• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Muqdisho oo Maanta Ku Balansan Banaan-bax Looga Soo Ho-jeedo Mahiga iyo Dastuurkiisa


mahiga2Muqdisho :iyadoo ay marba Marka ka sii dambeysa sii

 

 

 

Badanaysay Naceybka loo qabo Mahiga oo si buuxda ula

 

 

 

Wareegay Madaxbanaanidii Siyaasadeed ee Somaliya tan iyo

 

 

Wixii ka dambeeyay Kulankii Kampala ee Caanka ku noqday Rididii Xukuumada Farmaajo iyo Road Map ka ayaa waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku Madlan Mudaaharaad mudo la soo qaban qaabinayay kaasoo ay ka qeyb gali doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada kaasoo dhici doona


Salaada Jimcaha kadib waxaase si weynuga soo horjeestay Hey,addaha Nabad gelyada

 

 

TFG da oo iyaga laga hagayo Xafiiska Mahiga oo u soo dagay Xalane in kastoo aý Mudaaharaadkan

 

 

 

Dabada ka riixayaan dhinacyo taageero fiican ku leh Bulshada Muqdisho ku nool ayna ka mid yihiin

 

 

Ururo Islaami ah sida Aalla Sheekh oo ay Xurguf dhex taalo Madaxweyne Mahiga Baarlamaanka

 

 

Fadhiidka ah iyo ururo bulsho ayaa hadana waxaa isla saaka soo baxay war qoraal ah oo  ka soo

 

 

wada baxay Hey,ddaha Nabad Sugida Booliska Arimaha Gudaha taasoo lagu sheegay in aan la qaban karin Mudaaharaad walise lama oga halka ay wax mari doonaan  

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: