• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Koox Miino Aaasaysay oo Caawa Ku Aasmay Xaafada KPP ee Degmada Hodan Muqdisho


225Muqdisho – April 21, dhalinyaro lagu Tuhunsan yahay in ay katirsanaayeen 

 

 

Maleeshayada kooxda Al-Shabab ayaa Caawa ku Xasuuqmay miino ay

 

 

Dhigeen goob ku taala Xaafada KPP oo Ka tirsan Degmada Hodan qaraxan oo

 

 

Ay dadk ka ag dhow Xaadahaas aad u maqleen ayaa waxaa ka warbixiyay Taliyaha Hoggaanka baarista dembiyada ee CID Col: C/llaahi Xasan Bariise oo isla caawa Saxaafada la hadlay

Bariise ayaa sheegay in falkan ay ka dambeeyeen Seddex ka mid ah Maleeshiyaadka

 

 

kooxda Al-Shabaab oo waday Miino ay ku aasi lahaayeen meel ku dhow guri uu leeyahay qof

 

 

Mas,uul ah oo uusan magaciisa sheegin  halkaasoo ay miinadii ku qaraxday Sadaxda nin ee waday

 

 

qaraxana ay soo gaareen dhaawacyo aad u xun xun oo midkood ay kaba dhaceen labada indhood

 

 

waa sida uu hadalka u dhigaye hadana ay gacanta ugu jiraan Boliska oo ku haya meel lagu daaweynaya

 

 

Ma ahan markii u horeysay ee sidan oo kale ay miino la kacdo kuwii aasayay iyadoona inta badan ay

 

Noqdaan dhalinyaro aad u yar yar oo la soo siiyay wax yar oo dhaqaala aduunya ah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: