• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qeybihii u dambeeyay Ee Degmada Dayniile oo Maanta Laga Fara Maroojiyay Kooxda Al-Shabaab


Cidmad-AmasomMuqdisho: Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho  oo ay Saaka

 

 

 

Howl galo Ciidan ka socdeen ayaa Sheegaya in goobihii u dambeeyay

 

 

 

Ee ay kooxda Al-qaacidada Soomaaliya kaga sugnaayeen

 

 

Deegaanka dayniile laga saaray ayna Ciidanka AMISOM iyo kuwo dowlada ah ku sugan yihiin Isbitaalka Dayniile iyo Airporkii Macamalka ahaa ee isla degmadaas


Taliyaha Guutada labaad ee Ciidamada xooga dalka Korneel Maxamed Maxamuud Saney oo

 

 

Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in ay Ciidamadoodu la wareegeen Isbitaalkii Dayniile,

 

 

Garoonkii diyaaradaha Xaruntii Degmada Dayniile iyo waliba gurigii Maxamed Qanyare oo

 

 

Saldhig u ahaa Shabaabkii u dambeeyay ee Muqdisho laga saaro deegaan ay gacanta ku hayaan

 

 

in kastoo aan wali la haynin warar ka madax banaan sheegshadan ayaa hadii ay Rumowdo

 

 

Waxay noqon doontaa in TFG ay si buuxdo u sheego guul Muqdisho oo dhan ah dhinaca kalena

 

 

Waxaa jira warar sheegaya in saacadaha soo socda lagu wajahan yahay Magaalada

 

 

Afgooye iyo goobaha loo barakacay oo ka sokeeya Magaalada Kooxdan oo awalba sii liicday

 

 

Ayay Shacabka soomaaliyeed si buuxda uga rajo dhigeen kadib markii ay shaacisay in

 

 

Ay ku biirtay Al-Qaacida oo Taaliibaankii Afgaanistaan ku biiri waayeen wax ka badan toban sano iyagoo waliba iska bar bar dagaalama

25_MAR_2012%20copy

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: