• RSS Somali VOA

    • Senator Smith: Sharciga TPS Mudada Haloo Kordhiyo July 19, 2018
      Senator Tina Smith oo ka soo jeeda gobolka Minnesota iyo 21 senator oo kale ayaa maamulka Madaxweyne Trump u diray warqad ay ku dalbanayaan in mudada loo kordhiyo sharcigan TPS ee ay Soomaalidu ku joogaan Maraykanka oo maanta la filayo in maamulku uu go'aan ka soo saaro.
    • Soomaaliya oo ku biirtay ururka COMESA July 19, 2018
      Wararka ka imanaya dalka Zambia ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu ansixiyey xubinnada Soomaaliya ee ururka baayacmushtarka ee Bariga iyo Koonfurta Afrika.
    • Al-Shabaab oo afduubatay odoyaal July 19, 2018
      Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyada ururka Al-Shabab ay afduubeen laba ka mid ah odayaasha tuulooyin u dhow magaalada Luuq ee gobolka.
    • Muqdisho: Askar xabsi lagu xukumay July 19, 2018
      Maxkamadda milatariga Soomaaliya ayaa min shan sano oo xarig ah ku xukuntay 18 askari oo ka mid ah guutada 14-ka October ee ciidamada xoogga. Askartan ayaa waxaa lagu soo eedeeyey abaabul qabiil ku salaysan iyo amar diiddo. Warbixintan waxaa magaalada Muqdishu nooga soo dirtay Seynab Abuukar.  
    • Puntland: Tahriibayaal lagu celinayo Ethiopia July 19, 2018
      Tahriibayaal tiradoodu dhan tahay 229 qof oo kasoo jeeda dalka Ethiopia, ayaa codsi ah in dib loogu celiyo wadankoodii waxa ay ka dalbadeen hay’adaha qaabilsan daryeelka muhaajiriinta. Arrintan ayaa timid kadib marki safarkoodi tahriibta ay kala kulmeen caqabado farabadan o aysan horey ugu talagalin. Agaasimaha Hay’ada Daryeelka Muhaajiriinta Puntland Maxamu […]
    • Go'aan laga filayo sharciga TPS ee Soomaalida July 19, 2018
      Maamulka Trump ayaa maanta go’aan ka gaaraya in waqtiga lagu kordhiyo iyo in kale sharciga TPS oo ah sharciga KMG ah ee qaxootiga Soomaaliduay ku joogaan Maraykanka. Senator Tina Smith ayaa maamulka ka codsatay in sharciga TPS mudada loo kordhiyo.
    • Israel oo laga dhigay "Dal Yahuudeed" July 19, 2018
      Baarlamanka Israel ayaa maanta ansixiyey sharci muran badan dhaliyey oo dhigaya in kaliya dadka Yahuudda ee Israel ay leeyihiin xuquuqda go’aan ka gaaris ee dalka, islamarkaana dhiiri-gelinaya deegaanada Yahuudda.
    • Mucaaradka Syria oo isku dhiibay Koonfurta July 19, 2018
      Mucaaradka dalka Syria ayaa ogolaaday inay dowladda ku wareejiyaan deegaanada ku yaalla koonfurta galbeed ee dalkaas, ee ku dhow buuraha Israel ay haystao ee Golan Heights.
    • Maxkamad ku taalla Turkiga oo diiday sii deynta nin Mareykan ah July 19, 2018
      Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa amartay in xabsiga lagu sii hayo Andrew Brunson oo ah nin u dhashay dalka Mareykanka oo ay dowladda Turkiga ku eedeysay argagixisanimo.
    • Qubanaha VOA, Jul. 19, 2018 July 18, 2018
    • Faysal Waraabe iyo Shirkii Brussles July 18, 2018
      Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo ka qeybgalay shirki dhinacyada Soomaalida iyo beesha caalamka ugu soo gaba gaboobay Magaalada Brussles ayaa la hadlay VOA.
    • Haweenka Iyo Qoyska: Hooyo Maraykan ah oo Caruur u Dhashay Wiil Soomaali ah oo La Musaafuriyay July 18, 2018
      Barnaamika Haweenka iyo qoyska ee toddobaadka waxaan ku soo qaadaneynaa wareysi ku saabsan dareenka hooyo maraykan ah oo carruur u dhashay wiil Soomaaliyeed oo dhowr bilood ka hor laga musaafiryay dalka Maraykanka.
    • Abiy oo ciidan u diray Soomaalida iyo Oromada July 18, 2018
      Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa amray in ciidamada ka socda dawladda federalka oo military iyo booliisba iskugu jira la geeyo deegaanada ay dagaaladu ka socdaan ee gobolada Oromada, Soomaalida, iyo Umadaha Koonfureed.
    • Dowladda oo loogu baaqay inay furto jidadka Muqdisho July 18, 2018
      Dowladda Soomaaliya ayaa loogu baaqay in ay furto wadooyinka magaalada Muqdisho ee xilligan xiran.
    • Trump oo beddelay hadalkii Helsinki July 18, 2018
      Madaxweyne Trump ayaa yiri isaga oo wariyeyaasha kula hadlaya Aqalka Cad “Waxaan ogolaaday gunaanadkii ay bulshadeena sirdoonku ka gaartay in Ruushku uu faraha la galay doorashadii 2016-kii."
    • Dad Soomaali ah oo lagu xiray Masar July 18, 2018
      Ciidamada amaanka dalka Masar ayaa lix qof oo Soomaali ah habeenki xalay ahaa ka qabqabtay xaafadda ay Soomaalida ku badantahay ee Caashir oo ka tirsan degmada Nasri City ee magaalada Qahira.
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 429-aad July 18, 2018
      Dhagaystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, oo uu soo jeedinayo Axmed Faarax Cali (Idaajaa). Qeybtanna waa qeybtii 429-aad.​    
    • Suuriyiin gabbaad weydiistay ciidanka Israel July 18, 2018
      Tobneeyo ruux oo u dhashay dalka Suuriya ayaa Talaadadi Shalay aad ugu dhawaaday dhulka ay Israel heysato ee buuraleyda Golan Heights si ay u weydiistaan meel ay kaga gabbadaan duqeymaha dhinaca cirka ah ee kaga imanaya diyaaradaha dagaalka ee Suuriya iyo Ruushka.
    • Dab fara ba'an ku haya dalka Sweden July 18, 2018
      Shaqaalaha dab damiska dalka Sweden ayaa tan iyo marki uu billowday xilliga xagaaga ama kuleylaha la tacaalaya dab xoogan oo ka socda meelo kala duwan oo dalkaasi ah.
    • War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Brussels July 17, 2018
      Magaalada Brussels waxa lagu soo gaba gabeeyay shirkii arrimaha Soomaaliya looga hadlayay, ee ay ka qeyb galeen xubno kala gaddisan oo caalamka ka socda, dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, maamul goboleedyada iyo ururada bulshada rayidka ah
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

10 Responses

  1. amin mawaxad ka hadhay reer la xasuuqay ciil majeerten iyo hawye ayaad u dhiman laangab yahow

    • Asc sxb amin markad aragto bulsho wa dad xun fiican iyo dad xun marka adigo an ka rali gelineyno dadka xun waxa ka jirn dalka wad aragta e walal haka dalin qabka wanagsan e ad u tuseyso dadkaga thxs

  2. Asc runti amiin aad iyo aad ayaan kuugu qanacsanahay hadii aan nahay shacabka waxaad na soo ban dhigtaa waxyaabaha uurka nooga jiro waxaan kudhihailahaa wadani wadani wadaani haka joojin inta aad kadhimato baal dahab ah ayaad taarikhda ku leedahay ku xooladhaqatada eegela ku caqliga ah warkooda dgag ha udhigin beysaani ayaa ku taagersan fiffa amiin foorsa amiin nooloow

  3. Aminarts waxaa la dhihi karaa waa dhexdhexadka shacabka somaluyed wixii khaldan ma dhaafo marka haday dowllad haday dhalato abal marin wayn buu la siinaya

  4. Waad mahadsantihn sida ad nogu diyariden ama ad wax walbo nogu qanciday waliga jir oo na wehli amiinarts abal ayan ku heynaa

  5. amiin waxaad moodaa in ay ayaamahaan ku soo gaaratay xoogaa laaluush ah wayadii hore waxaad aheed qof ka hadla wadciga markaas jira ama ay shacabka wax u arkaan laakiin ayaamahaan danbe waxaad u badatay in aad hal dhinac wax ka sheegto iyo in aad amaanto shaqsiyaad aan ku naqaano in ay yihiin dad qabiil uu lafaha ka galay sida tarsan oo kale xasuuso waaguu asmara joogay iyo farmaajo oo aan ogahay in uu saaxiibkaa yahay ana aan ogahay waxa uu galo iyo waxa uu gudo dadka maanta kuuma ay arkaan sidii hore oo waxey kaa dhadhamiyeen in ay ku saleysan tahay ama ayba tahay in aad neceb tahay qabiilada soomaaliyeed qaarkood qaar kalena aad amaanto ma loo baahna in uu fox kaagu saaraado qabiilo qaas ah amiin noqo nin dhex dhexaat ah waa iga waano

  6. Amiin waa ku salaamay , salaan ba’disheey iin daashooy ,adi mey etaa lankoo oo eebe soo diray , haka daalin run ka sheegidda qolyaha siyaasadda ka famay khaladka, waa dhowdahay xilliga aad heleeyso out-putka halku dhiygyadaaada.

  7. Dhabtii waa farshaxano sida ugu wanagsan uguna tarjumayo xaqiqda si qoto dheer,runti waxa dhab ah in sawirada kore ey yihiin kuwo sida ey muqdan kuwo laga matalay ey u dhaqmaan sida oxisteen mahiega,

  8. asc god lucky become somalı country good place

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: