya in Mas,uuliyiinta Somaliland

 

 

Ay ku adkeysteen diidmadooda ah in ay ka qeyb galaan kulankaas inta wax laga Badalayo qaabka ergada

 

 

Labada waji ku socota dhinaca inta badan bulshada koonfurta Soomaaliya ayaa soo dhoweysay diidmada ay Maamulka Somaliland diideen la kulanka ergo sidaas ku timid     

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: