• RSS Somali VOA

    • Idaacadda Subaxnimo December 14, 2017
      Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.
    • Qubanaha VOA, Dec 14, 2017 December 13, 2017
    • Man City oo La Gaari La,yahay  December 13, 2017
      Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City.
    • Milan oo Tiigsatay Sideed Dhamaadka Coppa Italia December 13, 2017
      Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona.
    • Real Madrid oo Gaartay Finalka Koobka Qaaradaha December 13, 2017
      Kooxda Real Madrid ayaa gaartay finalka koobka Naadiyada Aduunka, kadib marki ay xalay 2-1 ku garaacday kooxda Al Jazira ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
    • Ururka Islaamka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimadda Falastiin December 13, 2017
      Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa lagu soo gababeeyey shir madaxeedka waddamada Islaamka, kaas oo magaalada Qudus ay madaxdii shirka ka qeyb gashay ugu aqoonsadeen magaalo madaxda mustaqbalka ee Falastiin
    • Somaliland: M. Biixii oo loo Dhaariyey Xilka Madaxtinimo December 13, 2017
      Madaxweynahii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ku warejiyay madaxweeynaha la doortay Muuse Biixii Cabdi oo maanta xilkaasi loo dhaariyay.
    • Dhageyso Shirka Turkiga December 13, 2017
    • Dhageyso Dhaarinta Somaliland December 13, 2017
    • Dhageyso Miisaaniyadda Somalia December 13, 2017
    • Dhageyso Duqeynta Buuleburte December 13, 2017
    • Idaacadda Fiidnimo December 13, 2017
      Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
    • Idaacadda Habeenimo December 13, 2017
      Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
    • Idaacadda Galabnimo December 13, 2017
      Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.
    • Duqeyn Cirka ah oo ka Dhacday Buula-Burte December 13, 2017
      Duqeynta ayaa ka dhacday meel ku dhow degmada Buula-Burte oo lagu magacaabo Wardhiinle, iyada oo saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka ay aamisan yihiin in duqeynta lagu bartimaameedsaday saldhig cusub oo degaanka ay Alshabab ka sameysteen.
    • Somalia: Baarlamaanka oo Miisaaniyadda 2018 Ansixiyey December 13, 2017
      Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyadda dawladda ee sannadkan soo socda oo la sheegay inay dhan tahay in ka badan 274 milyan oo dollar.
    • Idaacadda Duhurnimo December 13, 2017
      Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.
    • Ciyaaraha iyo Siyaasadda December 13, 2017
    • Ciyaaraha Maamul Gobolleedyada Dalka Mala Siyasaddeeyey? December 13, 2017
      Dhowr casho oo magaalada Muqdisho ay ka socdaan ciyaaraha gobollada dalka ayaa waxaa ka qeybgaley madaxda maamul gobolleedyada dalka ee dhalinyarada ciyaareyso laga soo kala xuley iyo sdioo kale xildhibaanada labada golle ee baarlmaanka ku jiro ee goboladaasi laga soo doorto. Taasi oo keentey in dadka qaar kood ay u arkaan in ciyaaraha ay uga qeybgalayeen si […]
    • Doug Jones oo ku Guuleystey Doorashada Senator-nimada Alabama December 13, 2017
      Doug Jones, musharaxi xisbiga Dimuquraadiga ayaa ku guuleystey doorashadi kursiga senat-ka Mareykanka ee gobolka Alabama. In kasta oo siyaasadda gobolku ay u janjeerto dhanka midige, hadana codbixiyeyaasha ayaa Doug Jones ka doorbidey Roy Moore oo Jamhuuri ah. Guushan ayaa ka dhigan marka sanadka cusub la dhaariyo Doug Jones, in aqalka Senate-ka ee ay hada k […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qaraxii National Theater oo Eediisa La Wada Saaray ilaalada & Xafiiska R/wasaaraha Kadib Markii Ay iskala Weynaadeen Dhamaan Hey,addaha Amaanka


610x Muqdisho: Kadib qaraxii lagu Go,ay ee maalin ka hor ka dhacay

 

 

 

Tiyaataka Qaranka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxya

 

 

 

Eedo kala duwan oo loo jeedinayo Dhinacyo kala duwan iyadoona

 

 

 

Dadkii goobta yimid kuwii wax noqday iyo kuwii badbaadayba ay Cadeeyeen in la baarayay dadka kuwooda aan xataa baarida u baahneyn sida Xildhibaanada iyo Mas,uuliyiinta dowlada ka tirsan sidaasoo dadkana ay u muqanaysay in goobta Amaankeeda si weyn loo sugay ayna wax ka dhici doonin ayaa hadana

waxaa dhacday in ugu dambeyn gabar raran ay soo dhex fadhiisato dadka waliba Safka hore oo ay aheyd

 

 

Meesha sida ugu weyn loo ilaalin lahaa hadaba dadka badankiis waxay is lahaayeen waxaa jirta

 

 

Tayo xumo Ciidanka haysata ama tababar la,aan laakiin waxaa soo baxay wax ka Daran taas oo ah

 

 

Musuq Maasuq iyo kalsooni daro ka dhex jirta Maamulka TFG da tusaalaha ugu Gaaban waxa uu yahay in

 

 

Sarkaal kasta Xildhibaan kasta Wasiir kasta oo dowlada ka tirsan uu leeyahay Ciidanka gaarka ah in kastoo

 

 

Hadana dharka Ciidanka Dowalda ay wada gashan yihiin sidaas darteedna aanay jirin wax si guud la isugu yiamaado

 

 

Arinkaasoo soo baxday kadib markii ay Taliska Ciidanka Booliska Kan Nabad Sugida iyo guud ahaan

 

 

Wasaarda Arrimaha Guddaha shaaciyeen in loo diiday in ay Si dowladnimo ah u maaluaan Munaasabada

 

 

iyadoona ay Amaanka goobta isku koobeen Ciidanka u gaarka ah R/wasaaraha   arinkaas ayaana loo

 

 

Aaneynayaa in ay ku dhacday dhacdadii ay dad badan oo Masaakiin ah ku haligmeen kuwana ay ku naafoobeen

.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: